Xildhibaan Muhiadin Hersi Oo Kamid Noqday Xildhibaanada Caasimadda labbaad ee Finland Turku Oo Waraysi Siiyay Tv-ga Puntland

Filed under: Important News,Wararka |

Xildhibaan Muxiyadiin Xirsi oo ka mid ahaa Soomaalidii Finland soo gallay 1990 ayaa wuxuu habbeen hore kusoo baxay tartankii Golaha deegaanka degmada Turku, wuxuuna hellay codad aad u baddan.
Muxiyadiin ayaa ka tirsan xisbiga ugu bidixsan ee la yiraahdo Vasemisto, oo micnaheedu yahay Bidixda.
Hoos ka daawo waraysiga.

Finland: Doorashooyinkii Degmooyinka Finland Oo Ay Soomaali Badan Ka Midnoqdeen Xildhibaanada Degmooyinka Akhri Magacyada Xildhibaanada Soomaalidaa ee Guullaystay