Home » Archives by category » Articles (Page 36)

Karl Marx wuxuu ahaa ninka allifay fikirka nidaamka Hantiwadaagga (socialism), Fikirkaan oo kasoo horjeeda Fikirka Hantigoosadka(Capitalism). Hadaba Karl Mark ayaa Fikirka Hantiwadaagga buug ka qoray bartamihii 1800 waxaana ku kalifay in uu qoro Buuggaas, waxaa xilligaas Yurub ka dhashay laba dabaqadood oo kala ah dabaqad hoose oo Fakhriya iyo dabaqad aad u tira yar oo […]

Continue reading …

Bismillah. Qaybaha Qormooyinkaan oo dhan halkaan ka daalaco Qaybtii 1aad Qaybtii 2aad Qaybtii 3aad Qaybtii 4aad Qaybtii 5aad Hadaan markiiba ku Booddo Cinwaanka maqaalka ;SIDEE DOORASHO XALAALA IYO HOGAAN XALAALA PUNTLAND LOOGA HIRGALINKARAA; Qaybtaan waxaan ku eegaynaa hallista uu leeyahay Xildhibaan Iib ah Dhamaan wadamada samaystay Nidaam iyo Hoggaan Caadila, waxaa Bisil shacabkooda oo illaahay […]

Continue reading …

Akhristow Qoraalka oo English ah Halkaan ka daalaco Laakiin hadaan nuxurka asagoo Soomaaliya kuu soo koobo. Qorahaga Ingiriiska ah (F. Elliott) ayaa ku koobay dadkii xilligaas deganaa Jubbaland in ya u badnaayeen Daarood, oo uu ukala saaray. Ugaadeen 5000, Mareexaan wax 5000 aan Gaarin iyo Hartti 3000 oo ruux, wuxuu kaloo aad uga faalloon doonaa […]

Continue reading …