Hanaanka Siyaasadeed Ee Dawladuha Aduunku U Qoondeeyaan Cadadda Dad ee Xildhibaanka Golaha Deegaanka (Dhegeyso Ibrahin Gablax Oo Sharaxaya)

Filed under: Important News,Wararka |

Halkaan marka hore ka eeg qaybtii hore ee aan kaga hadlayay Hanaanka siyaasadeed ee Dawladda Finland u qoondayso ama halbeegga xildhibaanka qaranka ay degma kasta ka helayso oo ah 25000 oo dada meeshii ay ku nool yihiin Finland waxaa loo qoondeeyaa hal xildhibaan qaran oo kamida 2-da boqol ee xildhibaanada qaranka.

 

Hadaba maanta waxaan ka hadlayaa siyaasadda dawladda Finland ee constituency ama Gole deegaan siyaasadeed ama loo qoondeeyo xildhibaanka golaha deegaanka ee Degmada ama Council-ka.

Calashaan Finkland qoondada xildhibaanka dawladda degmada waa 3000 illaa 3500, calshaan haddii ay degmo ku nool yihiin 50 ku oo ruux xidhibaanada Golaha deegaanka ee degmada waxaa lagu helayaa 50 kun loo qaybshay 3500 50000/3500=14.

Calshaan xildhibaanada golaha deegaanka ama dawladda hoose ee Degmadaas xildhibaanadeedu waa in ay noqdaan 14, iyadoo la eegayo halbeeggii siyaasadda dawladda ee calaa constituency xildhibaan dawladda hoose ee degmada.

Hoos ka dhegeyso

 

By Ibrahin Gablax

2 Responses to Hanaanka Siyaasadeed Ee Dawladuha Aduunku U Qoondeeyaan Cadadda Dad ee Xildhibaanka Golaha Deegaanka (Dhegeyso Ibrahin Gablax Oo Sharaxaya)

  1. Pingback: Caqabadaha xukuumadda Madaxwayne Gaas kaga Iman Kara Go’aanka Isimada Puntland Ay 4-ta Xildhibaan Ugu Dareen Beesha Tanade | Puntland Observer