Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 12)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ma doonaysaa in qofkaad tahay ogaatid? Cidna ha warraysan. Fal samee! Falka ayaa sawir iyo faahfaahin kaa bixin doona. Thomas Jefferson   Do you want to know who you are? Don’t ask. Act! Action will delineate and define you. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 27.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Ha illoobin naftaada in aad jeclaato. Soren Kierkegaard Don’t forget to love yourself.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Laba quwadood ayaa dunida aynnu ku noolnahay ka jira, seefta iyo caqliga. Had iyo goorse caqliga ayaa ugu dambeeynta seefta ka guulaysta. Napoleon Bonaparte There are but two powers in the world, the sword and the mind. In the long run the sword is always beaten by the mind. […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Garawshiiyo waa geel-siin. Maahmaah Soomaaliyeed A fault confessed is half redressed. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 22.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dheri la kor taagan yahay ma karo. Odhaah Soomaaliyeed A watched pot never boils. English Idiom   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 21.12.2017  

Continue reading …

Kaalinta Ganacsiga

Comments Off on Kaalinta Ganacsiga

Kaalinta Ganacsiga Suuq kastoo ganacsi xor ah ee dunida ka jira dawladuhu faraggelin ayay ku leeyihiin. Kaalin mug leh ayay xukuummaduhu iyo maammulladu ka ciyaaraan. Ganacsigu waa laf-dhabarka dhaqaalaha. Waxay shaqo u abuuraan bulshada. Dhaqaale ma shaqeeyn karo ganacsi la’aan. Haddii kale waxa uu noqonayaa mid dib-u-dhacsan (primitive economy). Xaqiiqadu waxaa weeye dhaqaale kasta heerka […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Shimbirba shimbirkiisuu la duulaa. Maahmaah Soomaaliyeed Birds of a feather flock together. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.12.2017  

Continue reading …

Rag/Dumar Caddaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala-yaac Waxaynnu inta badan ka hadallaa burburkii dawladnimada Soomaaliya (1960-1991) iyo calaamadihii xumaa ee ay reebtey: walaalo is-diley, kala-carar midba meel aaday, qaxootinnimo, iyo qawmiyad ahaan dadyowga kale oo hoos inoo eega oo ina quursada, iwm. Haddaba su’aasha is-weyddiinta mudani waxay tahay, maxaa keeney in intaasoo dhibaato ahi innagu dhacdo. […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Sirrow ma hodmo. Maahmaah Soomaaliyeed Cheats never prosper. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 19.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nimba coodkuu dhaqduu caanihiisa dhamaa. Maahmaah Soomaaliyeed As you sow, so shall you reap. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 18.12.2017  

Continue reading …