Home » Search results for: “doorasho xalaala”

Dr Saadaq ee Eenow oo siiyay waraysi Golaha 1960 ayaa ka daryshay sida loo maamulay doorashadii 2016 oo uu ku sheegay mid fashilantay oo musuq maasuq hareeyay isla markaana aan dhali karin wax xalaala. Dhalinta Soomaalida ayaan leeyahay ha kacaan oo dalka ha badbaadshaan. Iyadoo baarlamaanka loo marayo dalka halagu wareejiyo aqoonyahan daacada muddo laba […]

Continue reading …

Dhegeyso Kooxda Damjadiid oo raba in ay Shidaalka Puntland iyo Jubbaland dhacaan, iyagoon Miiska soo saarayn qaabkii Doorasho xalaala loo qaban lahaa

Comments Off on Dhegeyso Kooxda Damjadiid oo raba in ay Shidaalka Puntland iyo Jubbaland dhacaan, iyagoon Miiska soo saarayn qaabkii Doorasho xalaala loo qaban lahaa

Dad badan baa la yaaban Caqli Xumada kooxaha Damjadiid, iyo Khayaanooyinka. Markii laga hadlo Shidaal waxay rabaan Maamul Gobaleedyada shidaalkooda in ay maamulaan kooxda Damjadiid, haddiise la yiraahdo si cadaalada Soomaali Xukunka ha u qaybsato ma ay ogala. Waxaana cajiib ahayd warsaxaafadeed ay Kooxda Damjadiid jeebka kala soo baxeen oo u gooni ahaa, waakan ee […]

Continue reading …

Afeef Maqaalkaan waxaan dib ugu daabacnay codsi nooga yimid macaamiisha oo u baahday oo waayay Halkaan ka eg Qaybihii hore Qaybtii 1aad Qaybtii 2aad Qaybtii 3aad Qaybtii 4aad Qaybtan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda tartansiinta Musharaxiinta, ama Musharax Xildhibaan hanoqdo ama Musharax Madaxwayne hanoqdo, hadaan ruuxa isku sharaxaya qabashadda masiirka umadda aan mudo dheer ladarsin hadafkiisa, […]

Continue reading …

Falanqayn: Doorasho xalaala Puntland maka dhacaysaa, Madaxwayne Kalsooni shacab haysta ma ku guulaysan doonaa Doorashadda.

Comments Off on Falanqayn: Doorasho xalaala Puntland maka dhacaysaa, Madaxwayne Kalsooni shacab haysta ma ku guulaysan doonaa Doorashadda.

Si Doorasho xalaala u dhacdo oo Madaxwayne Kalsooni shacab haysta uu uga soo dhexbaxo Musharaxiinta waa in ay Doorasho ay Musharaxiintu kuwada Qanacsanyihiin dhacdaa, hadii hadda si degdegga Mushraxiinta oo uu Faroole kujiro ku heshiiyaan Gudigga Khilaafaadka isla markaana ay Issimadu aqbalaan Qodabadii ay Musharxiintu ku xireen Gudigga Khilaafaadka ama Heshiis dag daga si un […]

Continue reading …

Dhagayso Musharax Cali Xaaji oo sheegay in Faroole aynan wali daacad ka ahayn in doorasho xalaala dhacdaa (Dhagayso war xasaasiya)

Comments Off on Dhagayso Musharax Cali Xaaji oo sheegay in Faroole aynan wali daacad ka ahayn in doorasho xalaala dhacdaa (Dhagayso war xasaasiya)

Musharax Cali Xaaji ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoon yahay Gen Siciid Dheere in uu lawareego arrimaha Amniga balse uu faraha kala Baxo Faroole arrimahas oo aan isaga loosoo report-garayn. Shirka Isimadda ayuu sheegay Cali in ay soo jediyeen in dib loo dhigo maadaama hadda waqtigu yaryahay Dhanka kalena Cali Xaaji ayaa sheegay in […]

Continue reading …

Mushrax Cali Xaaji Warsame: waxaan ka shaqaynaynaa sidii Puntland doorasho xalaala uga dhicilahayd

Comments Off on Mushrax Cali Xaaji Warsame: waxaan ka shaqaynaynaa sidii Puntland doorasho xalaala uga dhicilahayd
Continue reading …

Shacabka Puntland oo Qayb wayn kaqaadanaya in aynan Puntland doorasho xalaala kadhicin, ama wadadda isbadalka lagu raadinyo Caqabadda 1aad ku ah (Akhri Cadaymaha oo is

Comments Off on Shacabka Puntland oo Qayb wayn kaqaadanaya in aynan Puntland doorasho xalaala kadhicin, ama wadadda isbadalka lagu raadinyo Caqabadda 1aad ku ah (Akhri Cadaymaha oo is

Waxaa lagu jiraa xilligii ladoonayay in waxwalba laga hormariyo Qadiyadda iyo danta guud ee Puntland. Waxaad arkaysaa shacabkii oo durbaankii Qabyaaladda garaacaya. Xiligaan waxaa loobaahanyahay in si siman oo daacadda loo tartansiiyo Musharaxiinta jagadda isku soo taagay, waa xili loo baahanyahay in Musharax kasta lawaydiiyaa Su’aalo adag oo kuwajahan hadafkii siyaasadeed ee uu doonayo in […]

Continue reading …

Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (Akhri warbixin muhima)

Comments Off on Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (Akhri warbixin muhima)

Qaybtii 4aad ee qaybtan kahoreysay halkaan ka akhri Qaybtan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda tartansiinta Musharaxiinta, ama Musharax Xildhibaan hanoqdo ama Musharax Madaxwayne hanoqdo, hadaan ruuxa isku sharaxaya qabashadda masiirka umadda aan mudo dheer ladarsin hadafkiisa, waxaa sifudud isaga soo boodaya oo hadhow booskii kuguulaysanaya kii dadka ugu xumaa. Umadaha horumarka gaadhay arinkaas aad bay uga […]

Continue reading …

Bismillah. Halkaan ka eeg Qaybtii 3aad ee Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa.. Qaybtaan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda ay leedahay xulashadda xildhibaanadda Puntland. Durba wixii aan kadigaynay ee musuqmaasuqa kusalaysnaa ayaad mooddaa in ay Puntland aad uga socdaan waxaanan u jeednaa in durba ay dad damac xun, ururinayaan shakhsiyaad la doonayo in […]

Continue reading …

Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 3aad (Akhri)

Comments Off on Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 3aad (Akhri)

Bismillah. Qaybtii hore ee labaad halkaan ka eeg Qaybtaan waxaan ku eegaynaa muhiimadda ay leedahay ogaanshaha kala duwanaashaha bini aadamka, hadii aanay shacabka Soomaaliyeed arrinkaas aad daraasaad ugu samayn waligood awood u helimayaan in ay xushaan Hogaan u qalma in uu matalo, haday noqon lahayd heer Xildhibaan illaa Heer Madaxwayne. Wadamada horumaray Ilmuhu markuu dhasho […]

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »