Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 24)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

  Murtida Maanta [Thought of the Day] Wax waligood dhaboobaayi ma jiro ilaa iyo inta aan la shirrabin.   JOHN KEATS Nothing ever becomes real till it is experienced. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 21.06.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Waxqabad waxtar leh ayaa ka wanaagsan weedh si wacan loo yidhi. Benjamin Franklin Well done is better than well said. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.06.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kuwiinna rumeeyow! Soon ayaa laydin faray, sidii loo faray kuwii idin ka horreeyey, si aad xumaanta uga dhawrsataan. Quraanka Kariimka 2:183 Suuradda al-Baqara     يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ O you who believe! Fasting is prescribed for you, as […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Bisha Ramadaan waa bisha Quraanku soo degey; isagoo dadka hanuun u ah, hanuun ku garab siiya kala saaridda xaqa iyo baaddilka. Waa in soomid uu billaabaa kiinna ogaada dhalashada bisha Ramadaan. Kuwiinna buka ama socdaal ku jira waa in maalmaha ka taga xilli kale gudaan. Eebbe kallif iyo culays […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kolka caqligu madhanyahay, indhuhu cood ma dhalaan. Summadlaawe The eyes are useless when the mind is blind. UNKNOWN Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.05.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Waa in dhab ahaantii fushannaa arrimaha aynnu xiiseeynaynno, ee maaha kuwa cid kale inoo sheegto in ay lamahuraan tahay. Summadlaawe We should do the kinds of things we are genuinely interested in, as opposed to things someone else says are necessary. Anonymous Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.05.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nasiino haddii aanay jirinnin, qofku ma shaqeeyn karo; shaqo haddii aanay jirinnin, nasiino qudha qofku innaba wax faa’iido leh ma siiso. Maahmaah Abkhaasiyeed Without rest, a man cannot work; without work, the rest does not give you any benefit. Abkhasian Proverb Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 12.05.2017      

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ahbalku wuxuu isu haystaa in uu abwaan yahay, abwaankuse wuu is-ogyahay in uu ahbal yahay. William Shakespeare A fool thinks himself to be wise, but a wise man knows himself to be a fool. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 11.05.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Doqonnimadu dhabtii walaasha sharnimada weeye. Sophocles Foolishness is indeed the sister of wickedness. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 10.05.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dadka nolosha ku guulaysta waxay had iyo goor baadiggoobaan fursadaha ummadda inteeda kale ay ku caawin lahaayeen. Dadka nolosha ku guuldarraysta waxay had iyo goor weyddiiyaan, ‘Maxaa aniga arrinkaa iga soo gelaya?’ Brian Tracy Successful people are always looking for opportunities to help others. Unsuccessful people are always asking, […]

Continue reading …