Warbixnadii Suxufi Coldoon ee Aan PuntlandObserver ku daabacnay Dib U Jalleeec

Filed under: Important News,Wararka |

Suxufi Coldoon ayaa waxaa lagu xiray erayo uu ku cabiray fikirkiisa, balse suxufi coldoon ayaa ahaa nin ay ku dheertahay difaacidda beesha uu kasoo jeedo hadday noqon lahayd difaacid qadiyadeed ama taageerid dadka danyartaa hadaba linkigaan kilig garee si aad qaar kamida qormooyinkii coldoon u daalacato kadibna u qaymayso ninka uu ahaa coldoon iyo qolada xirtay xigmad yaridooda

 

Warbixin Dhameystiran Dadkii Lagu Xasuuqay Jaamac Dubad ee Ka tirsan Degmada Gaashaamo ee DDSI Sidee Buu U Dhacay Xasuuqaas