Home » Archives by category » Wararka (Page 803)

Daawo Fadeexada Somaliland ay kaga hor-istaagtay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga u cid in uu Gudaha ugalo Gabilay, iyo Faroole oo Noqday nin Dimoqraadiya marka loo eego Siilaanyo

Comments Off on Daawo Fadeexada Somaliland ay kaga hor-istaagtay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga u cid in uu Gudaha ugalo Gabilay, iyo Faroole oo Noqday nin Dimoqraadiya marka loo eego Siilaanyo

Somaliland oo dimoqraadiyad sheeganjirtay ayaa dad badan iswaydiinayaan sidda ay Musharaxiinta Puntland si Dimoqraadiyaadda Garoowe iyo magaalooyinka kale uga dacaayadeen oo u caayaan Faroole, hadana aynan cidina is hortaageen. Waxaa dad badan ka yaabisay sababta Xukuumadda Siilaanyo isku hor istaagtay Musharaxa Ucid oo doonayay in uu fikirkisa ka dhibto Gabilay

Continue reading …

Sharmaarke Yusuf oo diyaariyay Qormo aad u dhamaystiran oo Kaligitalisnimadda Faroole aad banaanka usoo dhigaysa, Issimadda doorkoodii dhumiyayna Qeexaysa Ka faa-iidayso

Comments Off on Sharmaarke Yusuf oo diyaariyay Qormo aad u dhamaystiran oo Kaligitalisnimadda Faroole aad banaanka usoo dhigaysa, Issimadda doorkoodii dhumiyayna Qeexaysa Ka faa-iidayso

Qormooyinka dadka Caaqiliintaa ee Reer Puntland ah diyaariyaan aad baa loo dhiirigaliyaa, si Qoraagaas Caaqilkaa ee Fariidkaa ay niyadu ugu sii dhusanto oo uu ugu dhiirado in Qormooyin dheeraadda oo wacyigalina uu ugu dhirado. Sharmaarke Yusuf ayaa Qorma aad u heer saraysa oo cadaymo wadata ka diyaariyay Ceebta iyo kala hadalka Faroole oo maalintii uu […]

Continue reading …

Proff Gaas oo fardihii nugaaleed iyo shacabkii Garoowaba si heer sare ah usoo dhaweeyeen (Daawo sawiradda)

Comments Off on Proff Gaas oo fardihii nugaaleed iyo shacabkii Garoowaba si heer sare ah usoo dhaweeyeen (Daawo sawiradda)

Proff Cabdiwali Gaas oo u taagan jagadda Madaxwaynanimo ee Puntland ayaa si aad u heer saraysa lowgu soo dhaweeyay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland. Daawo sawiradda qaabka loosoo dhaweeyay

Continue reading …

Deg Deg: Musharax Cabdiwali Gaas oo gaaray garoowe iyo warar sheegaya in 3 Tigniko ah oo ilaaladda Gaas ahayd looga reebay Birta Dheer

Comments Off on Deg Deg: Musharax Cabdiwali Gaas oo gaaray garoowe iyo warar sheegaya in 3 Tigniko ah oo ilaaladda Gaas ahayd looga reebay Birta Dheer

Waxaa goor aan saas u fogayn gaaray Caasimadda Puntland ee Garoow Musharax Cabdiwali Gaas oo Shalay lug kaga soo ambabaxay Gaalkacyo soona maray dhowr tuulo sidda Bacaadwayn Buuryaqab, dabaddeedna xalay Burtinle u hoyday, oo saaka Burtinle kasoo ambabaxay si u usoo gaaro Caasimadda. Warar hoose ayaa sheegaya in saaka markii uu Musharaxa iyo Illaadiisii Galbinaysay […]

Continue reading …

Waxaa Maanta Magaalada Baargaal kadhacay kulan balaaran ay iskugu yimadeen Waxgaradka ,Odayaasha ,Aqoonyahana iyo Dhalinyrada Beesha aadan C/raxmaan ee Gudaha Magaalada Baargaal ,kulankaas oo lagu shaaciyay si rasmi ah xubinta cusub ee beesha uga qayb galaysa barlamaanka cusub ee Puntland, xubintaas oo magaceeda lagu sheegay murwo Muxubo Cismaan guuleed . Kulanka ay Maanta iskugu yimadeen […]

