Home » Search results for: “fiqi”

Xildhibaan Fiqi Oo Madaxwayne Farmaajo Runta U Sheegay, Oo Yiri Madaxwaynuhu Isagaa Dalka Masuul Ka Ah Ee Ama Go’aan Ha Qaato, Ama Shacabka Ha U Sheego In Uunan Dalka Xukumin

Comments Off on Xildhibaan Fiqi Oo Madaxwayne Farmaajo Runta U Sheegay, Oo Yiri Madaxwaynuhu Isagaa Dalka Masuul Ka Ah Ee Ama Go’aan Ha Qaato, Ama Shacabka Ha U Sheego In Uunan Dalka Xukumin
Continue reading …

Dhegeyso —Xildhibaan Fiqi Muxuu Ka Yiri Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid

Comments Off on Dhegeyso —Xildhibaan Fiqi Muxuu Ka Yiri Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid

Dhegeyso Fiqi oo waraysi siiyay saxaafadda kana hadlay arragtidiisa weerarkii guriga Cabdiqaybdiid [mp3=”http://www.golaha88news.com/wp-content/uploads/2017/12/fiqi.mp3″]

Continue reading …

Ururka Madasha Talo_wadaag Oo Siyaasiyiin farabadan Ka Hadalsiiyay, Fiqi, Maxamed Yusuf, Cabdishakuur

Comments Off on Ururka Madasha Talo_wadaag Oo Siyaasiyiin farabadan Ka Hadalsiiyay, Fiqi, Maxamed Yusuf, Cabdishakuur
Continue reading …

Qurbajoogta reer Puntland-Somalia Oo U Tacsiyaynaya Eheladii Fiqi Bashiir Cabdulle Naxariistii Eebe Alle Ha Siiyo

Comments Off on Qurbajoogta reer Puntland-Somalia Oo U Tacsiyaynaya Eheladii Fiqi Bashiir Cabdulle Naxariistii Eebe Alle Ha Siiyo

Innaa Lilaahi Wa innaa Illaahi Raajihuun. Anagoo ah  umadda reer Puntland-Somalia waxaan tacsi u diraynaa eheladii  Fiqi Bashiir  Cabdulle Cusmaan iyo eheladiisa. Waxaan Illaahay uga baryaynaa naxariistii eebe. Dr Maxamed Cabdi Baydhabo (Sweden).  Eng Cabdiraxmaan Sh Maxamuud (Qadar) Dr  Cali Xaaji Warsame (Kenya). Sh Maxamed Sh Cismaan (Kenya). Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gabkax (Usa). Dr Cabdinasir […]

Continue reading …

Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan Oo Goor Dhowayd Stockholm Ku Geeriyooday

Comments Off on Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan Oo Goor Dhowayd Stockholm Ku Geeriyooday

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun. Wakiilka Dowladda Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo iyo Bahda warbaahinta Puntlandobserver, waxay tacsi u dirayaan qaraabada Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan oo goor dhoweyd magaalada Stockholm ku geeriyooday. Dhowaanahan Fiqigu wuxuu ku xanuunsanaa dalka Sweden. Illaahay jannatul Fardowso ha ka waraabiyo Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan su’aalaha qabrigana illaahay ha u fududeeyo. […]

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo ayaa warbaahinta Puntlandobserver uga warbixiyay xaaladda caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan (Fiqiga Beesha Reer-Xirsi/Cumar Maxamuud). Dr Baydhabo oo maalmahaanba aad uga waxhayay xaaladda Fiqi Bashiir ayaa sheegay in Fiqi Bashiir uu in muddo ahba xanuunsanaa isla markaana dalbanaya in dhammaan umadda Soomaaliyeed ay usoo duceeyaan. Illaahay […]

Continue reading …

Xildhibaan Axmed Fiqi: “Gen. Gabre Inuusan Soo Noqon Doonin Lama Hubo, Xertiisiina Waa Joogtaa

Comments Off on Xildhibaan Axmed Fiqi: “Gen. Gabre Inuusan Soo Noqon Doonin Lama Hubo, Xertiisiina Waa Joogtaa

Akhrisi Qormooyin aan horay uga daabacnay Wadani Fiqi Xildhibaan Axmed Fiqi: “Gen. Gabre Inuusan Soo Noqon Doonin Lama Hubo, Xertiisiina Waa Joogtaa..”

Continue reading …
Continue reading …

Live U Daawo Doodda Musharaxiinta Iyo Fiqi Iyo Sakariye Oo Hogaaminaya

Comments Off on Live U Daawo Doodda Musharaxiinta Iyo Fiqi Iyo Sakariye Oo Hogaaminaya
Continue reading …

Bil xaqiiqiyan xildhibaan Fiqi mudaan la soconay hadaladiisa wadaniyeed. Soomaalida ayaa baryahaan il gooniya ku haya siyaasi kasta oo Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaiisa. Soomaalida waxaa liiska ugu jira Siyaasiyiinta Musuqa ku shaqeeya waxaana hadda Soomaalida ka go’an siyaasiyiinta dhaqanka dhurwaagaa leh in mar un lala xisaabtamo, xiligii qabiilka waa dhamaaday, hadda soomaali waxay isha ku hayaan […]

Continue reading …
Page 1 of 512345