Home » Archives by category » Wararka (Page 780)

Dhagayso Khudbadii Raysal Wasaare Cabdiwali uu ka jeediyay Xafladii markuu Magacaabayay Golihiisa Wasiiradda

Comments Off on Dhagayso Khudbadii Raysal Wasaare Cabdiwali uu ka jeediyay Xafladii markuu Magacaabayay Golihiisa Wasiiradda

Halkaan Hoose ka dhagayso Khudbadda raysal Wasaaraha ee uu ka jeediyay Xafladii magacaabidda Golihiisa Wasiiradda [audio:http://kalshaaleonline.com/wp-content/uploads/2014/01/RW-CABDI-WALI-DHEGAYSO.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Daawo CeeriGaabo oo looga Hambalyeeyay Madaxda Dawladda Cusub ee Puntland

Comments Off on Daawo CeeriGaabo oo looga Hambalyeeyay Madaxda Dawladda Cusub ee Puntland
Continue reading …

Raysal Wasaare Cabdiwali oo Wasiiradii DFS Qaybta Puntland u magacaabay Rag Magac leh oo horey ugasoo shaqeeyay Golihiisa wasiiradda ee maamuladii Puntland soo maray

Comments Off on Raysal Wasaare Cabdiwali oo Wasiiradii DFS Qaybta Puntland u magacaabay Rag Magac leh oo horey ugasoo shaqeeyay Golihiisa wasiiradda ee maamuladii Puntland soo maray

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa xalay ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada, kadib munaasabad daahday oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada. Ku dhawaaqista Golaha Wasiirada oo muddo saacado la sugayay ayaa qarka u saarantay inay dib u dhacdo, kadib markii uu is mari waa dhex maray Madaxda dowladda. Maamulka Puntland oo Somalia ah maamulka ugu […]

Continue reading …

Tarsan oo diiday wasiirka kuxigeenka Isboortiga ee loo magacaabay isagoon lagala tashan

Comments Off on Tarsan oo diiday wasiirka kuxigeenka Isboortiga ee loo magacaabay isagoon lagala tashan

Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu si xoogan uu kaga horyimid Jagada Wasiir Ku Xigeenka Isboortiga & Dhalinyarada, oo loo magacaabay. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya oo ku dhawaaqay 25 Wasiiro Ku Xigeeno, ayaa waxa uu xubin ka mid ah uu u magacaabay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka […]

Continue reading …

Akhri liiska wasiiradda la magacaabay

Comments Off on Akhri liiska wasiiradda la magacaabay

Wasiira-dalayaasha: 1.Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka 2.Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda 3.Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga 4.Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga 5.Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka Golaha Wasiirada Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Barre Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi […]

Continue reading …

Daawo: XULASHADA TODOBAADKA loolanka dowlad dhisidda

Comments Off on Daawo: XULASHADA TODOBAADKA loolanka dowlad dhisidda
Continue reading …

Raysalwasaaraha oo tanaasulay iyo wasiiradii oo daqiiqado kadib lagu dhawaaqayo

Comments Off on Raysalwasaaraha oo tanaasulay iyo wasiiradii oo daqiiqado kadib lagu dhawaaqayo

Sidda ay Puntlandobserver sihoose oo dhanka Telefonka ah lowgu xaqiijiyay waxaa tanaasulay RaysalWasaaraha waxaana lafilayaa in goor dhaw marka raysal Wasaaruhu yimaado goobta Xafladda lagu dhawaaqi doono Golahaw wasiiradda Cusub

Continue reading …

Laba Beelood oo Turkiga isku waraysanaya (Qiso Qosol badan)

Comments Off on Laba Beelood oo Turkiga isku waraysanaya (Qiso Qosol badan)

Xigasho: Allsanaag: Wada hadalka ka dhacaya dalka Turkiga ee dhex maraya labada beelood ee kala degan Hargeysa iyo Xamar ayaa waxaa iska wareestay labada nin ee kala ah Deeq iyo Daryeel. Sheekadiina sidan ayey u dhacday: Deeq: Wadahadaladii Soomaaliland iyo Soomaaliya u dhaxeeyay ee Turkiga ka dhacayey maxaad war ka heesaa? Daryeel: War ninyahow inaad […]

Continue reading …

Raysal wasaare Cabdiwali oo diiday in Xassan Shiikh u yeeriyo cida uu wasiiradda u magacaabayo

Comments Off on Raysal wasaare Cabdiwali oo diiday in Xassan Shiikh u yeeriyo cida uu wasiiradda u magacaabayo

Warar si hoose Puntlandobserver u heshay ayaa sheegaya in uu maanta Raysal Wasaare Cabdi Wali si aada isagoo u caraysan uu kabaxay Madaxtooyadda iyadoo Xafladda Magacaabidda Golaha Wasiiradda ee cusubi ay maanta markii labaad baaqatay. Raysal Wasaaraha ayaa ka carooday Liis ay ku qoranyihiin Magacyo Wasiiro ah oo uu Madaxwaynuhu wato taas oo aan Dastuuri […]

Continue reading …

Africa: China and Japan’s Next Battleground? While China and Japan may look like they’re competing in Africa, the two countries are actually playing different games.

Comments Off on Africa: China and Japan’s Next Battleground? While China and Japan may look like they’re competing in Africa, the two countries are actually playing different games.

As tensions between China and Japan multiply, there is an increasing battle for influence in other states. For example, in his recent article in The Diplomat, Jin Kai noted China and Japan’s global media war. There has also been an upswing in more traditional diplomatic wrangling, with Japan seeking to increase its influence in ASEAN […]

Continue reading …