Home » Archives by category » Articles (Page 34)

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Comments Off on Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’ Booqashada Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland uu ku tagaayo Garoowe, waa mid muujinaysa sida ay lagama maarmaanka u tahay in labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ay siyaasad ahaan iska kaashadaan arimaha ay labada maamul isku mowqifka ka yihiin, isaga midna ka yihiin. Inkastoo uu fiicnaan […]

Continue reading …

yaa karti badan askarta Soomaalida iyo kuwa amisom marka Alshaab weerar soo qaado (Maqaal kooban)

Comments Off on yaa karti badan askarta Soomaalida iyo kuwa amisom marka Alshaab weerar soo qaado (Maqaal kooban)

Xalay markii ay dadku isku diyaarinayeen afurka waxaa Muqdisho ka dhacay dhowr weerar oo ay soo qorsheeyeen ururka Alshabaab, kaas oo ay dabcan ugu talagaleen in ay dad badan ku khaarajiyaan marka aad si fiican ugu fiirsatid sida ay usoo qorsheeyeen iyo xiliga ay isku aadiyeen. Xiliga Afurka waa xili ay dadkoo dhan mashquulsanyihiin isla […]

Continue reading …

‘Fagaaraha’ Should Apologize Professor Ahmed I. Samatar

Comments Off on ‘Fagaaraha’ Should Apologize Professor Ahmed I. Samatar

‘Fagaaraha’ Should Apologize Professor Ahmed I. Samatar After I watched the Youtube video of professor Ahmed I. Samatar’s response of the community meeting that he was accused storming out… titled ‘Prof. Ahmed I Samatar Muxuu kaga jawaabey Dhacdadii fagaaraha?’ this is the link of the video https://www.youtube.com/watch?t=12&v=ZoxUjxfJIFY , the professor expressed the poor process… in which there […]

Continue reading …

Xasan Sheikh iyo Odawaa oo Caqabad ku ah in Qaran Soomaaliyeed la hello (Cadaymo)

Comments Off on Xasan Sheikh iyo Odawaa oo Caqabad ku ah in Qaran Soomaaliyeed la hello (Cadaymo)

Hadaad u fiirsato ruuxa Soomaaligaa waxaa deeqa cadaalad, waxkale oo deeqa ma jiraan, waa laga yaabbaa inta aannu wax ogayn in la khiyaamo, laakiin waxaa daran marka uu Khiyaamadii ogaado, iyo cidda ka danbaysay waa markaas marka aannad waxkasta ku iibsan karin. Gudiyadii Shalay Baarlamaanku ansixiyay ee Gudigii Xuduudaha iyo kii Doorashooyinku waxay ahaayeen Gudiyo […]

Continue reading …

Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Comments Off on Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Halkaan kilig garee si aad u aragtid qormadaan oo la daabacay 2013 iyo arrinkii markaa laga hadlayay oo wali meeshii iyo meel kasii liita maraya Nidaamka dimoqraadiyadda ee aduunku intiisa badan ku dhaqmo waxaa laga keenay Dalka maraykanka, hadii ladoonayo in nidaamkan lagu dhaqo soomaaliyana waa in nidaamkaas qaabkay maraykanku usoo mareen taariikhdiisa iyo cilmigiisa […]

Continue reading …

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

Comments Off on QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY? DAGAALKII sokeeye ee ka qarxay daafaha magaalo MADAXDA Soomaaliya, ee MUQDISHO (Xamar) – sida rasmigaana u bilowday taariikhdu markay ahayd 12/30/1990kii, ayey u buuxsami doontaa RUBUC QARNI markii la gaaro BISHA 12aad 30keeda, sanadka 2015ka (12/30/2015). […]

Continue reading …

Talyaaniga oo baryahaan soo jiidanaya kalsoonida shacabka Soomaalida

Comments Off on Talyaaniga oo baryahaan soo jiidanaya kalsoonida shacabka Soomaalida

Goobaha Fadhi ku dirirka ayaa waxaa aad looga sheekeeyaa wadamada Soomaaliya in ay caawiyaan ay ka go’antahay iyo wadaada mar walba Soomaaliya dhibkeeda ka shaqeeya. Talyaaniga ayaa baryahaan Soomali badan billaabeen in ay ka sheekeeyaan Mashaariicdii wax ku oolka ahaa ee ay Soomaaliya ka fuliyeen iyo kuwo wax ku oolkaa ee ay hadda ka fushaan. […]

Continue reading …

Qormo Xiisa badan “Qaybsashadii Reer Qaran Diid Quuruumaa ku Qoslaaya”

Comments Off on Qormo Xiisa badan “Qaybsashadii Reer Qaran Diid Quuruumaa ku Qoslaaya”

Qormo Xiisa badan “Qaybsashadii Reer Qaran Diid Quuruumaa ku Qoslaaya” Posted Date: 05 Jul 2015 in: news,Somalia 0 Comments Comments “Wax badan baan hoggaankiyo jeclayn, inuu hagaagaaye, Waynaan helaynine Xirsuu, kaga habboonaaye, Hayin nimuu ka jiifsaday wax uun, hilayga saarsaarye, Faratoon aan haaramannee, inaga heeryeeya” Qaran waa halbowlaha iyo cududa tiir dhaxaadka u ah israaca […]

Continue reading …

ANALYSIS: AMISOM Vacates 10 Towns in Somalia Amid Al-Shabaab’s Ramadan Attacks

Comments Off on ANALYSIS: AMISOM Vacates 10 Towns in Somalia Amid Al-Shabaab’s Ramadan Attacks

On June 26, al-Shabaab executed one of its biggest attacks ever against AMISOM forces as it overran Burundians who had been manning a base in Leego, situated 100km northwest of Mogadishu. Al-Shabaab claimed to have killed more than 80 Burundians while Burundian army spokesperson Gaspard Baratuza told DPA International that more than 50 troops were […]

Continue reading …

Walaalkaa u hiili markuu gardaranyahay oo gardarada u sheeg

Comments Off on Walaalkaa u hiili markuu gardaranyahay oo gardarada u sheeg

Ruuxa shakhsiyadda wanaagsan waa ruuxa marwalba runta u sheegga ruuxa gardaran. Dadka Soomaalida waxaad mooddaa in aynan waayadan danbe xaqa iyo runta isku sheegin oo aynan walaalkooda gardarada wada u sheegin marka uu gardara wado, balse ay gardaradii ku taageeraan. Maamulka Galmudug raggii aas aasayay maxaa ku khasbay Gardarada iyo sheegashada deegaanno aan ka qayb […]

Continue reading …