Home » Archives by category » Important News (Page 234)

Mashruuca Dekadda iyo Wadada Garacad Goldogob oo dhaqaalaha Puntland 3 Jibaari kara Maqaal

Comments Off on Mashruuca Dekadda iyo Wadada Garacad Goldogob oo dhaqaalaha Puntland 3 Jibaari kara Maqaal

Sida Masawirka kore ku cad Garacad waa meesha ugu habboon in Dekad laga dhiso marka laga hadlayo Istiraajiyad ay reer Puntland ka yeeshaan in ay hellaan il dhaqaale oo ay Ganacsigooda ugu beec geeyaan Ethiopia, waliba Dawlad Deegaanka Soomaalida oo aad ugu aadan Garacad marka laga soo taggo dhanka Soomaaliland ee ku beeggan Wajaale. Dhanka […]

Continue reading …

Maxamed Sh Xasan oo Maktabad ka furay Degmada Baargaal (Daawo)

Comments Off on Maxamed Sh Xasan oo Maktabad ka furay Degmada Baargaal (Daawo)
Continue reading …

Dr Cabdiraxmaan Kulmiye Wasiiru Dawlaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Puntland oo ka hadlay arrimo badan oo muhim ah (Daawo)

Comments Off on Dr Cabdiraxmaan Kulmiye Wasiiru Dawlaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Puntland oo ka hadlay arrimo badan oo muhim ah (Daawo)
Continue reading …

faysal Cali Waraabe: Halkii Gaari ee Laankuruuser ah waxay wasiiradu siistaan 80$ kun, askariga 100$ buu qaataa (Daawo faysal oo qaaday heestii burburkii Soomaaliya 1990 ee laankuruusar gado)

Comments Off on faysal Cali Waraabe: Halkii Gaari ee Laankuruuser ah waxay wasiiradu siistaan 80$ kun, askariga 100$ buu qaataa (Daawo faysal oo qaaday heestii burburkii Soomaaliya 1990 ee laankuruusar gado)

Kula Shey yarJarjic illaa Aslihi, Somaliwayn markii ay xornimada Qaadatay 1960 illaa 20 kii sano ee hore ayay horay usocdeen, hadana waxaa burburiyay siyaasiintii maanka gaabnaa, hadana Soomaaliland 25 sano kadib waa kuwaas meeshii Soomaalil 1990 maraysay hadda maraya, oo wakaas Faysal dib u qaaday heestii Saada Cali ee Lankuruusar gado ay qaaday burburkii. Waliba […]

Continue reading …

Wasiirka Dekadaha Puntland: Mashruuca Dekadda Boosaaso waxaan u haynaa 210 million ee Garacad looma wareejin (dhegeyso)

Comments Off on Wasiirka Dekadaha Puntland: Mashruuca Dekadda Boosaaso waxaan u haynaa 210 million ee Garacad looma wareejin (dhegeyso)

Wasiirka Dekadaha iyo la dagaalanka Burcad Badeedda Cabdullaahi Jamac Saalax ayaa maanta aad u faahfaahiyay in laga been sheegtay oo suuqa loo gashay in Mashruucii Dekadda Boosaaso loo wareejiyay Garacad. Wasirrka ayaa sheegay in Boosaaso lacagtii mashruuca loo hayo oo gaaraysa 210 million doolar, ayna noqonayso Dekadda ugu ballaaran Geeska Africa macaa Dekadda Caalamiggaa ee […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Erag: Wixii hore iyo colaaddii iska illaaba waxaan ka wada shaqaynaynaa nabad iyo horumar (Dhegeyso)

Comments Off on Gudoomiyaha Gobalka Mudug Erag: Wixii hore iyo colaaddii iska illaaba waxaan ka wada shaqaynaynaa nabad iyo horumar (Dhegeyso)
Continue reading …

24TH Annual SSC Regions Cleanup Day

Comments Off on 24TH Annual SSC Regions Cleanup Day

24TH Annual SSC Regions Cleanup Day By: Haboon Haji Abdi Link: https://plus.google.com/u/0/108510747767118537164/posts On next Monday, May 18th approximately 6,000 SSC States volunteers and community leaders will join forces to clean the banks of the 1080-mile SSC Regions at the 24TH Annual SSC regions Cleanup Day. In a collaboration led by Students and community leaders, volunteers […]

Continue reading …

Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia.

Comments Off on Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia.

Al-shabaab Become the Killing Machine to Assassinate and Eliminate Targeted Tribal Prominent Politicians and Intellectuals in Somalia. By: Habon Haji Abdi: habon.haji.abdi@gmail.com Link: https://plus.google.com/u/0/108510747767118537164/posts Supporters from the Jupaland, Puntland, Makhir, Khatumo States, NFD and DDS are concerned that Al-shabaab militants groups – with proven ties to paramilitary Somali civil war groups (USC and SNM) – […]

Continue reading …

Waxgaradkii Puntland lagu laayay 56 kamid ah magacyadooda iyo goobta iyo taariikhda (Akhri adaa arkaya in si gooniya hal beel oo beelaha Soomaaliyeed ka mid ah si gooniya loo bartilmaameedsaday)

Comments Off on Waxgaradkii Puntland lagu laayay 56 kamid ah magacyadooda iyo goobta iyo taariikhda (Akhri adaa arkaya in si gooniya hal beel oo beelaha Soomaaliyeed ka mid ah si gooniya loo bartilmaameedsaday)

Liiska Marxuuminta Puntland Lagu Diley. Inta badan marka la doonayo in lagumeeyo umad meel degan ama la boobbo, waxaa laga laayaa haldoorka si markaas maxaasta loo ogolaysiiyo wixii laga damacsanaa. Waxaa ay dad badan iswaydiin doonaan sababta beeshaan loo bartilmaameedsanoyo oo haldoorka looga laynayo, iyadoon beelaha kala sidaas loo danaynayn. 1 – Suldaan Ciise Xasan […]

Continue reading …

Cabdiraxmaan cirro iyo Faysal A/Waraabe oo ka hadlay Muddo kordhinta Xukuumadda Siilaanyo (Video)

Comments Off on Cabdiraxmaan cirro iyo Faysal A/Waraabe oo ka hadlay Muddo kordhinta Xukuumadda Siilaanyo (Video)
Continue reading …