Home » Archives by category » Articles (Page 35)

Somalia — From Great Hope to Failed State

Comments Off on Somalia — From Great Hope to Failed State

Somalia — From Great Hope to Failed State Source:Association for Diplomatic Studies and Training (ADST) While today the mention of Somalia may conjure up images of a destitute nation run by warlords, such was not always the case. When it gained independence and the territories of British Somaliland and Italian Somalia were unified to create […]

Continue reading …

Dib u akhri:Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban)

Comments Off on Dib u akhri:Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa Qormo aad u falanqaynaysa Doorka Sacuudigu Bur burkii Soomaalida ku lahaa daabacday muddo sanad laga jooggo, waxaana hadda soo ifbaxay wararka Wikileaks iyo bal damaca heerka waxa uu Soomaaliya Sacuudigu la damacsanyahay. Halkaan Qormada dib uga jileec. Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa […]

Continue reading …

sadex arrimood oo ragaadiyay rajadii in ay Puntland horumar gaadho oo mid kamid ah uu masuuliyaddeeda leeyahay Gaas

Comments Off on sadex arrimood oo ragaadiyay rajadii in ay Puntland horumar gaadho oo mid kamid ah uu masuuliyaddeeda leeyahay Gaas

Si xad dhaafa ayay shacabwaynaha Puntland usoo dhaweeyeen markii uu ku guulaystay Hogaanka Madaxwaynaha Puntland nin dhalinyara ah oo´mutacalim ah, waxaana markiiba dadbadan soo galay hami aad u baaxadwayn oo markaas ay shacabkii is yiraahdeen maantay idiin dhalatay riyadíi aad sugayseen in muddo ahba. Hadaba in Riyadaas ay suuroobi waydo 3 arrimood ayaa loo badinayaa […]

Continue reading …

Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa 6-dii bilood ee u danbeysey ku mashquulsanaa dib u habeynta ciidamada, si loo hubiyo tiro iyo tayo sax ah kuwaas oo sugi kara amaanka gudaha iyo xuduudahaba, waxaana ay ka mid ahayd ballan qaadkii uu dadka Puntland u sameeyey. Waxaa hubaal ah in ciidamada amaanka […]

Continue reading …

21 kii bishii may waxay ahayd maalin Khamiis ah aan u qalab qaatay oo aan u anba baxay magaalo ganacsiyeedka Gobolka bari ee Boosaaso aniga oo ka dhaqaaqay Caasimada Punt land ee Garowe, si aan uga qayb qaato imtixaanka qaranka Punt land ee fasalada Afraad ee dugsiga sare iyo fasalada sideedaadka. Ka dib socod dheer […]

Continue reading …

Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas

Comments Off on Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas

Daawo Sawirada: Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas Waxaa lagu qabtey magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota, oo ah halka ay sida cad uga muuqdaan Soomaalida racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Soomaaliya 25 sano kar hor muda haatan laga joogo, shir balaaran oo isugu […]

Continue reading …

Waa u qalmaa Calan Sidihii Afka Soomaaliga in loo doorto Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Qaranka.

Comments Off on Waa u qalmaa Calan Sidihii Afka Soomaaliga in loo doorto Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Qaranka.

In dhawaalaba waxaa marnaa xilka Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Madaxa banaan, kadib kolkii ay jagadaasi iska casishey Guddoomiyihii Guddigaasi Marwo Caasha Geele Diiriye, aqoonyahano isugu jiray rag iyo dumar aad u fara badan ayaa hawo ama rabitaan kaga jirey in ay qabtaan jagadaasi, shakhsiyaad magac iyo miisaan culus ku dhex leh bulshadda […]

Continue reading …

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Comments Off on Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’. Inkastoo DADWAYNAHA reer PUNTLAND iyo maamulka PUNTLAND kaalmada Islaanimo iyo Hiil-walaaleedka ay u galeen walaalahii ka soo qaxay dalka YEMEN, hadana waxaad u malaysaa in ay dadka inta badan hadal hayaan tacadigii ay maamulka Somaliland u gaysteen maatadii isugu jirtey caruurta iyo haweenka oo […]

Continue reading …

24TH Annual SSC Regions Cleanup Day

Comments Off on 24TH Annual SSC Regions Cleanup Day

24TH Annual SSC Regions Cleanup Day By: Haboon Haji Abdi Link: https://plus.google.com/u/0/108510747767118537164/posts On next Monday, May 18th approximately 6,000 SSC States volunteers and community leaders will join forces to clean the banks of the 1080-mile SSC Regions at the 24TH Annual SSC regions Cleanup Day. In a collaboration led by Students and community leaders, volunteers […]

Continue reading …

Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia.

Comments Off on Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia.

Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia. By: Habon Haji Abdi: habon.haji.abdi@gmail.com Link: https://plus.google.com/u/0/108510747767118537164/posts Supporters from the Jupaland, Puntland, Makhir, Khatumo States, NFD and DDS are concerned that Al-shabaab militants groups – with proven ties to paramilitary Somali civil war groups (USC and SNM) – […]

Continue reading …