Deperani Show Doorashada iyo Musuq Maasuqa iyo Qormadii aan P/O Ku Daabacnay ee Hadda waxaa Hotel rugsan Garoowe degan musharixii laga dhacay 300 oo kun oo doolar Oo Run Noqotay (Daawo+ qormo Gaaban

Filed under: Important News,Wararka |

Warbaahinta P/O oo aan aas aasnay 2012-kii ayay ahayd u jeedada ugu wayn ee aan p/o u aas aasnay ayaa wacyigallin bulshadeed, gaar ahaan sidii dawlad wanaag loo heli lahaa, waayo haddii aynan dawlad wanaag jirin waxaa jiraysa dawlad musuqmaasuq waxaana dawladda noocaasa dhaanta dawlad la’aan

Hadaba akhri maqaalkii aan daabacnay oo aynan warbaahinta guud ee Puntland uunan jirin hal qof oo ka hadlay oo warkii aan daabacnay hadda taleefishinka laga sheegay markii uu jaamac daperaani su’aalo waydiiyay dadkii daacadda ahaa, waxaan hambalyo u diraynaa jaamac Deperaani oo aan la dagaalanay markii la xiray

Boqolaal Kun Oo Laaluusha Oo Lagu Kala Qaatay Doorashadii Aqalka Sare ee Puntland (Xog Hoose)

Waxaad kaloo akhridaa
Xildhibaanka ay kaga baxdo 100$ kun in uu Xildhibaan Noqdo, Wuxuu ku Mashquulayaa Sidii uu lacagtii Ka Baxday U cadaysan lahaaa(Maqaal Cadaynaya in haddii aan la iska qaban aynan Soomaaliya Rajo la ahayn)

ama qormadaan.
Guul Fikirkii in Xildhibaanka ay Soo Xulaan 50 Ergo ah Oo aan P/O Ku Baahinaynay 4 Sono oo La Isku Raacay

Daawo deparaani show iyo aqalka sare musuqmaasuqii ka dhacay