Home » Archives by category » Wararka (Page 802)

Daawo Sidda Cajiibkaa ee Dr Faroole jigjiga ay shacabka iyo Madaxwaynaha DDSI iyo wasiiradiisuba ugu soo dhaweeyeen

Comments Off on Daawo Sidda Cajiibkaa ee Dr Faroole jigjiga ay shacabka iyo Madaxwaynaha DDSI iyo wasiiradiisuba ugu soo dhaweeyeen

Soo dhawayn aad u heersaraysa oo aan loo kala harin ayaa Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole lowgu sameeyay oo ay ugu sameeyeen shacabka iyo Madaxweynaha DDSI iyo Golihiisaraduba. Dr faroole ayaa aad looga jecelyahay runtii Magaaladda jigjiga oo waxaad moodaa si gooniya in loosoo dhaweeyay oo magaalada dhanruxantay idaacadaha aad looga hadal hayo.

Continue reading …

Daawo Adam Smith vs karl Marx (waa laba Philosopher oo midna ahaa fikirkii kadanbeeyay Capitalism, midna ahaa Fikirkii kadanbeeyay Socialism ama Communism

Comments Off on Daawo Adam Smith vs karl Marx (waa laba Philosopher oo midna ahaa fikirkii kadanbeeyay Capitalism, midna ahaa Fikirkii kadanbeeyay Socialism ama Communism
Continue reading …

Cabsi soo wajahday 60-kii Xildhibaan ee Saacid lajiray kadib markii Gaariagiisa miina lowgu xiray oo lagu qarxiyay uu u dhintay Xildhibaan faysal oo markaas waxyar kahor Guriga Saacid kasoo baxay

Comments Off on Cabsi soo wajahday 60-kii Xildhibaan ee Saacid lajiray kadib markii Gaariagiisa miina lowgu xiray oo lagu qarxiyay uu u dhintay Xildhibaan faysal oo markaas waxyar kahor Guriga Saacid kasoo baxay

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in ay Cabsi farabadan soo wajahday Xildhibaanadda kasoo jeedda Beesha Daarood ee Xamar kusugan kadib markii baabuurkii uu saarnaa miino lowu xiray Xildhibaan Faysal maxamed oo kamiadda Xildhibaanadda kasoo jeedda Puntland isla markaana kamid ahaa Xildhibaanadii sida wayn uga soo horjeeday mowshinkii lagu Riday Saaacid. Xildhibaanka ayaa lasheegayaa in […]

Continue reading …

Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo si aad u heer saraysa lowgu soo dhaweeyay Boosaaso( Daawo)

Comments Off on Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo si aad u heer saraysa lowgu soo dhaweeyay Boosaaso( Daawo)
Continue reading …

Murashax Cabdi-daahir Maxamed Yuusuf (Yay) oo Garowe lagu soo dhaweeyay(Sawirro)

Comments Off on Murashax Cabdi-daahir Maxamed Yuusuf (Yay) oo Garowe lagu soo dhaweeyay(Sawirro)

Murashax Cabdi-daahir Maxamed Yuusuf Axmed ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Garowe,ka dib markuu kusoo socdaalay magalada Gaalkacyo. Shacabka magalada Garowe ayaa duleedka koonfureed ee magalada uga hortay murashaxa,waxayna lulayeen calanka Puntland iyo sawiraddiisa,soo dhawayn ka dib waxaa loosoo kaxeeyay guriga looga diyaariyay magalada Garowe. Afka hore ee gurigiisa ayuuna kula hadlay shacabkii soo dhaweeyay,wuxuna […]

Continue reading …

Halkaan ka akhri Qormadii hore ee Madaxwayne Xassan Shiikh aqoon daro haysata Madaxda Afrikanka awgeed Jaaniskii soo maray kama faa iidaysan Markii ladoortay(Qormo muhima) Sida cad maanta marlabaad Madaxwayne Xassan Shiikh wuxuu haystaa xiili aad u wanaagsan oo haddii uu geesinimo layimaado oo go-aamo adag qaato uu noqon karo Geesi shacabkiisa iyo dalkiisa badbaadsha taariikh […]

Continue reading …

Gen Siciid dheere Musharaxiinta meelaha aan amaanka wanaagsan kajirin waa ay latagi karaan Tigniko waardiyaysa laakiin Garoowe waa ka adagnahay amoonkoodda

Comments Off on Gen Siciid dheere Musharaxiinta meelaha aan amaanka wanaagsan kajirin waa ay latagi karaan Tigniko waardiyaysa laakiin Garoowe waa ka adagnahay amoonkoodda

Gen Siciid dheere oo Musharaxiinta iyo Madaxwayne faroole isla garteen in xiliga kala guurka uu qaado masuuliyadda amaanka dalka. Siciid dheere ayaa sheegay in ay banaantahay in musharaxiintu ay u kaxaystaan Illaalo tigniko wadata meelaha aan amoonkoodu wanaagsanayn, laakiin meelaha ay Dawladda Puntland amaankeedda ka adagtahay sidda Garoowe aynan macquul ahayn in ay ku dhex […]

Continue reading …

Nelson Mandela oo 95 jir ku geeriyooday

Comments Off on Nelson Mandela oo 95 jir ku geeriyooday
Continue reading …

Daawo Dood kulul YAA LA DOORAN DOONAA IYO XIL KA QAADISTII SAACID

Comments Off on Daawo Dood kulul YAA LA DOORAN DOONAA IYO XIL KA QAADISTII SAACID
Continue reading …

Boosaaaso:Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxshay oo lala eegtay Gaari ay wateen Ciidanka Badda ee Puntland ee Boosaaso dhimashadda 9 ruux, dhaawaca illaa 20 ruux.

Comments Off on Boosaaaso:Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxshay oo lala eegtay Gaari ay wateen Ciidanka Badda ee Puntland ee Boosaaso dhimashadda 9 ruux, dhaawaca illaa 20 ruux.

Deg Deg. 11 saaka ayaa Dhismaha Amal dhinaceedda waxaa Gaari ay wateen Ciidanka Badda ee sarecen lala eegtay Mooto uu watay ruux ismiidaamiyay oo kasoo buuxshay walxaha qarxaha. Dhimashadda ayaa warar hoose sheegayaan inta laxaqiijiyay 9, halka dhaawacuna illaa 20 laxaqiijiyay in badana aan la ogayn. Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa lawareegay ciidanka Badda.

Continue reading …