Home » Search results for: “DASTUURKA”

Warbixin Shirkii Dastuurka Somalia Iyo Raysalwasaare Khayre Oo ka hadlay Muhiimadda Awoodaha Oo Dastuurka Lagu kala Qeexo

Comments Off on Warbixin Shirkii Dastuurka Somalia Iyo Raysalwasaare Khayre Oo ka hadlay Muhiimadda Awoodaha Oo Dastuurka Lagu kala Qeexo
Continue reading …

Awoodaha Madaxweynaha Iyo Raysalwasaaraha ee Dastuurka DFS

Comments Off on Awoodaha Madaxweynaha Iyo Raysalwasaaraha ee Dastuurka DFS

Hoos ka eeg qoraal ku saabsan Awoodaha Madaxweynaha Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha oo aan P/O ku daabacnay 2014 mar ay dalka qasayeen kooxihii Damuljadiid. Wali Soomaali muran kama dhamaanayaan illaa aakhiro. Markasta oo ruuxa soomaaligaa lagu sharfo oo lagu aamino masiirka 14-ka million ee Soomaalidaa, illaahay amarki midkastaa wixii lagu aamino ayuu u qaadanayaa wax uu […]

Continue reading …

Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Comments Off on Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Waa qoraal aan Puntlandobserver ku daabacnay xilli uu Xasan Sh Doonayay in uu kororsado xukunka. Hadana wararka suuqa ku jira ayaa sheegaya in  Madaxwayne Gaas uu naawilayo in waqtiga loo kordhiyo, arrinkaas oo ay dabeecad u tahay siyaasiyiinta Soomaalida. Madaxwayne Gaas ayaa hal cod kaga guullaystay Madaxwayne Faroole oo markaas sii samaystay dastuur ay ku […]

Continue reading …

Finland:Gudoomiye Ku Xigeenka Dfs Aqalka Sare Mowliid Guhaad Oo Jaaliyadda Soomaalida Finland Uga Warbixiyay Muhiimadda Dastuurka Soomaaliya uu U Leeyahay Qawmiyadda Soomaalida (Sawirro)

Comments Off on Finland:Gudoomiye Ku Xigeenka Dfs Aqalka Sare Mowliid Guhaad Oo Jaaliyadda Soomaalida Finland Uga Warbixiyay Muhiimadda Dastuurka Soomaaliya uu U Leeyahay Qawmiyadda Soomaalida (Sawirro)
Continue reading …
Continue reading …

Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid, Ma Lacag baa la raadinayay Mise Dokuminti Dastuurka La Xiriira??

Comments Off on Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid, Ma Lacag baa la raadinayay Mise Dokuminti Dastuurka La Xiriira??

Dhammaan dadka indheergaradkaa ayaa illaa hadda waxay fahmi la’yihiin ujeedada ka danbaysay in guriga Cabdiqaybdiid ay weeraraan oo baaritaan ku sameeyaan ciidamo isugu jira, kuwa imaaraadku tababaray iyo kuwa Nisa, oo aynan cadayn cidda soo amartay. Hase yeeshee dadka qaar baa waxay durba leeyihiin, waxaa la raadinayay lacag malaayiina oo la sheegay in ay dalal […]

Continue reading …

Xildhibaan Soo Jeediyay In Aan Arrimaha Dastuurka wax go’aana laga gaari karrin inta arrinka Somaliland xal loo helayo

Comments Off on Xildhibaan Soo Jeediyay In Aan Arrimaha Dastuurka wax go’aana laga gaari karrin inta arrinka Somaliland xal loo helayo
Continue reading …

Cajiib: Shir Looga Hadlayo Arrimaha Federaalka Iyo Dastuurka Soomaaliya Oo Addisabab Ka Furmay

Comments Off on Cajiib: Shir Looga Hadlayo Arrimaha Federaalka Iyo Dastuurka Soomaaliya Oo Addisabab Ka Furmay

Waxaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka furmay Shir looga hadlaayo arrimaha Federaalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka socda maamul goboleedyadda dalka ka jira sida Wasiiradda Arrimaha Gudaha. Waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Shirka Wasiiradda Dastuurka dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya. Waxaa Shirkaan si weyn diirada loogu saaraya Arrimaha […]

Continue reading …

Dastuurka Puntland Iyo AWOODAHA IYO MAS’UULIYADAHA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA

Comments Off on Dastuurka Puntland Iyo AWOODAHA IYO MAS’UULIYADAHA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA

Iyadoo maalintii shalay uu Madaxwayne ku xigeenka Puntland Camey shaqadii ka joojiyay Taliayaha Booliska Puntland Ereg. Hadaba hoos ka eeg dastuurka Puntland awoodaha Madaxwayne ku xigeenka. Qodobka 81aad AWOODAHA IYO MAS’UULIYADAHA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA 1. Madaxweyne Ku-Xigeenku wuxuu qabtaa xilalka Madaxweynaha marka uu dalka ka maqan yahay, ama uusan si ku meelgaar ah xilkiisa u gudan […]

Continue reading …

Doowo Dood Culus oo Xildhibaanadu Kaga Doodayeen Mooshinkii Wasiirka Dastuurka Xoosh

Comments Off on Doowo Dood Culus oo Xildhibaanadu Kaga Doodayeen Mooshinkii Wasiirka Dastuurka Xoosh

Doodda ayaa ku saabsanayd mooshin ay keeneen 10 xildhibaan 26.7 kaasi oo daarnaa eray uu wasiir xoosh kusoo qoray twiterkiisa, waxaana loo yeeray xoosh in uu baarlamaanka ku horyimaado muddo laba casho gudaheed, balse xoosh ayaa cudurdaartay oo sheegay in uu xanuunsanyahay, oo la siiyo waqti illaa 11.8. Waxaase aad looga doodday in la sugo […]

Continue reading …
Page 1 of 39123Next ›Last »