Akhri Maqaal aan Afar Sano Ka hor Shacabka Puntland Ku Waaninaynay In AY Xildhibaan qadiyaddu ay kala wayntahay lacagtu Iska Soo Xulaan

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Haddii ay waagaas reer Puntland taladaas ku saabsan in Xildhibaanka si daacada la isaga soo dhex xulo ay yeeli lahaayeen, maanta calaa aqali waxbaa fara ugu jiri lahaa, laakiin maanta reer Puntland waxba gacmo uguma jiraan.

Marka Nabadoonkii xiligaas xoogaaga lacagtaa qaadanayay maanta muxuu ka hayaa.

Waa ay dhayalsanayeen taladaas wanaagsan
Waliba waxaa xitaa diiday in ay soo daabacaan dhamaan websiteyada Puntland

Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa (Akhri warbixin muhima)

Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (dib u Akhri warbixin muhima)

One Response to Akhri Maqaal aan Afar Sano Ka hor Shacabka Puntland Ku Waaninaynay In AY Xildhibaan qadiyaddu ay kala wayntahay lacagtu Iska Soo Xulaan

  1. Pingback: Akhri Maqaal aan Afar Sano Ka hor Shacabka Puntland Ku Waaninaynay In AY Xildhibaan qadiyaddu ay kala wayntahay lacagtu Iska Soo Xulaan - Daily Somalia Report