Home » Archives by category » Wararka (Page 801)

Dib u xasuusin –>>Muhiimadda dooda Fagaaraha ee Musharaxiinta lagu kala saaro akhri falanqaynta, Daawo Doodahii Musharaxiinta Maraykanka soomaray ee doodihii fagaarayaasha

Comments Off on Dib u xasuusin –>>Muhiimadda dooda Fagaaraha ee Musharaxiinta lagu kala saaro akhri falanqaynta, Daawo Doodahii Musharaxiinta Maraykanka soomaray ee doodihii fagaarayaasha

Qormadaan waa Qormo aan horey u daabacnay aadna muhim u ah ee hoos kilig garee si aad u akhrisid ayadoo dhamaystiran Doodaha Fagaaraha ee lagu kala saaro Musharaxiinta hogaanka dalka u tartamaysa waa ubucda ugu muhiimsan ee Demoqraadiyadda, waxaana badanaa lasii sameeyaa dhawr bilood kahor xiliga doorashadda waana arrinka ugu muhiimsan ee ay shacabku ku […]

Continue reading …

Waxaa afar casho kahor warsaxaafadeed soo jeediyay Gudoomiyaha maamulka Banaadir warsaxaafadeedkaas oo Nuxurkiisu ahaa cidii aan Gurigeedda ku dayac tirin mudo sadex Bilood gudeheedda in Dawladu lawareegayso Gurigaas. Waxaa jira dad aad u farabadan oo 91-kii ka qaxay Magaaladda Xamar balse aan iibin Guryahoodda disaas awgeedna dabcan ay Guryahaas maanta burbursanyihiin, hadaba maxaa loo qaadan […]

Continue reading …

Daawo Sawiradda Siilaanyo, faroole, Axmed Madoobe oo isgarab fadhiya oo ka qaybgalaya Xuska maalinta qawmiyadaha Ethiopia ee Jigjiga kasocda

Comments Off on Daawo Sawiradda Siilaanyo, faroole, Axmed Madoobe oo isgarab fadhiya oo ka qaybgalaya Xuska maalinta qawmiyadaha Ethiopia ee Jigjiga kasocda

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka dhacay xuskii maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf aad utira badan. Marti sharaftii maanta xuska kasoo qeyb gashay waxaa kamida ah Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailamariam Desalegn, madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wafuud ka kala socotay Uganda,Kenya safiiradha dalalka caalamka, wafdi ka socday DFS […]

Continue reading …

Hal abuurka Webka Shacabka Media iyo maqaalka Dhaantaadda Daarood iyo Hello Jigjiga, Hello Gaarisa, Hello Garoowe, Hello Kismaayo

Comments Off on Hal abuurka Webka Shacabka Media iyo maqaalka Dhaantaadda Daarood iyo Hello Jigjiga, Hello Gaarisa, Hello Garoowe, Hello Kismaayo

Tifatirayaasha Webka Shacabka Media ayaa runtii ah Saxafiyiin runtii Hal abuur leh, oo markiiba banaanka soo dhiga hadalo ay shacab badan ku dhiiran waayaan in ay meelaha Publiga ah kasheegaan. Hadaba maanta ayay Shabakadda Shacabka Media soo bandhigeen Maqaal ay ugu magac dareen. Daawo:Daarood Oo Jig-Jiga Caawa Dhaanto Ku Tumanaya (4-M/Weyne Oo Caawa Jig-Jiga Dhaanto […]

Continue reading …

Goldogob, Baran iyo Qandala oo lagu daray Mashruucii JPLG ee ay Maalgaliso Qaramadda Midoobay ee Dib u dhiska Soomaaliya

Comments Off on Goldogob, Baran iyo Qandala oo lagu daray Mashruucii JPLG ee ay Maalgaliso Qaramadda Midoobay ee Dib u dhiska Soomaaliya

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa sheegtay in saddex degmo oo hor leh lagu kordhiyay mashruuca hormarinta degmooyinka oo hadda ka shaqeeya todobo degmo oo kaliya,waxana sidaasi saxaafadda u sheegay wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo maanta dib ugu soo laabtay magalada. Cabdilaahi Axmed Jaamac(Ilko-jiir) wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo kasoo qayb galay isaga iyo wasiirka maaliyada […]

Continue reading …

Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso

Comments Off on Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso

Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso Hor iyo horraan waxaan tacsi u diraynaa dhammaan eheladii dadkii ka geeriyooday qaraxii ismiidabinta ahaa oo ay gaysteeyn dad aan ilaahay aqoon waxaana ilaaha uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Waxaana kale oo u […]

Continue reading …

Boosaaso: Daawo Musharax Gaas Bas Bas Bas waa Cadahay; Fariintiinu waa gaartay Madaxda Puntland

Comments Off on Boosaaso: Daawo Musharax Gaas Bas Bas Bas waa Cadahay; Fariintiinu waa gaartay Madaxda Puntland
Continue reading …

Musharax Cabdullaahi Shiikh oo Qado uu kusameeyay Boosaaso kusoo bandhigay Himaladiisa siyaasadeed (Dhagayso)

Comments Off on Musharax Cabdullaahi Shiikh oo Qado uu kusameeyay Boosaaso kusoo bandhigay Himaladiisa siyaasadeed (Dhagayso)

Musharax C/laaahi Sheekh Axmed oo ka mid ah musharixiinta doorashada madaxtinimo ee Puntland ayaa maanta la kulmay waxgaradka gobolka Bari iyo siyaasiyiin uu ka mid yahay madaxwaynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xiri(Cadde). Kulanka oo ahaa mid qado sharaf ah ayaa waxaa ka hadlay musharax C/laahi Sheekh Axmed, Ambasadoor Yuusuf Xaaji Saciid Gudoomiyihii ugu […]

Continue reading …

Musharax Caluula oo Garoowe si aad u heer saraysa lowgu soo dhaweeyay

Comments Off on Musharax Caluula oo Garoowe si aad u heer saraysa lowgu soo dhaweeyay

Murashax Cabdirisaaq Nuur Caluula oo ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada madaxtinimadda Puntland 8-da Janaayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Garowe,ka dib markuu kusoo socdaalay magalada Nairobia ee xarunta Dalka Kenya. Dadwayne faro badan oo iskugu jira Odayaal dhaqan,haween dhalinyarado,siyaasiyiin ayaa murashax kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magalada Garowe,waxayna wateen muuqaal sawirireedkiisa […]

Continue reading …

Axmed Madoobe oo Qadiyay Beeshiisha uu kasoo jeedo Absame oo isticmaalay xigmadda Maahmaahdii Qaybshaa Qad ama Qoora-buuraa

Comments Off on Axmed Madoobe oo Qadiyay Beeshiisha uu kasoo jeedo Absame oo isticmaalay xigmadda Maahmaahdii Qaybshaa Qad ama Qoora-buuraa

Sidda Dhabtaa Hogaamiye Axmed Madoobe inkasta oo aan marna laqancin karin Beelaha Soomaaliyeed oo dhan oo aan sinaba 9 wasiir lowgu qancin karin ayuu hadana Axmed Madoobe sameeyay Geesinimo uu ku qadiyay Beesha Ugu Ballaaran Deegaanadda Jubbooyinka ee Absame. Dad badan baa runtii aad uga caroon doona laakiin Axmed Madoobe Runtii Geesinimo uu ku dhiiraday […]

Continue reading …