Soomaaliya Oo Ku Guulaysatay Koobka Musuqmaasuqa Aduunka (Fallanqaynta Siyaasi Caalim Saamaynta DFS )

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Somalia Corruption number 1
Sawirka kore waa kilib yar oo ay bogooda hore dhigeen Hay’adda Daahfurnaanta (Transparency International), oo kaallinta koobaad musuqmaasuq aduunka ka gallisay Soomaaliya.

Halkaan kasoo rogo Soomaaliya oo kaallinta koobbaad ka gashay Musuqmaasuqa aduunka Transparency International index

Dhanka kalena Caalam ayaa isla shalay subax bogiisa facebuuk ku fallanqeeyay saamaynta xukuumadda Soomaaliya isla arrinkaas.