Home » Archives by category » Heeso (Page 11)

Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Comments Off on Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey … (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Continue reading …

Shacabka Shabeelada Hoose oo Kalsnnonidii kala noqday Shariif Sakii iyo Xasan Culusow (Daawo waxa dhacay)

Comments Off on Shacabka Shabeelada Hoose oo Kalsnnonidii kala noqday Shariif Sakii iyo Xasan Culusow (Daawo waxa dhacay)
Continue reading …

Maxamed Wardi heestaha Nasashada

Comments Off on Maxamed Wardi heestaha Nasashada
Continue reading …

Cawaale Yare: Hees Magacaagi dheeraa Muqdishoy mar soo ceeli (Daawo)

Comments Off on Cawaale Yare: Hees Magacaagi dheeraa Muqdishoy mar soo ceeli (Daawo)
Continue reading …

Qofkasta oo damiir Soomaaliyeed leh, baa marka uu indhihiisa ku arko Fanaanka Caankaa Qasali ee ka haray Fannaaniinteenii Hore oo hadana sidiisii ugu luuqaynaya hees ay Qasali iyo Magool 50 sano ka hor ku luuqayn jirayn. Waliba qofka Soomaaliggaa ee asalkaa wuxuu soo xasuusanayaa Xiliyadii Soomaalidu is jeclayd oo ay isku duubnaayeen, waxaana markiiba miskaxdiisa […]

Continue reading …

Soomaali Baan Ahay Waqtiyada socdaalka ah Xilliyada bal suuree Soojire haddaad tahay Sadarrada dib ugu noqo Soomaali waa kuma? Sinnaantaan la magac ahay San-ku-neefle ma oggoli Inuu iga sarreeyn karo Anna garasho sogordahan Sooryo ruux ugama dhigo, Soomaali baan ahay. Ninna madax salaax iyo Kama yeelo seetada Sasabo ma qaayibo Sirta waxaan idhaahdaa: ”Saab aan […]

Continue reading …

Kooxda Garoowe ee Da’ud Xanaf oo heeso hallaasiya soo bandhigay (Daawo)

Comments Off on Kooxda Garoowe ee Da’ud Xanaf oo heeso hallaasiya soo bandhigay (Daawo)
Continue reading …

Cadaalad daro maxay dhashaa waa heesta maanta P/O idiin soo xushay

Comments Off on Cadaalad daro maxay dhashaa waa heesta maanta P/O idiin soo xushay
Continue reading …

Daawo heesaha iyo Riwaayadaha cajiibkaa ee kooxda Jubbaland ku soo dhwaysay Shirkii Wadatashiga ee Kismaayo

Comments Off on Daawo heesaha iyo Riwaayadaha cajiibkaa ee kooxda Jubbaland ku soo dhwaysay Shirkii Wadatashiga ee Kismaayo
Continue reading …

Maxamed Wardi ku nasta heesihiisa oo siyaasadda dib u dhigta

Comments Off on Maxamed Wardi ku nasta heesihiisa oo siyaasadda dib u dhigta
Continue reading …