Home » Search results for: “galaal”

Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Comments Off on Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa si geesinimo ah u diiday dalab uga yimid madaxda maamul Gobaleedyada oo qaba in Sacuudiga iyo Imaaraatka awgood xiriirka loo jaro dalka ay ka gardaranyihiin ee Qadar. Hadaba Soomaaliya ayaa burburka soo gaaray waxaa u sabab ahaa gulufkii colaadeed ee ay Soomaaliya ku qaaday ethiopia 1977, kaasi oo ahaa dalab uga […]

Continue reading …

Hadaad dhegeysateen waraysigii Generaal Galaal uu ku sheegay in dagaalkii 1977 uu sabab u ahaa Ruushka oo ka carooday markii Masar siyaasadeedii ay dhanka reer Galbeedka u janjeersatay Generaal Galaal wuxuu sheegay in Ruushka oo arrinkaas ka carooday uu Madaxda Soomaalida ee Xiligaas ku qalqaaliayay in ay deegaanadii Soomaalida ka maqnaa ee Ogaden haddii ay […]

Continue reading …

ches Inta badan burburka qaran ee Soomaaliya waxaa sababta ugu wayn leh Ethiopia oo dhul aad u ballaaran oo Soomaali leedahay xoog ku haysta, waxaana marwalba jira shaki aan dhammaan oo dhanka Ethiopia ah oo ay markaa isleeyihiin haddii Soomaali idinku xoogaysato dhulka Soomaalida ee aad xoogga ku haystaan ma sii haysan kartaan. Waxaa iyana […]

Continue reading …

Somali Week Festival 2016 Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with partners is proud to present Somali Week Festival (SWF) 2016. This year’s festival will run from Friday 21 October to Sunday 30 October at Oxford House, Derbyshire Street, London, E2 6HG and various other venues. Somali Week Festival is an integral part of […]

Continue reading …

Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa billihii lasoo dhaagay ka waday magaalada Laascaanood olalayn ballaaran wuxuuna ku mutaystay wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Madaxweynaha Jamhhuuriyada Somaliland ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah masuuliyiinta dawladdda, ciidamada iyo hay’adaha kala duwan ee qaranka, hadaba warsaxaafadeedka madaxweynaha oo faahfaahsan waakan ee ka bogo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland […]

Continue reading …

Qormadaan ayaa la daabacay 2011. Qormadaan ayaa hadaad akhriso waxaa kuu cadaanaysa in maamulka Soomaaliland uu sidii boqortooyooyinkii wax gumaysan jiray uu beelaha hartiga Gobalada waqooyi uu isticmaalo nidaamka qaybi oo xukun oo inta badan lagu maareeyo lacago farabadan oo ay gacmo shisheeye ku taageeraan si markaas lowgu guulaysto in Soomaali lakala qaybsho oo la […]

Continue reading …

Naqtiin Buug

9 Comments

Max’d Xasan “Alto” iyo G. L. Kapchits   Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah” Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog   Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka […]

Continue reading …

Huwanta oo la wareegtay Ufurow

Comments Off on Huwanta oo la wareegtay Ufurow

HWararka ka imaanaya Degmada Ufurow ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamada iska garabsanaya la dagaalanka Alshabaab ay la wareegeen Degmadaasi. Ciidamada isgarabsanaya ayaa kasoo dhaqaaya Degmada Qansaxdheere ayadoo wax dgalaal ah aan kala kulmin Dagaalyahaanada Shabaab oo horey u faarujiyey Degmada Ufurow. Ciidamadan la wareegay Ufurow ayaa sida wararku sheegayaan u dhaqaaqay Wadada kala […]

Continue reading …

Shirkii lixbiloodlaha ahaa ee Khaatumo state oo laqabtay, oo looga hadlay sidii Go.aan kama danbays ah looga Gaarilahaa Horgalayaasha Beesha marwalba khiyaameeya (Dhagayso

Comments Off on Shirkii lixbiloodlaha ahaa ee Khaatumo state oo laqabtay, oo looga hadlay sidii Go.aan kama danbays ah looga Gaarilahaa Horgalayaasha Beesha marwalba khiyaameeya (Dhagayso

Wasiirka Amniga ee Khaatumo State ayaa ka waramaya Shir baryahaan usocday maamulka iyo salaadiinta Khaatumo oo shir uga socday Caasimadda Khaatumo State ee taleex. Hadaba sidda caadigaa waxaa wanaagsan in waxwalbaa ay noqdaan wax aan jajuub iyo khaaa-inimo aynan ka gadaal hoosaynin ee ay cadyihiin. Taas waxaad moodaa in ay diidanyihiin Beelaha Reer Shiikh Isxaaq […]

Continue reading …
Page 2 of 212