Dhegeyso Madaxwaynaha Puntland Ballanqaadyadiisii Xiligii Uu Ahaa Musharaxa 2013 (Maxaase Ka Qabsoomay

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Hoos waxaad ka dhegeysataa waraysi Radio Daljir uu ka duubbay Madaxwaynaha Puntland xilligii uu Musharaxa ahaa.

Waxaanan qormooyin gaagaaban ka diyaarin doonnaa sababa ay u fulli waayaan ballanqaadyadii madaxwaynaha.
Jawaabta si aad usii ogaatid akhri maqaalkan Kuwa Isimada iyo Xildhibaanada iyo Musharaxiinta Laaluushka codka iyo masiirka shacabka masaakiintaa kala iibsanaya sida ay diintu amaanada iyo xaaraanta uga hadashay (Daawo)
Hoos waxaad ka dhegeysataa waraysi Radio Daljir uu ka duubay Madaxwaynaha Puntland Gaas xiligii uu Musharaxa ahaa.

Amam Akhri Maqaalkan
Xildhibaanka ay kaga baxdo 100$ kun in uu Xildhibaan Noqdo, Wuxuu ku Mashquulayaa Sidii uu lacagtii Ka Baxday U cadaysan lahaaa(Maqaal Cadaynaya in haddii aan la iska qaban aynan Soomaaliya Rajo la ahayn)

One Response to Dhegeyso Madaxwaynaha Puntland Ballanqaadyadiisii Xiligii Uu Ahaa Musharaxa 2013 (Maxaase Ka Qabsoomay

  1. Pingback: Dhegeyso Madaxwaynaha Puntland Ballanqaadyadiisii Xiligii Uu Ahaa Musharaxa 2013 (Maxaase Ka Qabsoomay - Daily Somalia Report