Home » Archives by category » Wararka (Page 779)

Munaasabad sagootin Madaxdii hore iyo soo dhawayn Madaxda cusub ee maamul goboleedka Puntland. Goobta : Kallahden nuorisotalo/VUOSAARI Cinwaanka: Pohjavedenkatu 5 00980 Helsinki Maalinta: Axad 19.01.2014 Saacda: 16:00

Comments Off on Munaasabad sagootin Madaxdii hore iyo soo dhawayn Madaxda cusub ee maamul goboleedka Puntland. Goobta : Kallahden nuorisotalo/VUOSAARI Cinwaanka: Pohjavedenkatu 5 00980 Helsinki Maalinta: Axad 19.01.2014 Saacda: 16:00

Munaasabad sagootin Madaxdii hore iyo soo dhawayn Madaxda cusub ee maamul goboleedka Puntland. Goobta : Kallahden nuorisotalo/VUOSAARI Cinwaanka: Pohjavedenkatu 5 00980 Helsinki Maalinta: Axad 19.01.2014 Saacda: 16:00 La soo xiriir gudiga qabanqaabada: Gudoomiye: Maxamed Xasan Ibrahim (046 684 7960) Xubin: Cabdifatax Jamac(Janagale) (tel.045 850 3695) Xubin: Ibrahim Xasan Caynab (Tel: 045 160 7622) Xubin: Cabdirizaq […]

Continue reading …

Ceelka-geeye Nimanyahow Ca’dii gabay beryahan, waanigaan celine Calooshayda waataan ka jaray, cayn kastooy tahaye Caweeyskii ma jiifsado hurdada, saan caraysnahaye Cuntadii la cunayiyo anfaco, wayska celiyaaye Caatoobay jeer hore haddaan, camanno buuraaye Culays baa i saarraa baqdini, camal jin weeyaane. Caamuqa Ilaah baa baxshoo, caymo ii furaye Ciddii Reer Puntland iyo tolkay, caafimaad hela’e Caqligiyo […]

Continue reading …

Ethiopia and Somaliland agree on importance of transit cooperation mechanisms

Comments Off on Ethiopia and Somaliland agree on importance of transit cooperation mechanisms

Ethiopia and Somaliland agree on importance of transit cooperation mechanisms Ethiopia and Somaliland agreed on Monday (January 6) to exercise maximum effort to establish short and long-term transit cooperation mechanisms. These are intended to help find mutually agreed directions for modalities for Ethiopia’s use of Somaliland ports. In a meeting between Somaliland officials and Ethiopia’s […]

Continue reading …

Bismillah. Dhamaan Shacabka Puntland waxay si aan marna lamalayn Karin uGu farxeen isbadalkii ka dhacay Puntland, taasi waxay jawaab ay ku qancaan u ahayd taageerayaashii Xukuumaddii Faroole in Shacabka Puntland u oomanaayeen in uu Puntland kadhaco isbaddal siyaasadeed. Khudbadii taariikhigga ahayd ee Proff Cabdiwali Gaas uu kajeediyay xarunta PDRC 15.01.2015 waxay ahayd Khudbad uu aad […]

Continue reading …

Dhagayso: Cuuke oo sheegay in ay muhiimtahay in shacabku xoolahoodda illaashadaan oo Wasiiradda laxisaabtamaan

Comments Off on Dhagayso: Cuuke oo sheegay in ay muhiimtahay in shacabku xoolahoodda illaashadaan oo Wasiiradda laxisaabtamaan

Inta baddan Soomaalidda waxaynan baran haba yaraatee sidii ay ula xisaabtmi lahaayeen dadka ay Masuuliyadda u dhiibtaan. Shacabka ayaa laga rabaa in ay ka dhiidhiyaan hadii aan latusin waxoodii meesha loo isticmaalay, waana in uu jiraa Hantdhowr madaxbanaan oo laxisaabtama wasiiradda iyo Madaxda. Waxaa wax lagu farxo ah in Proff Cabdiwali Gaas oo khudbadii u […]

Continue reading …

Wasiiradda Cusub ee Dfs Magacyadooda iyo Qabiilkooda

Comments Off on Wasiiradda Cusub ee Dfs Magacyadooda iyo Qabiilkooda

Wasiirada beesha Dir: 1-Jamac Oday – Habar jeclo -Damujadiid 2-Ridwaan Xirsi Maxamed – Ciidagale – Kooxda Badbaado Cabdiwali Gaas 3-Mohamed Cali Xagaa – Ciise – Kooxda Badbaado Cabdiwali Gaas 4-Abdirahman Beyle -Gadabuursi – 5- Mohamed Ibrahim ,Ibbi Walaalkiis -Biyamaal Wasiirada Hawiye: 1-Mustaf Dhuxulow -Murusade -Kooxda Shariif Sakiin 2-Joodax Barre – Xawaadle -Kooxda Badbaado Cabdiwali Gaas […]

Continue reading …

Nabadgelyo iyo Warsan, Madaxweyne Faroole- Qormada 2aad ee Doorashadii Puntland!

Comments Off on Nabadgelyo iyo Warsan, Madaxweyne Faroole- Qormada 2aad ee Doorashadii Puntland!

Nabadgelyo iyo Warsan, Madaxweyne Faroole- Qormada 2aad ee Doorashadii Puntland! Qormadaan oo Doc File ah halkaan hoose kala bax. Doorashadii Puntland II Billowgii sannadkan 2014 ayaa waxay ishaydu qabatay saddex (Sawir-Kaartuun) oo kala dudduwanaa oo uu sawiray Amiin Caamir oo saddexdaba jilaagu yahay Madaxeyne Faroole. Midkii sida ba’an aan ugu qoslay wuxuu ahaa midka saarka […]

Continue reading …

Doorashadii Puntand, Jan. 8, 2014 (Faallo iyo abla-ablayn) Bisinka ka billaaba, Shayddaan ha beygagee!..

Comments Off on Doorashadii Puntand, Jan. 8, 2014 (Faallo iyo abla-ablayn) Bisinka ka billaaba, Shayddaan ha beygagee!..

Doorashadii Puntand, Jan. 8, 2014 (Faallo iyo abla-ablayn) Bisinka ka billaaba, Shayddaan ha beygagee!.. Halkaan hoose karogo qoraalkan oo doc file ah. Doorashadii Puntand I Xalay oo ay bisha Jannaayo ku beegnayd 8dii, sannadka 2014 waxay ahayd habeen reebtey taariikh iyo xusuus ma guuraan ah. Waa habeenkii ay dhacday doorashadaii dawladda Puntland. Aalaaba xilliga ka […]

Continue reading …

Daawo Aqoonyahan Halyay Oday Soomaaliyeed Xassan Cali Mire oo dhalinyaradda Soomaaliyeed ku guubaabinaya muhiimadda Midnimadda

Comments Off on Daawo Aqoonyahan Halyay Oday Soomaaliyeed Xassan Cali Mire oo dhalinyaradda Soomaaliyeed ku guubaabinaya muhiimadda Midnimadda
Continue reading …

Suldaan kasoo jeedda Somaliland oo sheegay in Madaxtooyadda Soomaaliland ay lug kuyeeshaan marka DFS ay magacaabayaan Golaha wasiradda oo ay yiraahdaan Hebel nooga dhig wasiir Daawo

Comments Off on Suldaan kasoo jeedda Somaliland oo sheegay in Madaxtooyadda Soomaaliland ay lug kuyeeshaan marka DFS ay magacaabayaan Golaha wasiradda oo ay yiraahdaan Hebel nooga dhig wasiir Daawo
Continue reading …