Home » Archives by category » Important News (Page 238)

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Comments Off on Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN. Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada […]

Continue reading …

MA QABSOOMI DOONAAN DOORASHOOYINKA 2016 DOOD WADAAG

Comments Off on MA QABSOOMI DOONAAN DOORASHOOYINKA 2016 DOOD WADAAG
Continue reading …

Dr Baadiyow oo si qaldan u sharaxaya qaabka doorosho xora ay Soomaaliya uga dhici karto (Fikirkaaga ka dhiibo)

Comments Off on Dr Baadiyow oo si qaldan u sharaxaya qaabka doorosho xora ay Soomaaliya uga dhici karto (Fikirkaaga ka dhiibo)
Continue reading …

Beelaha daarood ayaad moodaa in ay waayadaaan danbe ka nasteen qaababkii kala duwanaa ee la isugu dirijiray, iyada oo ay magaaada Kismaayo ahayd halbaowlaha loo adeegsado sidii loo kala qaybin lahaa beelaha daarood. Qaabka loo maamuusay hab qaybsiga xildhibaanada Jubbooyinka oo beelaha qaarna loo badiyay xildhibaanda qaarna loo yareeyay xildhibaanada waa qaab la doonayo in […]

Continue reading …

Waxaa xaqiiq u dhaw in Shirkadaha ka ganacsadda Shidaalka ay inta baddan dunida soo koraysa Boobaan iyagoo marwalba ay dulmanaadaan dadka iska leh deegaanada Shidaalku ceegaago. Maxay tahay sababtu. inta badan shirkadahaan waxay rabaan in ay qaataan 90% shidaalka ama macdanta dhulka ceegaagta, markaas dadka iska leh hadii ay u maraan waa ay la xisaabtamayaan, […]

Continue reading …
Page 238 of 238« First‹ Previous236237238