Home » Archives by category » Wararka (Page 776)

dhagayo Beelaha Hawiye oo ku dhawaaqay dhismaha Maamul-Gobaleed ka kooban labadda Shabeele iyo Banaadir

Comments Off on dhagayo Beelaha Hawiye oo ku dhawaaqay dhismaha Maamul-Gobaleed ka kooban labadda Shabeele iyo Banaadir

Kulan ay kuyeesheen Magaaladda Muqdisho masuuliyiin kakala socda beelaha hawiye ayaa lagu gorfeeyay sidii loo dhisi lahaa Maamul Gobaleed ka kooban labadda shabeele iyo Banaadir Halkaan ka dhagayso kalankaas [audio:http://afrikada.com/wp-content/uploads/2014/01/webka-afrikada-xildhibaan1.mp3]

Continue reading …

Daawo Puntland-tv oo aad uga hadlaya arrimo badan, sidda soo dhawayntii Sayidka iyo Geedi oo Jubbaland kayimid, maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug oo Gaalkacyo Illaa Garoowe aad loosoo dhaweeyay oo dhulka soo maray, wafti ay ka dhexmuuqdaan Fanaan Cali Dhaanto oo kayimid DDSI, waftiga Jabuuti,iyo Buuhoodle iyo Kismaayo oo aad looga soo dhaweeyay caleemasarka

Comments Off on Daawo Puntland-tv oo aad uga hadlaya arrimo badan, sidda soo dhawayntii Sayidka iyo Geedi oo Jubbaland kayimid, maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug oo Gaalkacyo Illaa Garoowe aad loosoo dhaweeyay oo dhulka soo maray, wafti ay ka dhexmuuqdaan Fanaan Cali Dhaanto oo kayimid DDSI, waftiga Jabuuti,iyo Buuhoodle iyo Kismaayo oo aad looga soo dhaweeyay caleemasarka
Continue reading …

Khat: What impact will UK herb stimulant ban have?

Comments Off on Khat: What impact will UK herb stimulant ban have?

Home Secretary Theresa May is banning a herb called khat, a stimulant chewed by large sections of the Somali community and grown mainly in East Africa. The UK is the biggest western importer of the plant, which in the next few months will become classified as a class C drug. Alex Miller, editor-in-chief of Vice […]

Continue reading …

Muqdisho- kadib markii maalintii shalay Barlamaanka Somalia uu meel mariyay Golaha wasiirada ee xukumadda Somalia ayaa Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo kamid ah Barlamaanka Somalia horayna usoo noqday Wasiirkii Dastuurka Xiligii KMG waxa uu eedeyn usoo jeediyay Madaxweyne Xasan shiikh Max’uud. Xildhiban Xoosha waxa uu Madaxwaynaha ku eedeyay inuu ka weecday dastuurka dalka isla-markaana si […]

Continue reading …

Daawo wafuuda dhamaan Maamuladda Soomaalidda ee Garoowe soo gaaray sidda Jubbaland, Ximan iyo Xeeb Galmudug, iyo DDSI”Dawlad Deegaanka Soomaalidda Itoobiya”,iyo Proff Geedi oo lasopcday waftiga Jubbaland

Comments Off on Daawo wafuuda dhamaan Maamuladda Soomaalidda ee Garoowe soo gaaray sidda Jubbaland, Ximan iyo Xeeb Galmudug, iyo DDSI”Dawlad Deegaanka Soomaalidda Itoobiya”,iyo Proff Geedi oo lasopcday waftiga Jubbaland
Continue reading …

Ahmed Bihi: INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)

Comments Off on Ahmed Bihi: INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)

INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)Reerkoodu waxey leeyihiin 500 oo geel ah, asaguna carab ayuu 5 geel ah u raacaa! Nin Somali ah oo reerkoodu leeyihiin 500 oo geel ah ayaa ushaqeeya nin Saudi ah oo leh 5 geel ah. 5-taas geela ah ayuu u raacaa. Somalia dhaqaale weyn oo la […]

Continue reading …

Axmed Madoobe iyo Cali Maxamed Geedi iyo wafti culus kasocda Galmudug, Xiam iyo Xeeb iyo Jabuuti oo gaaray Garoowe

Comments Off on Axmed Madoobe iyo Cali Maxamed Geedi iyo wafti culus kasocda Galmudug, Xiam iyo Xeeb iyo Jabuuti oo gaaray Garoowe

Axmed Madoobe iyo Cali Maxamed Geedi iyo wafti culus kasocda Galmudug, Xiam iyo Xeeb iyo Jabuuti oo gaaray Garoowe. Waftiyadan ayaa ka qaybgali doona Caleema saarka Madaxwaynaha Puntlad Proff Gaas

Continue reading …

Inkastoo arrinka muhiimadda in Puntland isbadal kadhaco shacabka Puntland aad ugu kala qaybsanaayeen oo in baddan oo shacabka Puntland kamidda ay aad ula jiren Xukuumadii Cabdiraxmaan Faroole, hadana waxaan la inkiri karin sidii shacabka Puntland ay u farxeen markii laga adkaaday taagaarayaashii Cabdiraxmaan Faroole. Waxaa ay su-aashu ka imaanaysaa horta yay kadhabtahay in Puntland isbadal […]

Continue reading …

Dhagayso: Proff Togane oo sharaxaya dhibaatooyinka qabiilku keeno

Comments Off on Dhagayso: Proff Togane oo sharaxaya dhibaatooyinka qabiilku keeno

Mudane Proff Togane oo ah nin jecel in aanu lagaban waxa uu aaminsanyahay ama cidii uu isleeyahay dawlad la’aanta Soomaaliya iyagoo usababa ayaa maantana tuushka ku qabtay dhibaatooyinka qabyaaladda. Dhagayso [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/01/Togane-.mp3] Ama moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Shirkii Jaaliyada Dhalinyarada puntland Ee Wadanka Switzerland

Comments Off on Shirkii Jaaliyada Dhalinyarada puntland Ee Wadanka Switzerland

Shir aan caadi aheyn oo aay isugu yimaadeen dhalinyarada jaaliyada Puntland ee wadanka switzerland shirkaas oo ka dhacay magalada fribourg taarikhdu markay aheyd 18|01|2014 kadib markii la arkay habacsanaanka dhexjirtah jaaliyada dhexdeeda waxaa la is tusay in la helo gudi kumeel gaar ah oo hogaanshah jaaliyada si looga boxo is barbar yaaca ka dhex jirah […]

Continue reading …