Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 40)

Megastructure of Chinese Future Innovative Trains – New Documentary 2015

Comments Off on Megastructure of Chinese Future Innovative Trains – New Documentary 2015
Continue reading …

Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar (Aqoonyahan) oo waraysi muhim ah kaga hadlay Dawladwanaagga

Comments Off on Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar (Aqoonyahan) oo waraysi muhim ah kaga hadlay Dawladwanaagga
Continue reading …

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Comments Off on Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN. Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada […]

Continue reading …

Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Comments Off on Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Barnaamijka Fagaaraha oo qabta doodo cilmiyeed ku saabsan arrimaha bulshada iyo siyaasada ayaa barnaamijkii udanbeeyay waxaa lagu falanqeeyay doorka hogaanka haweenka soomaaliyeed iyo sifooyinka laga rabo hogaanka dalka Soomaaliya oo ah mid mudo dheer bur bur iyo kala qeybsanaan kujiray. Doodaan xiisaha badan ayaa waxaa ka qeyb galay haween aqoonyahanno ah oo si hufan ufalaneeyay […]

Continue reading …

Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Comments Off on Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Gudoomiyaha Akadeemiyadda Afsoomaaliga Maxamed Daahir Afrax BBC uga waramay maalinta Xuska Afka Soomaaliga oo maanta oo kale loo asteeyay, iyo waliba in Xaruntii Akadeemiyadda Afka Soomaaliga loosoo wareejiyay Muqdisha oo awal si ku meel gaara jabuuti uga farnayd. Qoraa Dr Maxamed Daahir Afrax oo in muddo ahba ku hawlannaa kobcinta iyo daryeelidda Afka Soomaaliga. Hadaba […]

Continue reading …

Sawirka maanta staraajiyadda Marinka Bab El Mandeb

Comments Off on Sawirka maanta staraajiyadda Marinka Bab El Mandeb

Hal sawir ayaa ka qiima badan 1000 eray. Sawirka aan maanta ugu talagalnay akhristayaashayada, waa Sawir sharaxaad fiican ka bixinaya sababta ay Soomaaliaya ugu taal goob strategic ah ama muhiim. Waxaa Soomaaliya ka ag dhow laba marin oo muhiim ah, waa marinka Bab el Mandab ee u dahxeeyay Yaman/Cadan iyo Jabuuti, iyo Marinak kale ee […]

Continue reading …

Fadeexad:Qiimaha Duulista ee Stockholm Addis-ababa iyo Addis-ababa Hargaysa oo isku qaymo noqday(warbixin Sawirro iyo cadaymo wadata)

Comments Off on Fadeexad:Qiimaha Duulista ee Stockholm Addis-ababa iyo Addis-ababa Hargaysa oo isku qaymo noqday(warbixin Sawirro iyo cadaymo wadata)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa maantana idiin soo gudbinaysa warbixin cajiib ah oo cadaymo wadata oo ku saabsan sida shacabka Soomaalidaa ay meel walba aduunka ugu dulmanyihiin. Annagoo awal aad ula yaabanaan jirnay qiimaha diyaradda ee Dubai iyo Soomaaliya oo ah Qiimo aad iyo aad u qaaliya marka laga eeggo masaafada ay Soomaaliya iyo Dubai isku jiraan […]

Continue reading …

Taariikhda birta (kororso aqoontaada)

Comments Off on Taariikhda birta (kororso aqoontaada)
Continue reading …

STEEL: From Start to Finish (Barnaamijka wiiggan Puntlandobserver sida Birta loo sameeyo)

Comments Off on STEEL: From Start to Finish (Barnaamijka wiiggan Puntlandobserver sida Birta loo sameeyo)
Continue reading …