Home » Search results for: “miisaaniyad”

Madaxwayne Farmaajo oo Sheegay In Sacuudiga Soomaaliya u Ballanqaaday Wadooyin, Ayraboor iyo Kabid miisaaniyad (Daawo)

Comments Off on Madaxwayne Farmaajo oo Sheegay In Sacuudiga Soomaaliya u Ballanqaaday Wadooyin, Ayraboor iyo Kabid miisaaniyad (Daawo)
Continue reading …

Qaybtaan waa Qaybta Ugu Muhiimsan waxaanan ku eegaynaa Miisaaniyadda Waa in loo jaangooyo miisaaniyad baddan adeegga aminiga, si amniga loo sugo maaha waxayar illaalinta amniga waain loo abuurro ilo dhaqaale, si kor loogu-qaado amaanka, waana in tababar ku fillan lasiiyo cidkastoo haysa arrin amni, agaasimayaasha ama saraakiisha amniga iyo wasaarduba xil adag ay iska saaraan […]

Continue reading …

Minneapolis:Cabdi Warsame oo Soomaalida u sharaxaya Miisaaniyadda minneapolis iyo sida Demoqraadiyaddu ay qofwalba xuquuqdiisa u siinayso iyo codkiisa

Comments Off on Minneapolis:Cabdi Warsame oo Soomaalida u sharaxaya Miisaaniyadda minneapolis iyo sida Demoqraadiyaddu ay qofwalba xuquuqdiisa u siinayso iyo codkiisa

Cabdi Warsame waa tusaale wanaagsan oo loo baahanyahay in ay Soomaalidu ku cibro qaataan. Cabdi Warsame oo kamid ah 13 ruux ee ugu awoodda badan magaalada minneapolis, ayaa dalka maraykanka wuxuu joogaa sanooyin aan badnayn hadana mudo yar dabadeed kamid noqday 13 ruux ee ugu awoodda badan magaalada qaaradda ameerika ugu qanisan ee minneapolis. Soomaalida […]

Continue reading …

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah 8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh […]

Continue reading …

Miisaaniyadda Puntland oo noqotay wax aad u yar

Comments Off on Miisaaniyadda Puntland oo noqotay wax aad u yar

Markii uu wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland Baarlamaanka usoo gudbiyay xaaladda Miisaaniyadda Puntland ayay noqotay Miisaaniyaddii Puntland ay gudaha kasoo xarayn kartay muddo 9 bilood ah 23 million oo dolar iyo dheeri oo qura. Lacagtaas oo la doonayo in dal dhan lagu maareeyo. Halkaan waxaad ka eegtaa liiska 500 ee aduuka ugu qanisan, oo ay […]

Continue reading …

wasiirka Maaliyadda Soomaaliland oo si fiican shacabkiisa ugu soo bandhigay Miisaaniyadda Sooaamliland

Comments Off on wasiirka Maaliyadda Soomaaliland oo si fiican shacabkiisa ugu soo bandhigay Miisaaniyadda Sooaamliland
Continue reading …

Dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Barnaamika Dalmar PlTV (daawo)

Comments Off on Dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Barnaamika Dalmar PlTV (daawo)
Continue reading …

Cilmi Baaris Kooban Macluumaad Maqal ah (Dawlad wanaag, GDP iyo Miisaaniyadda, Bangiyada)

Comments Off on Cilmi Baaris Kooban Macluumaad Maqal ah (Dawlad wanaag, GDP iyo Miisaaniyadda, Bangiyada)
Continue reading …

Jigjiga: ddsi oo ansixiyay miisaaniyadda 2015 oo gaaraysa 324 million4$

Comments Off on Jigjiga: ddsi oo ansixiyay miisaaniyadda 2015 oo gaaraysa 324 million4$

Jigjiga(CN) Talaado-15-07-2014, Sida aad wararkayagii hore kala socoteen, ajendeyaasha kalfadhiga 9aad ee Golaha xildhibaanada DDSI ee ka socday Qaryaan Dhoodaan, waxaa kamid ahaa ansixinta miisaaniyada guud ee sanadka 2007 iyo qodoba kale. Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI Mudane Mubashir Dubad Rage ayaa Guriga usoo jeediyay warbixinta miisaaniyada. Waxayna baarlamanka DDSI cod loo […]

Continue reading …

Daawo Baarlamaanka Puntland oo Xukuumadda Gaas durba kubilaabay isla Xisaaabtan dhab ah, iyo lacago miisaaniyadda xukuumadii Faroole Hay-ado madaxbanaan 30% miisaaaniyadda Puntland lasiin jiray taasoo aan Baarlamaanka lakeeni jirin oo hada hay-adihii looyeeray (Waa Mahadsanyihiin Baarlamaanka Puntland iyo Xukuumadda Gaas iyo Camey)

Comments Off on Daawo Baarlamaanka Puntland oo Xukuumadda Gaas durba kubilaabay isla Xisaaabtan dhab ah, iyo lacago miisaaniyadda xukuumadii Faroole Hay-ado madaxbanaan 30% miisaaaniyadda Puntland lasiin jiray taasoo aan Baarlamaanka lakeeni jirin oo hada hay-adihii looyeeray (Waa Mahadsanyihiin Baarlamaanka Puntland iyo Xukuumadda Gaas iyo Camey)
Continue reading …