Home » Search results for: “haatuf”

Mudaaharaad culus oo loogaga soo horjeedo xadhigii Gudoomiyihii wargeyska Haatuf

Comments Off on Mudaaharaad culus oo loogaga soo horjeedo xadhigii Gudoomiyihii wargeyska Haatuf
Continue reading …

Gudoomiyihii wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Sadex Sano oo xarig ah lagu xukumay

Comments Off on Gudoomiyihii wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Sadex Sano oo xarig ah lagu xukumay

Maxkamadda Sare ee Soomaaliland ayaa la sheegayaa in ay Xarig cadaalad darro uh ku ridday Gudoomihii wargayska Taafuf yuusuf Gaboobe. Saxaafadda ayaa lasheegayaa in aynan ka warhayn qaabka maxkamadu u dhacday. Waxaa durba aad arrinkaas uga carooday oo cambaareeyay Guduumiyaha Xisbiga Mucaaradka ee wadani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Mudane Cirro Halkaan hoose waxaad ka […]

Continue reading …

Daawo: Yaasuf Cabdi Gaboobe Gudoomiha wargayska Haatuf oo ka sheekaynaya Xayiraadii shirkadaha Telecom-ka ee Soomaaliland ay kaga xayireen Webka hatuf in laga akhristo Soomaaliland

Comments Off on Daawo: Yaasuf Cabdi Gaboobe Gudoomiha wargayska Haatuf oo ka sheekaynaya Xayiraadii shirkadaha Telecom-ka ee Soomaaliland ay kaga xayireen Webka hatuf in laga akhristo Soomaaliland
Continue reading …

Daawo Gudoomiyha wargayska Haatuf oo arrimo xasaasiya kahadlay sida, in sababta loo xiray wargayska Haatuf ay kadanbaysay kadib markii ay Soo bandhigeen lacago farabadan oo malaayiina ay bixiyeen shirkadaha Somaliland batroolka kabaara la musuqmaasuqay oo la dhunsaday

Comments Off on Daawo Gudoomiyha wargayska Haatuf oo arrimo xasaasiya kahadlay sida, in sababta loo xiray wargayska Haatuf ay kadanbaysay kadib markii ay Soo bandhigeen lacago farabadan oo malaayiina ay bixiyeen shirkadaha Somaliland batroolka kabaara la musuqmaasuqay oo la dhunsaday

Halkaan kilig garee si aad u daawato waraysiga

Continue reading …

Daawo Xukuumadda Soomaaliland oo xirtay wargayska Haatuf kadib markii ay maqaalo la xiriira musuqmaasuqa xukuumada Soomaaliland

Comments Off on Daawo Xukuumadda Soomaaliland oo xirtay wargayska Haatuf kadib markii ay maqaalo la xiriira musuqmaasuqa xukuumada Soomaaliland
Continue reading …

Qormooyinkii hore ee Cabdullaahi shire yuusuf halkaan ka daalaco. GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa ku caan-baxa dawo dhireedda oo qofkuu cudur ku arko durbadiiba geedo uu yaqaan usoo […]

Continue reading …

Saami qaybsiga beelaha Somaliland ay u kala leeyihin 82ka kursi ee aqalka guurtidu ka koban yahay ayaa waxaanu halkii idiinka sii ambaqaadi doona qaybtii 4aad ee magacyada xildhibanada iyo saamiga kuraasta . Beesha Bariga Burco (Harbar Jeclo), oo ku leh 14 kursi, waxa ay xildhibaanada beeshaasi magacyadodu kala yihiin: 1  Gudomiyaha golaha guurtida Md Saleebaan […]

Continue reading …

Markab Jabay [Sheekooyinka Soomaalida]

Comments Off on Markab Jabay [Sheekooyinka Soomaalida]

Markab Jabay [Sheekooyinka Soomaalida] Markab dad iyo maal ka buuxo ayaa haatuf ka dul dhawaaqay. Wuxuu yidhi: “War yaa Sh.So.10.000 i siiya oo belada soo socota Eebbe ka nabadgeliya?” Dhegeha ayaa dadkii markabka saarraa ka fureeystay. Mar labaad ayuu hadalkii ku celiyey, mise juuq iyo jaaq baa loo odhan waayay. Misana kol saddexaad ayuu hadalkii […]

Continue reading …

Naqtiin Buug

9 Comments

Max’d Xasan “Alto” iyo G. L. Kapchits   Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah” Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog   Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka […]

Continue reading …

Fadeexad iyo Cambaarayn Xukuumada Siilaanyo oo saxaafadii madaxa banaanayd afka qabanaysa si aan loo ogaan musuqmaasuqa xukuumada Sida xukuumada Beesha kuukaakayada ee Kenya xooga kuhaysatay (Akhri warbixn muhima)

Comments Off on Fadeexad iyo Cambaarayn Xukuumada Siilaanyo oo saxaafadii madaxa banaanayd afka qabanaysa si aan loo ogaan musuqmaasuqa xukuumada Sida xukuumada Beesha kuukaakayada ee Kenya xooga kuhaysatay (Akhri warbixn muhima)

Warbixintan kooban waxaan inyar ku eegaynaa muhiimada saxaafadda Madaxa banaan. Hadaad aragtaan wadan horumar gaaray dunidan casrigaa, qaybta ugu wanaagsan waxaa ka ciyaara waa saxaafadda oo shacabka usoo bandhigta dhamaan barnaamijyada kala duwan oo shacabka lagu horumariyo. wadamada kiciwaayay ee Africa waxaa ragaadiyay waa odayaal Gacmo shisheeye u shaqeeya oo dalka qaabab habaysan oo noocyo […]

Continue reading …