Sweden Oo Maalgalinaysa Soomaaliya iyadoo Umaraysa Soomaalida Swidish-Somaliga ah (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Sida aan marar badan warbaahinta Puntlandobserver horey ugu faafinay dalka Sweden wuxuu ka midyahay dalalka ugu xadaarisan dunida marwalbana dhanka wanaagga ka abaaraha arrimaha.

Swedem ayaa hadda siinayasa fursado Soomaalida sweden ku nool, si ay markaas u maal gashadaan Soomaaliya.

Hay’adda arrimaha Horumarinta sweden u qaabilsan ee Sida ayaa siin doonta qofkii Soomaaliya maalgashi ka samaysanaya lacag gaaraysa illaa 23 kunoo doolar, iyo 4 kun oo doolar oo la siinayo xiliga uu baaritaanka soo samaynayo.
waana in uu qofku leeyahay shirkad sweden ka diinwaangashan.

Dhegeyso warkaas

http://www.puntlandobserver.com/xadaaradda-sweden-maxay-soomaalidu-kaga-dayan-karaan-maqaal-kooban/