Xasan Sheikh Oo 40 million OO Xujayda Soomaalida Laga Dhaco Doorashada Ku galaya iyo Warbixin aan Horay Ugu Daabacnay P/O Oo Rumowday

Filed under: Important News,Wararka |

Hadda ka hor ayaan ku daabacnay Puntlandobserver sida dadka masaakiintaa ee Soomaalidaa ee xajka u socda loo dhaco, innagoo aan markaas hayn warbixin rasmiya cidda dhacda.
Akhri Warbixintaas.

Xaqdarada dadka Xajka U socda lagu sameeyo iyo sida dadka masaakiintaa loo dhaco (Warbixin)

Hadaba wargayska Puntlandi ayaa soo daabacay warbixin ka sheekaynaysa in Shirkadda Jubba-airays ay qandaraaska xujayda Soomaalida ay markaas soo qaadato oo sanadkiiba qandaraas ku qaadata illaa 8000 oo xujay soomaaliya oo markaas ay ku jiraan macaa Fiisayaashii dal ku gal.

Waxayna calaa qof ka qaadaan 4000$, markoo la isku dhuftana waa lacag dhan 40 million oo doolar, waxaana wararku sheegayaan in lacagtaas qayb ka mida lagu laaluusho Xasan Sheekh oo la sheegayo in uu sanadkaan doorashada ku gali doono.

Hadaba halkaan ka akhri warbixinta Puntlandi.

2 Responses to Xasan Sheikh Oo 40 million OO Xujayda Soomaalida Laga Dhaco Doorashada Ku galaya iyo Warbixin aan Horay Ugu Daabacnay P/O Oo Rumowday

  1. Pingback: Xasan Sheikh Oo 40 million OO Xujayda Soomaalida Laga Dhaco Doorashada Ku galaya iyo Warbixin aan Horay Ugu Daabacnay P/O Oo Rumowday - Daily Somalia Report