Home » Archives by category » Wararka (Page 804)

184 Xildhibaa oo riday saacid, iyo saacid oo saas ku galbaday

Comments Off on 184 Xildhibaa oo riday saacid, iyo saacid oo saas ku galbaday

waxaa soo xaadiray 250 xildhibaan, markii mooshinka laguda galay waxaa u codeeyay in xukuumadda saacad laga qaado xukunka 184 Xildhibaa, sidaas ayuuna saacid kuwaayay kalsoonidii Raysal wasaare

Continue reading …

Dhagayso Saacid oo lasoo daahay Khudbadii iyo wixii uu sheegilahaa xili codkiisiii lagu guda jiro

Comments Off on Dhagayso Saacid oo lasoo daahay Khudbadii iyo wixii uu sheegilahaa xili codkiisiii lagu guda jiro

Saacid ayaa aad ula soo daahay, isagoo ay ahayd shalaba markii loo diiday in uu saxaafadda ka sheego wixii loodiiday in uu sheego, marka hadda maxay taraysaa maadaama warkaan uu soo daahay oo aynan usuuroobayn xildhibaanaddu in ay dhagaystaan Saacid ayaa sheegay in khilaafku uu ahaa wasiiradda amardiidda sameeyay ee garabka madaxweynaha Halkaan ka dhagayso […]

Continue reading …

Codayntii Baarlamaanka ee Saacid oo lagu gudajiro

Comments Off on Codayntii Baarlamaanka ee Saacid oo lagu gudajiro
Continue reading …

Saacid oo saxaafadda usoo bandhigay xogtii uu Baarlamaanka ka hor akhrin lahaa

Comments Off on Saacid oo saxaafadda usoo bandhigay xogtii uu Baarlamaanka ka hor akhrin lahaa

Raiisul Wasaare Cabdi Faarax shirdoon saacid ayaa xafiiskiisa ku qabtay shirjaraa’id oo uu kaga hadlay arimo dhowr ah. Saacid ayaa Warbaahinta ka horjeediyay khubadii uu ugu talo galay inuu ka jeediyo Baarlamaanka Soomaaliya hortiisa ee loo diiday inuu tago xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa ugu horeyn soo bandhigay waxqabadka mudadii sanadka […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Puntland: Dr He” Mudane Cabdiraxman Sh Maxamed Faroole” oo siwaaagsan usoo bandhigay hal abuurkiisa Musharaxnimo (“Daawo”)

Comments Off on Madaxwaynaha Puntland: Dr He” Mudane Cabdiraxman Sh Maxamed Faroole” oo siwaaagsan usoo bandhigay hal abuurkiisa Musharaxnimo (“Daawo”)
Continue reading …

Daawo Axmed Karaash: Dagaalka Taleex kooxda Cali Khaliif baa ka danbeeyay, Indhashelow Fuley baad tahay Taleex waad ka carartay, meelkasta waad cararaysaa, Halkaana ma iman kartid Fulayohow- haa si nabada waa ku imankartaa, Madaxwaynaha Khaatumo waa iniga iyo Biindhe

Comments Off on Daawo Axmed Karaash: Dagaalka Taleex kooxda Cali Khaliif baa ka danbeeyay, Indhashelow Fuley baad tahay Taleex waad ka carartay, meelkasta waad cararaysaa, Halkaana ma iman kartid Fulayohow- haa si nabada waa ku imankartaa, Madaxwaynaha Khaatumo waa iniga iyo Biindhe
Continue reading …

Saacid oo ku doodaya in aynan dastuuri ahayn qaabkii maanta looga hor istigaay in uu Baarlamaanka horyimaado ee ay waajibtahay in Baarlamaanku u ogalaado in uu warbixn siiyo intaan codka loo qaadin

Comments Off on Saacid oo ku doodaya in aynan dastuuri ahayn qaabkii maanta looga hor istigaay in uu Baarlamaanka horyimaado ee ay waajibtahay in Baarlamaanku u ogalaado in uu warbixn siiyo intaan codka loo qaadin

Qodabka 69 ayaa sheegaya in Marka raysal wasaaraha Xilka laga qaadayo ay tahay in marka hore la dhagaysto kadibna hab gacantaaga xilka looga qaado, Qodobkaas oo dastuuriya waxaa is hortaagat Gudoomiha Barlamaanka (Akhri Qodabadda Dastuurka) Muqdisho, December 1, 2013 – Ra’isal wasaaraha jamhuuriyada federaalka ee Soomaaliya Cabdi faarax shirdoon ayaa ka hadlay go’aankii baarlamanka ay […]

Continue reading …

Gen. Cadde “Musharaxiinta ayaa talo ku leh keenista guddiga khilaafaadka ee doorashada

Comments Off on Gen. Cadde “Musharaxiinta ayaa talo ku leh keenista guddiga khilaafaadka ee doorashada

Qardho, December 1, 2013 – Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Puntland iyo weliba dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo dad badan ku dhinteen. Gen. Cadde oo waraysi khaas ah siiyey daljir waxaa uu si aad u dhaleeceeyey dagaalkaas, isagoo ku […]

Continue reading …

Cod u qaadidda Raysal wasaaraha oo loo badinayo in bari la isugu soo laabto

Comments Off on Cod u qaadidda Raysal wasaaraha oo loo badinayo in bari la isugu soo laabto

Maadaama ay harsanyihiin Xildhibaano frabadan oo wali raba in ay argtidoodda soo jeedshaan ayaa loo badaniyaa in ay Bai u dhacayso

Continue reading …

Qodabka 69 ayaa sheegaya in Marka raysal wasaaraha Xilka laga qaadayo ay tahay in marka hore la dhagaysto kadibna hab gacantaaga xilka looga qaado, Qodobkaas oo dastuuriya waxaa is hortaagat Gudoomiha Barlamaanka (Akhri Qodabadda Dastuurka)

Comments Off on Qodabka 69 ayaa sheegaya in Marka raysal wasaaraha Xilka laga qaadayo ay tahay in marka hore la dhagaysto kadibna hab gacantaaga xilka looga qaado, Qodobkaas oo dastuuriya waxaa is hortaagat Gudoomiha Barlamaanka (Akhri Qodabadda Dastuurka)

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa lagu eedaynayaa in aanu si fiican u waadixin Qodobkaan Dastuurigaa bal hoos ka eeg. Sidda ku cad Qodabka 69-aad farqidiisa 2-aad (C), waxaa uu leeyahay qodobkaas waa in marka hore loo yeero Raysal wasaaraha taas oo ka dhigan in laga dhagaysto waxa lagu haysto, kadibna markaas cod looqaado. Laakiin Jawaari waxaad moodaa […]

Continue reading …