Home » Archives by category » Wararka (Page 777)

Baarlamaanka Soomaaliya oo siiyay kalsoonidii xukuumadda Cabdiwali: waxaa soo xaadiray 234 xildhibaan, waxaa haa u codeeyay 186, waxaana maya u codeeyay 46 xildhibaan, halka 1 xildhibaan ka aamusay

Comments Off on Baarlamaanka Soomaaliya oo siiyay kalsoonidii xukuumadda Cabdiwali: waxaa soo xaadiray 234 xildhibaan, waxaa haa u codeeyay 186, waxaana maya u codeeyay 46 xildhibaan, halka 1 xildhibaan ka aamusay

Baarlamaanka Soomaaliya oo siiyay kalsoonidii xukuumadda Cabdiwali: waxaa soo xaadiray 234 xildhibaan, waxaa haa u codeeyay 186, waxaana maya u codeeyay 46 xildhibaan, halka 1 xildhibaan ka aamusay

Continue reading …

Su-aashii Abwaan Cabdi Shire Caiyaar-jecel uu waydiiyay Madaxwaynaha ee ahayd Madaxwayne ma is-casilaysaa oo meelkasta maanta looga sheekaysto magaca reer ciyaar jecel (Daawo)

Comments Off on Su-aashii Abwaan Cabdi Shire Caiyaar-jecel uu waydiiyay Madaxwaynaha ee ahayd Madaxwayne ma is-casilaysaa oo meelkasta maanta looga sheekaysto magaca reer ciyaar jecel (Daawo)

Halyay Abwaan Cabdi Shire Ciyaar-jecel ayaa si geesinimo iyo ragino ku dhisantahay u waydiiyay Madaxwaynaha laba su-aalood oo runtii sumcadii Abwaanka maanta aad kor ugu qaaday. Labadda su-aalood ayaa kala ahaa. Madaxwayne waxaan xaqiiqsaday in aad Damjadiid isku koox tihiin ee ma iska dhaafaysaa kooxaysigga oo danta Shacabka maka hormarinaysaa dantaadda gaarkaa???, su aashaan oo […]

Continue reading …

Maahmaahdii ahayd nin aduunyo noolow maxaa arragti kuu laaban. Shacabka Soomaalidda illaa ay iskala xisaabtamayaan dadka ay masuuliyadda u dhiibtaan, waligood horumar gaarimayaan. Ninka Siyaasigaa maanta dantiisa asagoo eeganaya ayuu shacabkiisii kadhiganayaa wax siduu rabo uu kayeelo waayo waxaan jirin laxisaabtan. Wasiirka Khayraadka Badda ee Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan ayaad hadda ku gorgortamaya Masiirka Beesha […]

Continue reading …

Daawo. Tv-Universal barnaamijka dood wanaag oo Xassan Shiikh lagu waydiiyay su-aalo culus sidda ma is-casilaysaa hadii xukuumadda cusub fashilanto

Comments Off on Daawo. Tv-Universal barnaamijka dood wanaag oo Xassan Shiikh lagu waydiiyay su-aalo culus sidda ma is-casilaysaa hadii xukuumadda cusub fashilanto
Continue reading …

Daawo Somalichanel: Caleemasaarka maamulka Jubbaland

Comments Off on Daawo Somalichanel: Caleemasaarka maamulka Jubbaland

Qaybta Doodda ee caleemasaaarka Jubbaland

Continue reading …

Dhagayso Faysal cali Waraabe: wadahadallada Somaliland iyo Somalia wadahadaladda waxaa nala galay dawlad Gobaladeed ee looma dhama

Comments Off on Dhagayso Faysal cali Waraabe: wadahadallada Somaliland iyo Somalia wadahadaladda waxaa nala galay dawlad Gobaladeed ee looma dhama

Faysal Cali Waraabe ayaa maanta qiray in wadahadalka Soomaaliya iyo Soomaliland aan loo dhamayn ee ay yihiin dadkaan ay lashiraan maalin kasta Dowlad Gobaleed kamidda Dawlad Gobaleedyadda Soomaaliya kajira mid kamidda, calashaan muxuu Faysal kawadaa Dawlad Gobaleedyo waa qabiilo, calshaan Dawlad Gobaleedka Puntland waa Daarood, Dawlad Gobaleedka Soomaaliland waa Isaaq, Dawlad Gobaleedka Banaadirland waa Hawiye. […]

Continue reading …

Xassan shiikh oo lawaydiiyay goormaad iscasilaysaa oo hadda gariiray markii uu arkay Shacabkii oo indhaha soo taagtaagaya

Comments Off on Xassan shiikh oo lawaydiiyay goormaad iscasilaysaa oo hadda gariiray markii uu arkay Shacabkii oo indhaha soo taagtaagaya

Guul Guul insha allaah. Waxaad moodaa maanta in Shacabkii Soomaaliyeed ay ilbaxeen oo hadda hogaamiyayaashii ay kaadi siidaynayaan oo baqanayaan markay shacabku su-aalo waydiiyaan. Howlaha warbaahinta Puntlandobserver ay kashaqaynaysay ayaa ahayd baraarujin Shacab calashaan in aynan waligood u nacamlayn Madaxwayne ee taa badalkeedda ay yiraahdaan adeer banaankaas noodhig Masiirka Shacabka calashaan in lala xisaabtamo. Hadda […]

Continue reading …

Daawo xafladii caleemasaarka maamulka Jubbaland oo ay ka hadlayaan Nicholas Key, Axmed Madoobe iyo Fanaaniinta Jubbaland oo heeso cajiiba soo bandhigay

Comments Off on Daawo xafladii caleemasaarka maamulka Jubbaland oo ay ka hadlayaan Nicholas Key, Axmed Madoobe iyo Fanaaniinta Jubbaland oo heeso cajiiba soo bandhigay
Continue reading …

BBC World TV’s Komla Dumor dies (Komla oo ahaa ninkii ugu caansanaa wariyayaasha afrikaankaa ayaa geeriyooday isagoo 41 jir)

Comments Off on BBC World TV’s Komla Dumor dies (Komla oo ahaa ninkii ugu caansanaa wariyayaasha afrikaankaa ayaa geeriyooday isagoo 41 jir)

BBC TV presenter Komla Dumor has died suddenly at his home in London at the age of 41, it has been announced. Ghana-born Dumor was a presenter for BBC World News and its Focus on Africa programme. One of Ghana’s best-known journalists, he joined the BBC as a radio broadcaster in 2007 after a decade […]

Continue reading …

Daawo waraysiyo xasuuqii shabeeladda Hoose, dhexe iyo Hiiraan oo ciidanka dawladda lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen waliba taliyaha ciidamadda uu ahaa Culusow

Comments Off on Daawo waraysiyo xasuuqii shabeeladda Hoose, dhexe iyo Hiiraan oo ciidanka dawladda lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen waliba taliyaha ciidamadda uu ahaa Culusow
Continue reading …