Home » Archives by category » Important News (Page 135)
Continue reading …

Gudiga Hannaanka Doorashooyinka Puntland Iyo Jaamac Deperaani (Warbixino)

Comments Off on Gudiga Hannaanka Doorashooyinka Puntland Iyo Jaamac Deperaani (Warbixino)
Continue reading …

Somali Week Festival 2016 Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with partners is proud to present Somali Week Festival (SWF) 2016. This year’s festival will run from Friday 21 October to Sunday 30 October at Oxford House, Derbyshire Street, London, E2 6HG and various other venues. Somali Week Festival is an integral part of […]

Continue reading …

Akhri Qormo uu qoray Ibrahin Gablax 2007 oo uu ka hadlayay halka ay Soomaalidu kasoo jeedo. Maxaad kataqaanaa Boqortooyadii Kushitiga (kush Kingdom, Kush impire) Soomaaliduse ma Kushitic baa asalkoodu? Ama daawo Soomaalida kanada oo markii iyagoo kala qabiila ay DNA iska qaadeen ay isku meel kasoo jeedaan,

Continue reading …
Continue reading …

Sacdiya Cumar Baanafuunsi ayaa iska oyday mar ay ka sheekaysay Gudi uu ka dhacay Madaxwaynaha Soomaaliya isla markaana la jirdilay oo gacan laga jabiyay maadaama ay kasoo jeedo beelaha aan hubka haysan ee 26-kii sano ee lasoo dhaafay la dulmayay. Qofkii daawada ayaa runtii aad uga muragoonaya gabadh Soomaaliyeed oo sidaas loo dhacayo, aabaheedna uu […]

Continue reading …

Iyadoo dalka Soomaaliya ee Qanigaa ee la burburiyay uu ku burburay filimaan iyo riwaayada tirabadan oo ay wada jilayeen gacmo shisheeye iyo Horgalayaal Soomaaliya, ayaa waxaa ugu Riwaayad cajiibsanayd Riwaayadaddii uu aktarka ka ahaa Cali Khaliif Galaydh. Riwaayadaan ayaa la aaminsanyahay in aynan gacmo shisheeye ka marnayn ama si dadban ama si toosa. Riwaayayadan uu […]

Continue reading …

Xinhua writers Wang Xiangjiang, Wang Shoubao and Yao Yuan ADDIS ABABA, Oct. 3 (Xinhua) — African people cherish a dream that one day the capitals of all African countries will be linked by high-speed railways, Chairperson of African Union Commission Nkosazana Dlamini-Zuma once said. Perhaps, the African people have never come closer in their endeavor […]

Continue reading …

Dalka Nigeria ayaa lagu sheegaa in ay maamulaan madaxda aduunka ugu musuqmaasuqa badan waliba waxaa ka sii daran in ay madaxda dalkaasi shacabka dalkooda u noqdeen “Role model” ayba shacabku u arkaan dhaqan wanaagsan in wax la dhaco oo la musuqmaasuqo ayba isku amaanaan. Halka Madaxda dalka Ethiopia ay si aada ula dagaalamaan Musuqmaasuqa isla […]

Continue reading …

DAAN BARI Daan Bari adoo yaal Cirkoo Doollo ka onkoday Beeshoo ah doog-raac.   Adna awrtii dabarli’i Intay kaaga daateen Labadaadii aar diley, Dusha waxaad ka raratana Kollay tahay dameer hayn. Reerkii kaa-dul-guuriyo Deriskii wax kagu tara Markay dani ku haysaad Dad ku kala ogaataa. Anna maanta debacsani Nabarka i damqaayana Daa’in iyo adaa jira […]

Continue reading …