Home » Archives by category » Important News (Page 137)

Odayaasha Gaalkacyo ee Puntland oo Baaq u Diray Galmudug dhageyso nabadoon Boone ayaa si hufan uga hadlay in dhacdadii iyo weerarkii bariga Gaalkacyo ka dhacay aynan ka odayaal ahaan iyo shacab ahaan toona waxba kala socon, isla markaana ay kala mid yihin shacabka Galmudug Boone ayaa Radio Gaalkacyo ku amaanay nabad ka shaqaynta

Continue reading …

Wasiirka Aminiga Galmudug ayaa sheegay in weerarkii Bariga Gaalkacyo lagu dilay 22 Askari halkaan ka dhegayso. Hadana warsaxaafadeed uu soosaray Golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay tirada dhimashada 13, halkaan ka akhri warbixntaas. Dhanka kale Golaha wasiirada ee DFS oo uu hogaaminayo Raysawalwasaare Carte ayaa Maraykanka ka dalbaday in uu cadeeyo sababta ciidamada dawladda […]

Continue reading …

Sirdoonka Ps-ta Puntland iyo sirdoonka Maraykanka ayaa weerar cirka iyo dhulka ku qaaday xarun ciidan oo ku tiilay koonfur bari Gaalkacyo meel qiyaastii illaa 30 km u jirta Gaalkacyo oo la yiraahdo jeexdin oo dhul baadiye ah. Hadaba ciidamada Ps-ta ee Puntland iyo Wasaaradda gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in ay weereen maleeshiyaad Alshabaab oo […]

Continue reading …

P/O baan 5 sano ka hor ku daabacaynay in uu Cali Khaliif yahay laba-wajiili marin habaabinaya shacabka masaakiintaa ee reer khaatumo isagoo muddo dheer filin Holly-wood movie soo jilayay, laakiin soomaalidaa tiraahda war dhaxaaba cakaaruu iman. Laba wajiilayn waa waxa aduunka ugu khatarsan waayo waa ruux ka been sheegaya waxa dhabtaa ee uu damacsanyahay isagoo […]

Continue reading …

Shiikh shariif oo ka tirsan koxaha wahaabiyiinta xagjirkaa ayaa aaminsan in aan wax qalab music ah laga dhawaajinkarin balse kaliye heesaha codka kaliya lagu qaadi karo. Ninka sidaas xagjirka u ah ayaa hadana doonaya in uu umad dhan hogaamiyo. Daawo

Continue reading …

Troops to help Somali militias British soldiers bound for east Africa in a deployment announced by Theresa May at the United Nations this week will be at the vanguard of a risky plan to sideline Somalia’s army and boost local militias to fight Islamic terrorists. Donors including Britain, the US and the UAE have grown […]

Continue reading …

Dooddii cuslayd ee dhexmartay labada Musharax ee kala matala labada xisbi ee Reb & Dem ayaa ahayd mid culus, waxaana Guushii raacday Hillary Clinton. Hillary Clinton waa looyarad siyaasadda intii nolosheeda ahayd kusoo dhexjirtay, halka uu Trump ahaa ganacsade aan aad uga warhayn cilmiga shuruucda iyo siyaasadda marka laga reebbo erayada fadhi kudirirka iyo caadifadda […]

Continue reading …

Makhaaxida kapital ee ku dhagan Hoteelka Caankaa ee Rugsan ee ku yaal Garoowe ayaa shalay waxaa uu dagaal feer ahi ku dhexmaray Agaasimaha ciidamada badda Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan iyo Ganacsadaha caankaa Jaamac Dhagadheere. Labada masuul ayaa waxay kala wateen laba maleeshiyo oo hubaysan. Kadib dagaalkii ay gacmaha iskula tageen labada masuul ayaa waxaa […]

Continue reading …

Maleeshiya Beeleed ka soo jeeda Gobalka Nugaal oo Ka amar qaata hogaamiye kooxeedka Generaal Jimcaale ayaa shalay waxay xabad ku fureen baabuur wadada ka xirmay mar ay Galbinayeen Hogaamiye Kooxeedka Generaal Jimcaale. Xabaddii ay fureen maleeshiyadaas markii wadadu xirantay ayaa la sheegayaa in ay ku wiiftay oo haleeshay dad shacaba oo uu ka mid ahaa […]

Continue reading …

Xaliima Yarey ayaa ahayd Gudoomihii Doorashooyinka DFS ee 2012 iyo Marlabaad hadana 2016 iyo Waliba Gudoomihii doorashooyinka ee Galmudug. Waxaana cad in kooxda Damjadiid ay 3-da jeerba iyagu u xusheen in ay usoo xusho xildhibaanadii dooranlahaa hogaamiye Damjadiid oo talada qabta. Akhir warbixin aan ku daabacnay P/O Gudigii Doorashooyinka kooxda DamJadiid oo Gudoomiye u doortay […]

Continue reading …