Home » Archives by category » Wararka (Page 833)

Daawo: Musharax Dr Saadaq Eenow oo waraysi kusaabsan Musharaxnimadiisa lala yeeshay

Comments Off on Daawo: Musharax Dr Saadaq Eenow oo waraysi kusaabsan Musharaxnimadiisa lala yeeshay
Continue reading …

Wado Laami ah oo la dhagax dhigay magaalada Garowe

Comments Off on Wado Laami ah oo la dhagax dhigay magaalada Garowe

GAROWE ONLINE Mamulka Dowlada hoose ee magaalada Garowe ayaa maanta 01 October, 2013 dhagax dhigay wadada Islaan Maxamad oo loo qorsheeyay in laga dhigo wado laami ah,waxana munaasibada lagu dhagax dhigayay wadadaasi kasoo qayb galay wasiiro ka socda Dowlada,waxgarad,mamulka magaalada Garowe,haweeni yo qaybaha bulshada. Wadadan ayaa ka soo bilaabmaysay Barxada caanka ee Garowe ilaa jidka […]

Continue reading …

Maqaal cajiiba:Yaa Puntland bad-baadin kara “Zeinab Abdirazak”

Comments Off on Maqaal cajiiba:Yaa Puntland bad-baadin kara “Zeinab Abdirazak”

Sida inta samaha jecel ee u damqanaya jiritaanka Puntland u muuqan karta dalkii waxa uu maanta ku sugan yahay khatar oo waxa uu ka laa-laadaa gebi dheer oo haddii uu ka dhaco ay adkaan doonto soo celintiisu. Puntland si ba’an ayay u kala daadsan tahay, xudduudahiina ma sugna oo dhul badan ayaa maqan. Sidoo kale […]

Continue reading …

Daawo Barnaamijka Sahan – “Tariikhda iyo Horumarida Bosaso”

Comments Off on Daawo Barnaamijka Sahan – “Tariikhda iyo Horumarida Bosaso”
Continue reading …

Madaxwayne Xassan Shiikh oo doonaya in uu isbadal kusameeyo xukuumadiisa, iyo Raysal wasaare Saacid oo labadalayo

Comments Off on Madaxwayne Xassan Shiikh oo doonaya in uu isbadal kusameeyo xukuumadiisa, iyo Raysal wasaare Saacid oo labadalayo

Warar xaqiiqa oo ay Puntlandobserver xiriiro ay lasamaysay rag makaan sare kaga jira Dawladda Federaalkaa oo si hoose nowgu sheegay in Madaxwayne Xassan Shiikh uu hadda si Geesininmo ah u doonayo in uu isbadal kusameeyo socodsiinta Dawladda Federaalkaa. Ragaan ayaa Puntlandobserver u xaqiijiyay in Raysalwasaare Saacid labadalayo, oo hadda uu yahay arinkaas arin siwayn miiska […]

Continue reading …

Daawo Proff Samatar oo Xassan Shiikh Qaladaadkiisa sheegay, laakiin xaqiraya Dulmiga Beesha Isaaq ku hayso Beelaha Dhulbahante iyo Warsangali oo ku doodadaya Soomaaliland Cadaalad baa kajirta

Comments Off on Daawo Proff Samatar oo Xassan Shiikh Qaladaadkiisa sheegay, laakiin xaqiraya Dulmiga Beesha Isaaq ku hayso Beelaha Dhulbahante iyo Warsangali oo ku doodadaya Soomaaliland Cadaalad baa kajirta
Continue reading …

Puntlandobserver ayaa wiigan Fanka xooga saari doonta Gaar ahaan heesaha Hiba Nuura

Comments Off on Puntlandobserver ayaa wiigan Fanka xooga saari doonta Gaar ahaan heesaha Hiba Nuura

Akhristow Fanka Soomaalidda waa qaybta ugu muhiimsan ee dhanka baraarujinta iyo Hidaha iyo dhaqanka Soomaalidda kaqayb qaata, waa waxa kaliya ee Soomaalinimadda kor u qaadda xoojiya Midnimadda, illowsiiya qofka Soomaaliddaa wixii uu tamanayay. Bal Halkaan ka daawo sidda Hibbo Nuura ay uga qaybqaadanayso baraarujinta shacabka iyo waliba sidda ay illaahay uga baryayso in illaahay Soomaali […]

Continue reading …

Daawo Fanaanadda Qaranka Hiba Nuura oo hadda Muqdisho katumaysa Heeseheedii (“Noolow fanaanadeenna hibba nuura”)

Comments Off on Daawo Fanaanadda Qaranka Hiba Nuura oo hadda Muqdisho katumaysa Heeseheedii (“Noolow fanaanadeenna hibba nuura”)
Continue reading …

Daawo shirkadihii caalamiga ahaa ee u tartamayay dhisidda Garoonka Boosaaso

Comments Off on Daawo shirkadihii caalamiga ahaa ee u tartamayay dhisidda Garoonka Boosaaso
Continue reading …

Daawo muuqaalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho

Comments Off on Daawo muuqaalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho

somntv on livestream.com. Broadcast Live Free

Continue reading …