Xaliimo Yarey Ma U Qalantay In Loo Doorto Gudoomiyihii Doorashayoonika Qaranka 2012 iyo 2016, Daawo Waraysigan

Filed under: Important News,Wararka |

Xaliima Yarey ayaa ahayd Gudoomihii Doorashooyinka DFS ee 2012 iyo Marlabaad hadana 2016 iyo Waliba Gudoomihii doorashooyinka ee Galmudug.

Waxaana cad in kooxda Damjadiid ay 3-da jeerba iyagu u xusheen in ay usoo xusho xildhibaanadii dooranlahaa hogaamiye Damjadiid oo talada qabta.

Akhir warbixin aan ku daabacnay P/O
Gudigii Doorashooyinka kooxda DamJadiid oo Gudoomiye u doortay Xaliimo YareY Fadeexaddii abid ugu waynayd (Falanqayn)

Hadaba Daahir Calasow ayaa su’aalo kooban waydiiyay xaliima yaray, marka markaad daawato adigu iswaydii, Xaliima yarey ma leedahay kartida ay ku qaaddo masuuliyad qaran oo la doonayo in lagu daweeye umad kalsoonideedii rubuc qarni kala dhantaalatay, kooxdii xaliima Yaray masuuliyadaas u dhiibtay ma in ay booga dhayaan bay doonayeen si kalsooni qaran loo helo mise in ay kalsoonidi god kusii ridaan.

One Response to Xaliimo Yarey Ma U Qalantay In Loo Doorto Gudoomiyihii Doorashayoonika Qaranka 2012 iyo 2016, Daawo Waraysigan

  1. Pingback: Xaliimo Yarey Ma U Qalantay In Loo Doorto Gudoomiyihii Doorashayoonika Qaranka 2012 iyo 2016, Daawo Waraysigan - Daily Somalia Report