Home » Search results for: “Saxardiid kilwe”

Halkaan ka daalaco qormooyinkii hore ee Qoraaga caankaa Saxardiid Kilwe Waayadan dambe mareegaha somalida, baraha xiriirka bulshada iyo fadhi ku dirirada daweynuhu ku falanqeeyaan siyaasadaba waxa kusoo badanayay dhaliilo loo jeedinayo madaxweynaha Puntland Dr. C/weli M. A. (Gas), Kaasoo lagu eedaynayo gudoon jilicsan. Hadaba anoon gudagalin faahfaahinta eedaymahaas, isla markaana garsoore ka noqon ka gungaarida […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe:GAAS DOORANAYE ALLOW OLOL KA DHAWR

Comments Off on Saxardiid Kilwe:GAAS DOORANAYE ALLOW OLOL KA DHAWR

Isbedelkii aan rabniyo ulajedadii Aqbashaye Allow gusha no adkee Intaad oofsatiyo kuwa eega talin Isim duuble iyo oday daacadaba Arbayaal isxigay kii amanka sugay Ishiisaa senteri nagu eegayiyo Dhalin aaddan iyo ururtii haween Ayar socod wadad lagu amin qabo Umadan wanaag uba kala harayn Adaa noo dhashoo eebow nalehe Weli maan ebyine aamiin ducada Puntland […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe:SOO DHICINTA SAAMIGII HAWEENKA LAGA SAYNSAABAY!

Comments Off on Saxardiid Kilwe:SOO DHICINTA SAAMIGII HAWEENKA LAGA SAYNSAABAY!

SOO DHICINTA SAAMIGII HAWEENKA LAGA SAYNSAABAY! Islamic Development Bank ama Bangiga Horumarinta Islamka ee xaruntiisu tahay Jeddah, Saudi Arabia, ayaa mar sii horreysay shaqada ka eryay haweenaydii kali ahayd ee shaqaalihiisa kor u dhaafayey xilligaas 2000 oo qof. Arrintaasi waxay aad uga caraysay kooxaha u ololeeya xuquqda dumarka oo dhaleecayn iyo dacwado ku harqiyay warbahinta […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe: Hambalyo Isbedel Doonka Puntland

Comments Off on Saxardiid Kilwe: Hambalyo Isbedel Doonka Puntland

Inkastoo ay farxadaydu ii dhamaystirnan lahayd hadan arki lahaa hablaheenii oo manta nala damaashaadaya iyagoon dib u gocanayn xubnahoodii la duudsiyay. (qormada xigta ayan ku eegi doona arrinkas). Waxan halka uga hambalyaynaya shacabka PL guusha manta uso hoyatay, kadib markii si aad uga fog sidii nacabkoodu jeclaa oo nabad gelyo ah, ilbaxnimo ah, madaniyad iyo […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe: MURASHAX INA DILAYA IYO MID INA NOOLAYNAYA!

Comments Off on Saxardiid Kilwe: MURASHAX INA DILAYA IYO MID INA NOOLAYNAYA!

Doorashadii ugu horeysey ee Puntland, ayaa nin murashxiinta ka mid ahaa wuxuu ku sheegay ololahiisa doorashada “HADDII LA IDOORTO, WAXAAN DHISIN 30 SCHOOL; 30 HOSPITAL; TUULO KASTA CEEL BAAN KA QODIN; JIDADKA PUNTLAND OO DHAN WAA HAGAAJIN, WAANA ISKU XIRAN; 6 AIRPORT AYAAN DHISIN; 5 DEKEDOOD AYAAN DHISIN iyo ballan qaadyo kale oo fara badan”. […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe: GUUL PUNTLND GUUL

Comments Off on Saxardiid Kilwe: GUUL PUNTLND GUUL

Afeef: Maqaalkan uu nala wadaagay Indheer-garad Puntlandi asala, Saxardiid Kilwe ssaxardiid@gmail.com markii lagu dhawaaqay Xildhibaanadda sababo farsamo awgeed markiiba lama daabicin, laakiin saacado un kadib ku dhawaaqidii xildhibaandda Puntland ayuu nalasoo wadaagay Saxardiid Kilwe Markii la eego qaabkii loo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka xildhibanada oo ahaa tallaabo hal dhinac qaaday. Markii la tixgeliyo faragelinta joogtada […]

Continue reading …

Saxardiid Kilwe: PUNTLAND LABADA U HESHIISAY MAAHEE MIYAAN HALYEEY KALE JOOGIN

Comments Off on Saxardiid Kilwe: PUNTLAND LABADA U HESHIISAY MAAHEE MIYAAN HALYEEY KALE JOOGIN
Continue reading …

Saxardiid Kilwe: Ismaandhaafka Doorashooyinka Puntland “CILLAD IYO CILLAD-BIXIN”

Comments Off on Saxardiid Kilwe: Ismaandhaafka Doorashooyinka Puntland “CILLAD IYO CILLAD-BIXIN”

Qoraaga Saxardiid Kilwe ayaa Puntland-observer toos ugu soo diray Maqaalkan Xigmadda baddan. Doorashoyinkii ay so martay Puntland waxay ahayeen “one round one vote” oo macnaheedu yahay wareegiiba cod. Yacni codeeyuhu wuxu leeyahay fursado mid ka badan oo uu ugu codeyn karo 3da wareeg murashixiin kala duwan isla goobta codaynta. Taaso ka duwan nooca kale ee […]

Continue reading …

C/SAMAAD GALLAN WA KUMA (Warbixin cadaynaysa xiriirka uu lalahaa ururka Alshabaab markii uu Ugandha deganaa)

Comments Off on C/SAMAAD GALLAN WA KUMA (Warbixin cadaynaysa xiriirka uu lalahaa ururka Alshabaab markii uu Ugandha deganaa)

C/SAMAAD GALLAN WA KUMA Ninka fidnada bari isu qawiyay oo lagu magacaabo C/samad Gallan wuxu hore u joogi jiray dalka Uganda. Halkaas wuxuu ku lahaa Kaalin shidaal (petrol station) oo ugu ooli jirtay magalada Mbarara, galbeedka Uganda. Markii madaxweyne Faroole u magacabay gudoomiyaha gobolka bari wuu kireystay kaalintiisii. Kadibse markii dhawaan madaxweyne C/weli Gas xilkii […]

Continue reading …

DAWLADNIMADEENII YAA DHALIYAY? YAA DHUMIYAY? YAASE DIB U DHISI KARA?. Hadii la rabo in guri dhisan la dumiyo waxa dubbaha lala beegsada halka ugu sarraysa ee inay dunto u nugul. Hadii la dooni in aqal cusub la dhisana waxa loogu hormaraa adkaynta asaaska uu aqalku ku taagnaan doono. Dadkana sidoo kale waayeelku wa nugulka bulshada […]

Continue reading …
Page 1 of 212