Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan Oo Goor Dhowayd Stockholm Ku Geeriyooday

Filed under: Important News,Wararka |

Fiqi Bashiir Cabdulle cusmaan

tacsi1

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.
Wakiilka Dowladda Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo iyo Bahda warbaahinta Puntlandobserver, waxay tacsi u dirayaan qaraabada Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan oo goor dhoweyd magaalada Stockholm ku geeriyooday. Dhowaanahan Fiqigu wuxuu ku xanuunsanaa dalka Sweden.
Illaahay jannatul Fardowso ha ka waraabiyo Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan su’aalaha qabrigana illaahay ha u fududeeyo. A M M I I N!

Waxaa kaloo tacsi iyagana halkan ka diraya mudanayaasha kala ah:

  1. Dr Cabdinaasir Ciise Dheeg – Switzerland
  2. Maxamed Faarax Gabay – Belgiun
  3. Cumar Khaalid Yuusuf Boqor – UK
  4. Maxamed Cabdi Cali “Bulgaari” – Finland
  5. Maxamed Axmed “Qodka” – UK
  6. Maxamed Cali Axmed “Dayaxleef
  7. Axmed Cali Saylaan

Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Hadda Ku Sugan Sweden