Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 11)

Aqoonyahannada Maxamed Xasan (Alto) , Cabdisamad Cali Xaashi Iyo Xamza Maxamed Oo Ka Talabixiyay Sidii Bulshada Soomaalida Loo Horumarrin-lahaa

Comments Off on Aqoonyahannada Maxamed Xasan (Alto) , Cabdisamad Cali Xaashi Iyo Xamza Maxamed Oo Ka Talabixiyay Sidii Bulshada Soomaalida Loo Horumarrin-lahaa

Daadihiyaha Barnaamijka warbaahinta gaarhaye, Cabdiwaaxid ayaa dood dhexdhigay Aqoonyahannada Maxamed Xasan (Alto) ,Cabdisamad Cali Xaashi Iyo Xamza Maxamed dood kusaabsan xaaladda arrimaha bulshada ee Soomaalida gaar ahaan xaaladaha arrimaha bulshada. Alto ayaa Puntland goor aan fogayn ka soo noqday halk Cabdisamed Cali Xaashina uuba ka shaqeeyo wasaaradda qorshaynta. Hadaba hoos ka daawo dooda.

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

  Ama afeef hore lahow, ama adkeysi dambe lahow. Maahmaah Soomaaliyeed Either refuse (to do some thing) at once or put up with it later. Somali Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 05.01.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Habar fadhidaa legdan la fududaa. Maahmaah Soomaaliyeed To an old women who is sitting down, wrestling seems to be the most simple thing. Somali Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 04.01.2018

Continue reading …

Ganacsatada Muqdish iyo Ninkii Dagaal Xiisa U Qabay ama Taageera Fikirka Alshabaab Fadlan Daawo Sida Ay Dagaalada Isis U Galeen Magaalada Mosul/Iraq

Comments Off on Ganacsatada Muqdish iyo Ninkii Dagaal Xiisa U Qabay ama Taageera Fikirka Alshabaab Fadlan Daawo Sida Ay Dagaalada Isis U Galeen Magaalada Mosul/Iraq

Magaalada Muqdisho waxaa ku nool ganacsato taajirno iyo qaniimad ka sameeyay intii ay Soomaali dawlad-la’aanta ku jirtay. Ganacsatadaas iyo kuwa kaloo badan ayaa taageera ururka Al-shabaab si aynan Soomaalida dawlad uga hanaqaadin iyana ay usii taajirraan. Waxaynan marna talada ku darsan in haddii ay alshabaab Muqdisho qabsato, aakhirka uu Muqdisho ka dhici doono dagaal, kaas […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan. Maahmaah Soomaaliyeed One can tear something only with two hands. Somali Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 03.1.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Beeni raad ma leh. Maahmaah Soomaaliyeed A lie leaves no trace. Somali Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 02.01.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Af wax cunay, xishow. Maahmaah Soomaaliyeed Oh mouth, you have eaten some thing, now keep quiet Somali Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 01.01.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Haddaad doonayso in lagu jeclaado, qof xubbiga u qalma noqo. OVID If you want to be loved, be lovable.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 29.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Waxbarashadu waa baasaboorkeenna timaaddada. Waxaa berrito hanta kuwa maanta u sii diyaargarooba. Malcolm X Education is our passport to the future, for tomorrow belongs to the people who prepare for it today.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 28.12.2017  

Continue reading …

Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh

Comments Off on Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh
Continue reading …