Home » Archives by category » Important News (Page 236)

Cali Gurey:Guurtida Somaliland laaluush bay qaateen doorashadu haday dhici waydo Siilaanyo Madaxwayne nooma aha

Comments Off on Cali Gurey:Guurtida Somaliland laaluush bay qaateen doorashadu haday dhici waydo Siilaanyo Madaxwayne nooma aha
Continue reading …

Dr Gaas: Soomaalidu waligood qaxooti ahaan mayaan ee waxaan ka shaqaynaynaa jawigii ay dalkadooda ku iman lahaayeen (Daawo waraysi)

Comments Off on Dr Gaas: Soomaalidu waligood qaxooti ahaan mayaan ee waxaan ka shaqaynaynaa jawigii ay dalkadooda ku iman lahaayeen (Daawo waraysi)
Continue reading …

Warancade:Aduunka Calanka Soomaalidaan ugu nebcahay, walaalahaya Ingiriiska iyo Ethiopia ayaan kala hadlay

Comments Off on Warancade:Aduunka Calanka Soomaalidaan ugu nebcahay, walaalahaya Ingiriiska iyo Ethiopia ayaan kala hadlay
Continue reading …

Fadeexad:Masharax Cabdikariin Dhagajuun iyo damac xumadiisa ku aadan Gobalada dhexe (Dhegeyso)

Comments Off on Fadeexad:Masharax Cabdikariin Dhagajuun iyo damac xumadiisa ku aadan Gobalada dhexe (Dhegeyso)

Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha DFS Cabdikariin Dhagajuun hadana u taagaan jagada Musharaxnimo Gobalada dhexe ayaa cadeeyay in uu doonayo in xoog iyo jajuub lagu raacaaiyo deegaanada waqooyiga mudug ee Puntland maamulka Gobalada dhexe. Dhanka kalena Cabdiqaybdiid ayaa shalay isna hadalkaas mid la mid ah saxaafadda ka jeediyay. Xaqiiqda marka loo daadagto, Cabdiqaybdiid iyo Dhagajuun […]

Continue reading …

Aamina kuluc & Cabdiraxman Gaas TABANTAABI waa heesta maanta Puntlandobserver idiin soo xushay

Comments Off on Aamina kuluc & Cabdiraxman Gaas TABANTAABI waa heesta maanta Puntlandobserver idiin soo xushay
Continue reading …

Dhegeyso Dagaal Ooge Cabdiqaybdiid oo doonaya in uu deegaana aan rabin xoog ku qaato

Comments Off on Dhegeyso Dagaal Ooge Cabdiqaybdiid oo doonaya in uu deegaana aan rabin xoog ku qaato

Cabdiqaybdiid oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii Soomaaliya meesha ay joogto maanta qaybta ugu wayn ka qaatay, ayaad mooddaa in uu wali daamicanayo markale in uu guluf colaadeed ka rido Gobalka mudug, isagoo horay u hogaaminyay xusuuqii waqooyiga mudug 1991. Bal wali hoos ka dhegeyso damaca foosha xun ee wali Cabdiqaybdiid ka guuxaya

Continue reading …

Daawo Dagaallo hadda ka socda Yemen

Comments Off on Daawo Dagaallo hadda ka socda Yemen
Continue reading …

Khudbaddii Axmed Madoobe Garoowe ka jeediyay oo noqotay Khudbaddii ugu cuslayd shirka (Daawo)

Comments Off on Khudbaddii Axmed Madoobe Garoowe ka jeediyay oo noqotay Khudbaddii ugu cuslayd shirka (Daawo)
Continue reading …

Xasan Kheikh oo khudbaddii abid ugu wanaagsanayd jeediyay (moddo kordhin ma jirto, Puntland xuduuddeedu waa lama taabtaan)

Comments Off on Xasan Kheikh oo khudbaddii abid ugu wanaagsanayd jeediyay (moddo kordhin ma jirto, Puntland xuduuddeedu waa lama taabtaan)

Xasan Kheikh oo khadbaddii abid ugu wanaagsanayd jeediyay (moddo kordhin ma jirto, Puntland xuduuddeedu sideedii bay ahaanaysaa)

Continue reading …

Khudbaddii Madaxwayne Gaas hadallo culus Dhegeyso

Comments Off on Khudbaddii Madaxwayne Gaas hadallo culus Dhegeyso

Khudbaddii Madaxwayne Gaas hadalo culus Dhegeyso

Continue reading …