Home » Search results for: “sharciga”

Dood Xiisabadan Arrinka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo uu Soo diyaarayay Wariye Xasan Xadde Wariye Culus (Sharciga iyo Maxkamadda hanaanka lowgu kala baxo)

Comments Off on Dood Xiisabadan Arrinka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo uu Soo diyaarayay Wariye Xasan Xadde Wariye Culus (Sharciga iyo Maxkamadda hanaanka lowgu kala baxo)
Continue reading …

Taliye Ereg Oo Ku Eedeeyay Madaxwayne Camay In Uu Si Jees Jeesa oo Aan Sharciga Waafaqsanayn Shaqada Uga Joojiyay

Comments Off on Taliye Ereg Oo Ku Eedeeyay Madaxwayne Camay In Uu Si Jees Jeesa oo Aan Sharciga Waafaqsanayn Shaqada Uga Joojiyay

https://www.daljir.com/taliyaha-shaqada-laga-joojiyey-ee-booliska-puntland-oo-ka-hadlay-sababta-shaqada-looga-joojiyey-dhegayso/

Continue reading …

Daawo Golaha Sharcidajinta DFS Oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta

Comments Off on Daawo Golaha Sharcidajinta DFS Oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta
Continue reading …

Soomaalidii uu Tramp sharciga u diiday ayaa maalmahaan waxay samaynayaan in ay lug ku galaan canada, oo waliba ay iyadoo baraf xun jiro ay dadka qaar lugaynayaan 20 saac. Gobolka Manitoba magaalada Winnipeg ayay inta badan Soomaalidu ku qulqulaysaa. Canada ayaa ballan ku qaaday in ay soo dhawaynayaan dhammaan Soomaalida uu Trump Sharciga u diiday. […]

Continue reading …

Dhawrista Sharciga Ganacsiga Ee Caalamiga Ah “Qaanuunku waa wax caqliggal ah oo caadifad ka xor ah.” “The law is reason free from passion.” Aristotle [384 BC-322 BC] “Wacnaanta dadku waa weynaanta qaanuunka.” “The good of the people is the greatest law.” Marcus Tulius Cicero [106-43 BC] Dhawrista sharcigu wuxuu ka mid yahay waxyaabaha ugu muhimsan […]

Continue reading …

Kadib markii hab aan sharciga waafaqsanayn lagu xiray idaacadda Radio Daljir waxaa afka qaylo ku shubtay shacabka intiisii muwaadiniinta ahaa isla markaana fahansanaa muhiimadda sharciga oo cidwalba ka sareeya. Haddii hal qodob oo sharciga ka mid ah la jabiyo waxaa si fudud loo jabin karaa qodabada kale, waxaana wanaagsan markasta in aad la jaalnoqotid cidda […]

Continue reading …

Umadkasta wixii ay doonaan baa illaahay ku abaal mariyaa, ciladda Soomaalida haysata waxay iska qaban waayeen madaxdooda, waana qaladka ugu wayn oo waxaynan aqoon sida loola xisaabtamo madaxda ay doortaan. Akhri maqaalada aan Puntlandobserver muddo dheer ku baahinaynay Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo […]

Continue reading …

Dhegeyso Dood lagu cadeeyay in Habkii Loo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka DFS Uunan Sharciga Waafaqsanayn

Comments Off on Dhegeyso Dood lagu cadeeyay in Habkii Loo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka DFS Uunan Sharciga Waafaqsanayn

Barnaamijka MAANHADAL ee Radio Daljir ayaa todobaadkan waxaa lagu soo qaadanaynaa Cidda leh xulida xubnaha baarlamaanka & Aqalka sare ee dawladda Soomaaliya, waxaana soo jeedinaya Jamaal Faarax Aadan Hoos ka dhegeyso

Continue reading …

Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Hanaanka Asxaabta Badan (Daawo)

Comments Off on Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Hanaanka Asxaabta Badan (Daawo)
Continue reading …

Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Comments Off on Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »