Home » Search results for: “nabadda”

Warbixin Kooban Heshiiskii Nabadda ee Baalaha Walaalahaa ee Cumar Maxamuud Iyo Bahararsame

Comments Off on Warbixin Kooban Heshiiskii Nabadda ee Baalaha Walaalahaa ee Cumar Maxamuud Iyo Bahararsame
Continue reading …

Boqor Buur-Madow:Soomaali waa dad walaalo ah, oo isku diina ee Muuse iyo Gaasow Nabadda Tukaraq Qaata, Iyo Gaas Oo Shuruud Ku Xiray (Daawo)

Comments Off on Boqor Buur-Madow:Soomaali waa dad walaalo ah, oo isku diina ee Muuse iyo Gaasow Nabadda Tukaraq Qaata, Iyo Gaas Oo Shuruud Ku Xiray (Daawo)
Continue reading …

Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga

Comments Off on Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga

Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga Nabad la’aani waa ganacsi la’aan. [No peace, no business] Guulaha horumarka leh ee dalalku gaaraan waxaa sal u ah iskaashiga iyo is-afgarashada xukuummadaha iyo shacabkooda, kuwaasoo si wadajir leh isaga kaashata xaqiijinta hadafyada horumarka. Sidaa darteed, waxa muhim ah in xukuummaduhu kasbadaan kalsoonida shacabkooda. Gobolka Bariga Afrika, gaar ahaan Kiinya iyo […]

Continue reading …

Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland: Shacabka Puntland Waa Shacabka Aan Soomaalida Kale isaga Dhawnahay Waayo Darisnimadaa keenaysa ee Nabadda Halaga Shaqeeyo

Comments Off on Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland: Shacabka Puntland Waa Shacabka Aan Soomaalida Kale isaga Dhawnahay Waayo Darisnimadaa keenaysa ee Nabadda Halaga Shaqeeyo
Continue reading …

Dhalinyarada Gaalkacyo ee Puntland Iyo Galmudug Oo Qaatay Muhiimadda nabadda Iyo In Aan Qoryo La Isugu Dhiibin Si Ay Dalkooda Uga tahriibaan

Comments Off on Dhalinyarada Gaalkacyo ee Puntland Iyo Galmudug Oo Qaatay Muhiimadda nabadda Iyo In Aan Qoryo La Isugu Dhiibin Si Ay Dalkooda Uga tahriibaan

Waxaa shir ballaaran magaalada Gaalkacyo ku yeeshay dhalinyarada kasoo kala jeeda labada daan ee magaalada Puntland iyo Galmudug, waxaana shirka ka qaybgallay wasiirka ganacsiga Puntland indhaguran. Shirka ayaa waxaa lowgu magacdaray shirka Dhalinyarada Jiilka Nabadda Dhallinyarada Soomaalidu bulsahda waxay ka yihiin 70%, waxaana muddo adeegsanayay hogaamiye kooxeed ay gacmo shisheeye adeegsadaan. Dhalinyaradu waxay noqdeen kuwa […]

Continue reading …

Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh

Comments Off on Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh
Continue reading …

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa isku howsha in Soomaalida lagu baraajiyo in ay iska daayaan dagaalka iyo fawdada oo nabadda iyo horumarka kawada shaqeeyaan oo waa markaas marka ay dunida kale Soomaali wax la qaybsan karaan. Halkaan ka eeg qaybo ka mida warbixinadii aan ka qornay dagaalada Gaalkacyo   Maanta ardada labada daan ee Gaalkacyo baa banaanbaxay […]

Continue reading …

Waxgaradka Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Ku Baaqay In Nabaddii Iyo Wadahadalkii Nabadda Awoodda La isugu Geeyo (Dhegeyso iyo Fallanqayn kooban)

Comments Off on Waxgaradka Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Ku Baaqay In Nabaddii Iyo Wadahadalkii Nabadda Awoodda La isugu Geeyo (Dhegeyso iyo Fallanqayn kooban)

Odayaasha dhaqanka ee Galmudug ee reer Gaalkacyo ayaa ku baaqay in ka shaqaynta nabadda awoodda la isugu geeyo, kana dareen celiyay dhacdooyinka wadada wadaagsin oo ay maleeshiyaad reer Galmudug ahi dad shacaba oo rakaab saaran inta wadada loo galo xabad lagu furo oo la laayo. Odayaasha ayaa sheegay in falkaas foosha xun markii uu dhacay […]

Continue reading …

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Jariiban Kaarshe: Nabadda Mudug Dadka Xoolo Dhaqatada Ah Bay Ka Dhaxaysaa ee Nimanka Gaalkacyo Xabadka Isku Saaray Kama Go’do

Comments Off on Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Jariiban Kaarshe: Nabadda Mudug Dadka Xoolo Dhaqatada Ah Bay Ka Dhaxaysaa ee Nimanka Gaalkacyo Xabadka Isku Saaray Kama Go’do

Gudoomiye kuxigeenka Degmada Jariiban Axmed Nuur Kaarshe oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in nimanka heshiiska Gaalkacyo ku galay aynan kaba warhayn dhibka dhexyaal dadka reer miyigaa, kamana warqaaan waxa dhexyaal dadka reermiygaa iyo xaaladooda. Maxas iyo xoolaa lakala dhacay meel looga heshiiyayna majiraan. Nabadda laga raadinayo dadkaan walaahaa ee koonfur iyo waqooyiga mudug […]

Continue reading …

Baaqyo Nabadeed Oo Loosoo Jeedinayo Dagaal Ku Dhexmaray Degmada Mataan Beelaha Walaalaha ah Ee Habargidir/Cayr Iyo Xawaadle Bisha Ramadaan Iyo Heesaha nabadda (Daawo)

Comments Off on Baaqyo Nabadeed Oo Loosoo Jeedinayo Dagaal Ku Dhexmaray Degmada Mataan Beelaha Walaalaha ah Ee Habargidir/Cayr Iyo Xawaadle Bisha Ramadaan Iyo Heesaha nabadda (Daawo)

Heesaha ka sheekaynaya Muhiimadda Nabadda: Lafoole iyo Shay Mire (Daawo)

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »