Hooyo Soomaaliyeed Oo Masar Lagu Gubay Markii Ay Iska bixin Kari wayday Kiradii Guriga

Filed under: Important News,Wararka |

Waa warar naxdin badan oo baraha Facebuugga lasoo dhigayo, laakiin aynan warbaahinta p/O wali hellin cadaymo iyo xaqiiqo balse ku daba jira wararkaas xaqiiqdooda, hadana si hordhaca idiinla qaybsanaya wararka facebuugga la isla dhex marayo.

Haddiise uu arrinkaan naxdinta leh iyo kuwa kalena ay soomaali maanta meel walba ku haystaan yaa sababteeda leh, sow maha siyaasin Soomaaliya oo danihiisa gaarkaa darteed ay waxaas oo dhiba Soomaali u kasbanayso, akhri maqaalka Siyaasiga Soomaaligaa Iyo Sida Maanta Gayiga Soomaalidaa Looga Necebyahay Siyaasi Soomaaliya

Waxaa iman doonta maalin ay Soomaali iska xisaabtami doonaan Siyaasi ma dharge, dhaqan dhurwaale, iyo Xildhibaan Xaaraan Cune
hooyo la gubay
Waa Hooyo Somaliyeed Oo Masar Lagu Dilay Nin Masri Ahaa Oo Guri KadaGaneed Ayeey Awoodi Waysay labo bilood Iney Kirada Guriga Bixiso Kadibna Ninka Guriga Laha AYaa Habro Masri Ah usoo watay Habrihe Ayaa KuSamiyay Hooyade Somaliyed biyo Markaas Dabka Usaarna Oo aad Kuleel U’ah Ayeey ku ShuBeen Kadib HooYade isbitaal Ayeey isbuuc kujirtay kadibna dhawici ayeey u dhimatay. 5 caruur ah ayeey kataktay midka uween uu yahay 15 jir ayas waxaa kaxaystay ninmankii masaarida ahaa si uu ugu shaqeeyo dukaan waa sida warka igu soo gaaray ciyaalki kuwa kamid ah habaryartooda oo meesha dagan ayaa heeso lkn ma awoodo xananaynta caruurtaas oo kuwi aydhadhaybay a wood uladahay haday dhaqaalo haysato walaasheed guri kiradiis lomadileen marka waad dareemikartaan duruufta reerkaas inta aylaekaankarto Plz SomaliYey Qofki Awooda Ino Caawiyo iLmahaas Hakala Xariiro Number kaas👉+20 109 922 7796

Xigashada xogtaan

One Response to Hooyo Soomaaliyeed Oo Masar Lagu Gubay Markii Ay Iska bixin Kari wayday Kiradii Guriga

  1. Pingback: Hooyo Soomaaliyeed Oo Masar Lagu Gubay Markii Ay Iska bixin Kari wayday Kiradii Guriga - Daily Somalia Report