Continue reading …

kaligi taliye Faroole oo si sharci daro iyo wadatashi la aana u magacaabay Gudigii Khilaafaadka Doorashooyinka Puntland

Comments Off on kaligi taliye Faroole oo si sharci daro iyo wadatashi la aana u magacaabay Gudigii Khilaafaadka Doorashooyinka Puntland

Horey baa Soomaalidu u tiri Abuur iyo waano kee Horeeyay, Cabdiraxmaan Faroole oo haduu si daacadda shacabka ugu adeegi lahaa xukunka waligiis loo dayn lahaa waliba lagu garab istaagi lahaa, ayaa illaahay wuxuu kamasaxay qaybtii daacad nimadda, qaybtii wadatashiga, qaybtii fahansanaanta war waxaan waa xoolo dad wayne, masayr dadwayne, ma ahan Masayr iyo xoole Faroole. […]

Continue reading …

Daawo hees kaa ilamaysiiinaysa oo Saado Cali iyo Sangab ka qaadeen dhibaatadda shacabka Soomaaliyeed soo martay tahriibka iyo qaxarka

Comments Off on Daawo hees kaa ilamaysiiinaysa oo Saado Cali iyo Sangab ka qaadeen dhibaatadda shacabka Soomaaliyeed soo martay tahriibka iyo qaxarka
Continue reading …

Musharax Dr Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole oo shaaciyay website uu kusoo bandhigay himilooyinkiisa iyo tiigsigiisa isbadal doon

Comments Off on Musharax Dr Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole oo shaaciyay website uu kusoo bandhigay himilooyinkiisa iyo tiigsigiisa isbadal doon

Ha, He Dr Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa kusoo bandhigay barnaamijkiisa waxqabad iyo isbadal doon Website cusub. Halkaan ka eeg hadadda website-ka in yar oo kamidda Safeguarding the Federal Constitution Access to Health and Education Ensuring Economic Fairnes Strengthenig Puntland Regional Economic Integaration Complet Puntland Demoractic Process Farole. We faced big challenges, but I believe […]

Continue reading …

Warsaxaafadeed 15 Musharax reer Puntland: Waxaan ka digaynaa in madaxweynaha dowladda Puntland ku kaliyeysto magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka doorashada.

Comments Off on Warsaxaafadeed 15 Musharax reer Puntland: Waxaan ka digaynaa in madaxweynaha dowladda Puntland ku kaliyeysto magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka doorashada.

Musharaxiiinta Madaxtinimada Maamulka Puntland ayaa soo saaray Warsaxafadeed ay uga Hadlayaan Xaalada Puntland ee Xiligan ay ku sugantahay. War-saxaafadeedkii kasoo baxay qaar ka mid ah musharaxiinta waxa uu u qornaa sida tan Annagoo ah musharaxiinta u tartamaya jagada madaxweynaha dowladda Puntland ee magacyadoodu hoos ku taxan yihiin, waxaan maanta oo taarikhdu tahay December 02, 2013 […]

Continue reading …

Ma u hambalyaynaa Murwo Muxubo Cismaan … mise waa wali ?

Comments Off on Ma u hambalyaynaa Murwo Muxubo Cismaan … mise waa wali ?

HALKAAN KA AKHRI QORAALKII U DANBEEYAY EE MUSHARAXAD XILDHIBAAN PUNTLAND MUXUBO CUSMAAAN Marka ugu horaysa waxaan murwo muxubo cismaan guuleed ugu Hambalyaynaynaa hawsha doorashada ay kasoo qayb gashay iyo sida wayn oo ay kalsoonida iyo qadarinta uga heshay dhamaan bulshawaynta ku dhaqan deegaanada calbari iyo ummada puntland. Tan iyo maalintii ay murwo muxubo ku soo […]

Continue reading …