Home » Archives by category » Wararka (Page 781)

C/llaahi Kolombo “Waxaan kaga tegay VOA markii C/raxmaan Yabarow”

Comments Off on C/llaahi Kolombo “Waxaan kaga tegay VOA markii C/raxmaan Yabarow”

Suxufiga rug-cadaaga ah C/llaahi Nuur Maxéd (Kolombo) oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka shaqeeya Laanta Af-Soomaaliga ah ee  Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa maanta shaqadii uu ka hayey Idaacadaasi ka ruqseystay,  kaddib markii culeys uu ka soo food-saaray C/raxmaan Yabarow oo madax ka ah Idaacadda. Markii aanu ka war-helnay shaqada ka tegista C/llaahi Kolombo ayaa […]

Continue reading …

Generaal Galaal oo dhaliilay Damjadiid iyo Cabdikariin wasiirka arrimaha Gudaha

Comments Off on Generaal Galaal oo dhaliilay Damjadiid iyo Cabdikariin wasiirka arrimaha Gudaha

Generaal Maxamed Nuur Galaal ayaa yiri Wasiirka arrimaha Amniga wuxuu ahaa macalin School Amnina waxba kama yaqaan, kamana shaqayn karo ee isagaa khatar ku ahaa waayo shuruuuduu u baahanyahay Amniga Galaal ayaa ka codsaday Raysal Wasaaraha in aanu kusoo darin Wasiiradiisa Koox Diimeedyadda sidda Alshabaab, Aala Shiikh, Damjadiid ISka ilaasha Koox Diimeed Ugu danbayntiina wuxuu […]

Continue reading …

Mucjiso: Daawo Gudoomiha Hiliwaa iyo shacabka Degmadda oo walisaqo ciyaaraya

Comments Off on Mucjiso: Daawo Gudoomiha Hiliwaa iyo shacabka Degmadda oo walisaqo ciyaaraya
Continue reading …

Khudbadii ay shacabka Puntland sugayeen ayuu Proff Gaas ka jeediyay maanta oo taariikhdu ahayd 15.1.2014. Khudbadaan baa noqonaysa Khudbad uu jeediyo ruux hogaana wixii ka danbeeyay 1962. Xaqiiqiyan wararka Gaas illaahay khayr haka dhigee waa arrimhii aan ka Puntlandobserver ahaan aadka u sugaynay in isbadal noocana dhaco. Halkaan ka dhagaysi Khudbadda Proff Gaas [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/01/gaas.mp3] Ama […]

Continue reading …

Cali Khaliif Galaydh: Xassan Shiikh Wuxuu doonaya Raysal wasaare uu sida uu rabo u maamulo

Comments Off on Cali Khaliif Galaydh: Xassan Shiikh Wuxuu doonaya Raysal wasaare uu sida uu rabo u maamulo

Ra’izul Wasaarhii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr hadana ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka kana mid ah kuwa lagu tiriyo inay siyaasadoodu ka fog tahay madaxtooyada Soomaaliya ayaa saaka weerar kale ku qaaday habdhaqanka madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka hogaaminta dalka. Mudane Galeyr ayaa sheegay in Xasan Shiikh uu ka sii daran yahay go’aamadiisa iyo xukun isku […]

Continue reading …

Super cows’ part of Sudan’s agriculture revolution

Comments Off on Super cows’ part of Sudan’s agriculture revolution
Continue reading …

Daawo Falanqaynta Dhacdooyinka oo aad lowgu falanqaynayo Mowshinkii Wasiiradii Saacid

Comments Off on Daawo Falanqaynta Dhacdooyinka oo aad lowgu falanqaynayo Mowshinkii Wasiiradii Saacid
Continue reading …

Ahmed Ali Bihi: MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA?

Comments Off on Ahmed Ali Bihi: MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA?

MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA? Fakarka madaxweynayaashu waxey u kala duwan yihiin hadba sida ay KALSOONI ugu qabaan naftooda, aqoontooda iyo maamulkooda. Waxaa kale oo ay ku kala duwan yihiin LEGACY-ga uu rabo inuu madaxweynaha lagu xasuusto, sida: 1) Ma wuxuu rabaa inuu noqdo madaxweyne ilaa inta uu ka dhimanayo ama laga […]

Continue reading …

Dr Faroole: Maxaa Shacabka Puntland kala gudboon Qaabka loo maamuusayo Dr faroole

Comments Off on Dr Faroole: Maxaa Shacabka Puntland kala gudboon Qaabka loo maamuusayo Dr faroole

Waxaa Shacabka iyo Dawladda Puntlandba ku waajibba in ay aad u ciseeyaan oo xil gooniya iska saaraan xushmaynta iyo kawarhaynta Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo Dr Calishire Madaxwayne kuigeenka. Waa in ay helaan Dr Faroole iyo Cabdisamad maamuus gooniya, Guri iyo Mushaar joogto ah iyo waliba in shaqooyin loo abuuro waliba xilal dhanka talokeenka ah. Sidaa […]

Continue reading …

Markacaday.com:Maalin Madow:Maleeshiyo Beeleed-ka USC Oo Hubkii Hore Mid Cusub Loogu Daray?(Sawiro)

Comments Off on Markacaday.com:Maalin Madow:Maleeshiyo Beeleed-ka USC Oo Hubkii Hore Mid Cusub Loogu Daray?(Sawiro)

Warkaan oo masawiro wata halkaan hoose kiligsii Maalin Madow:Maleeshiyo Beeleed-ka USC Oo Hubkii Hore Mid Cusub Loogu Daray?(Sawiro) Maleeshiyada dowladda oo la ogyahay in ay ka soo jeedaan beelaha ay soomaliya ka degi la’dahay ayaa hubkii ay horay u heysteen ee ay u adeegsan jireen in ay ku boobaan dhulka beelaha kale loogu daray hub […]

Continue reading …