Home » Archives by category » Wararka (Page 834)

Fadeexadii abadi uguwaynayd: Shiikh Ali Dheere Afhayeenka Alshabaab oo caruurtiisu ku noolyihiin Sweden

Comments Off on Fadeexadii abadi uguwaynayd: Shiikh Ali Dheere Afhayeenka Alshabaab oo caruurtiisu ku noolyihiin Sweden

Hogaamiyahan iyo Kooxdiisa oo dhiig muslin iyo mid dad masaakiina oo Soomaali iyo dadyowkaleba leh intaas fara kula jira ayaa waxaa dad badan kayaabisay in SHIIKH ALI DHEERE oo ah ninka ugu afdheer Alshaab ay caruurtiisu hayaan dad Swidhish ah oo aan Haysan diin Muslim ee Haysta Diinta Kiristanka. Cali Dheere ayaa kamidda kooxaha diinta […]

Continue reading …

Xubno ka Socda UNOPS Iyo Shirkado Qanadaraaslayaal Caalami ah oo Soo Gaaray magaaladda Boosaaso

Comments Off on Xubno ka Socda UNOPS Iyo Shirkado Qanadaraaslayaal Caalami ah oo Soo Gaaray magaaladda Boosaaso

Waxaa magaalada Boosaaso soo gaaray Saraakiil ka socotaya Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan dhanka Qanadaraaska ee UNOPS iyo Shirkaddo u tartamaya qandaraas bixinta Garoonka diyaaradaha. Shirkadaha qandaraaska u tartamaya ayaa gaaraya 12-shirkadood,waxayna dhammaantood doonayaan iney u tartamaan qanadaraas bixinta,taasoo marka la dooranayo Shirkada dhiseysa garoonka goob joog ka noqon doonaan xubno matalaya bulshada sida Issimada,Culimada,Aqoonyahanka […]

Continue reading …

Britain: Are Somalis Being Isolated From The Black Community? Misconceptions still persist about migrants sponging off the dole

Comments Off on Britain: Are Somalis Being Isolated From The Black Community? Misconceptions still persist about migrants sponging off the dole

ROLE MODEL: Rageh Omaar is a Somali-born British journalist and writer ——————————————————————————————- ——————————————————————————————- Written by Jermaine Haughton Sunday, September 29, 2013 SINCE THE break-up of Somalia’s government in 1991, many of its citizens migrated to Britain to escape the civil war, but the fortunes of many Somalis have not proved to be as rosy as […]

Continue reading …

Saving the future through education today… Dr. Mohamed Ahmed Jimale Rector of the Somali National University Rebuilding the Somali National University: From the ashes of a bullet riddled nation to producing bright minds for a brighter future Sunday, September 29 6:00-9:00 PM Safari restaurant 3010 4TH Ave. S. Minneapolis, MN 55409 All are welcome. Mbarre […]

Continue reading …

Xilkaqaadidii Gudoomiyaha Degmadda Jariiban oo aan sharciga loo marin ee ay ahaayeen dadkii shacabka ahaa ee Degmadda oo Gadooday

Comments Off on Xilkaqaadidii Gudoomiyaha Degmadda Jariiban oo aan sharciga loo marin ee ay ahaayeen dadkii shacabka ahaa ee Degmadda oo Gadooday

Kadib markii warbaahinta Puntlandobserver ay Degmadda Jariiban iyo Rag waxxgaradda oo Gaalkacyo kusugan xiriiro lasamaysay ayaan soo ogaanay in warsaxaafadeedkii shalay xilka looga qaaday Gudoomiyaha Degmadda jariiban Cabdikariin Kaytoon uu ahaa mid aan sharciga loomarin. Degmadda Jariiban ayaa leh 21 Xildhibaan oo ah Golaha Dawladda hoose ee Degmadda Jariiban, sidda sharcigu Dhigayo Gudoomiyaha intaan Xilka […]

Continue reading …

Jariiban: Dhagayso odayaasha Degmadda oo kugoodisay cidii xubinta baarlamaanka ee puntland rabta waa in ay yimaadaan geedka caankaa ee KUDKUDAALE oo iska soo sharaxan

Comments Off on Jariiban: Dhagayso odayaasha Degmadda oo kugoodisay cidii xubinta baarlamaanka ee puntland rabta waa in ay yimaadaan geedka caankaa ee KUDKUDAALE oo iska soo sharaxan

Maansha allaah, waxaad moodaa in ay iskeeneen warbixin ay warbaahinta Puntlandobserver waayahaanba faafinaysay iyo warsaxaafadeedkii waxgaradka Degmadda Jariiban in uu iskeenay. Halkaan ka akhri Sidee Doorasho xalaala iyo Hogaan xalaala Puntland looga hirgalinkaraa Qaybtii 5aad (Akhri warbixin muhima) Halkaana ka dhagayso waxgaradka Degmadda Jariiban oo ku goodiyay in aynan aqbilayn in loosoo magacaabo ama Gudoomiye […]

Continue reading …

Jariiban: Gudigii Golaha Degmadda jariiban oo xilkii ka qaaday Godoomiyihii Degmadda Cabdikariin kaytoon.

Comments Off on Jariiban: Gudigii Golaha Degmadda jariiban oo xilkii ka qaaday Godoomiyihii Degmadda Cabdikariin kaytoon.

Golohii deegaanka Degmadda jariiban oo baryahaan shirayay ayaa maanta, go aano ay isla qaateen saxaafadda laqaybsaday. Golaha ayaa kalsoonidii kala noqday Gudoomihii Degmadda Jariiban Cabdikariin kaytoon, waxayna sheegeen Goluhu in bari ay magacaabi doonaan Gudi kumeel gaara, dabadeedna ay guda galidoonaan Cidii Gudoomiye rasmiya lowgu dooran lahaa Degmadda, Waxay ku dhaleeceeyeen in Gudoomiyuhu uu howshiisii […]

Continue reading …

Daawo warbixn cajiiba wadadda u dhaxaysa haragysa iyo Laascaanood

Comments Off on Daawo warbixn cajiiba wadadda u dhaxaysa haragysa iyo Laascaanood
Continue reading …

Daawo sawiradda dhalinyaradii Yamanta ahayd ee sharcidaradda Puntland uga kaluumaysanayay ee lasoo qabtay oo Boosaaso dhex mushaaxaya

Comments Off on Daawo sawiradda dhalinyaradii Yamanta ahayd ee sharcidaradda Puntland uga kaluumaysanayay ee lasoo qabtay oo Boosaaso dhex mushaaxaya
Continue reading …

Daawo Ciidamadda Badda Puntland oo soo qabtay Doon kaluumaysato Dalka yaman laga leeyahay

Comments Off on Daawo Ciidamadda Badda Puntland oo soo qabtay Doon kaluumaysato Dalka yaman laga leeyahay
Continue reading …