Home » Search results for: “dagaalka gaalkacyo”

Waxaa isa soo taraya doorka uu xasan sheekh ka ciyaaray dagaalka Gaalkacyo, iyadoo ay dadka indheergaradkaa aaminsanyihiin in kooxda Xasan ay waxyaalo badan istuseen oo ay danmoodeen in Gaalkacyo laga dhigo goob dagaal (Battle field) Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Cabdiraxaan Bayle waxa uu qarxiyay Qorshihii wasaaradiisa arrimaha dibadda ee u dagsanaa in ay Dekado […]

Continue reading …

Saxaafadda Gobalka Mudug oo doorka ugu wayn ku leh dagaalka Gaalkacyo (falanqayn)

Comments Off on Saxaafadda Gobalka Mudug oo doorka ugu wayn ku leh dagaalka Gaalkacyo (falanqayn)

Iyadoo aan ognahay in dagaalada Gaalkacyo ka dhacay ay ahaayeen dagaalo meelo Gaalkacyo ka baxsan laga soo abaabulay oo Hubka iyo dadka ku dagalamaya kharashaadkoodaba ay meelo kale ka yimaadeen, isla markaana aynan xalkii looga gudbilahaa arinkaas aynan la iman madaxda Puntland iyo Galmudug. Saxaafadda ayaa ah halka Bulshada laga jiheeyo, haddii saxaafad hufan oo […]

Continue reading …

Dagaalka Gaalkacyo iyo waxa aanad ogayn iyo danta dhiiga dadka masaakiintaa laga leeyahay

Comments Off on Dagaalka Gaalkacyo iyo waxa aanad ogayn iyo danta dhiiga dadka masaakiintaa laga leeyahay

Dagaalkan waa ujeedo badan waxaana farta aad lowgu godayaa in dagaalkaan ay qolooyin farabadan oo is biirsaday ay gadaal ka riixayaan. Waa ayo kuwa laga shakisanyahay. 1) Qolooyin u jeedadoodu tahay aad laba sano ku darsataan 2) Qolooyinka Galmudug oo iyana laga dhaadhiciyay Illaha dhaqaale ee Gaalkacyo waa in aad qaybtiina heshaan, sida dakhliga Ayraboorka […]

Continue reading …

BARNAAMIJKA KULAN:Dagaalka Gaalkacyo waxaa sababay Doorashada 2016

Comments Off on BARNAAMIJKA KULAN:Dagaalka Gaalkacyo waxaa sababay Doorashada 2016
Continue reading …

Dagaalka Gaalkacyo iyo xaaladda hadda

Comments Off on Dagaalka Gaalkacyo iyo xaaladda hadda

Saaka ayaa waxaa suuqa magaalada Gaalkacyo soo weeraray maleeshiyaad dhanka Galmudug ka soo jeeda. Suuqan ayaa wuxuu kuyaal xaafadda Israac balse dhanka Baraxlayna xuduud la leh. Maleeshiyada Galmudug waxaa iska difaacay dhalinyarada Qaadka iyo waardiyayaasha Suuqa iyo Maleeshiyo beeleedyada dhanka Puntland. Waxaana markii danbe Hoobiyayaal soo tuuray maleeshiyada dhanka Galmudug. Waxaa wararku sheegayaan in ay […]

Continue reading …

Beesha reer Nimcaale/sacad oo ka diiday in dagaalka Gaalkacyo laga huriyo kooxaha Damjadiid

Comments Off on Beesha reer Nimcaale/sacad oo ka diiday in dagaalka Gaalkacyo laga huriyo kooxaha Damjadiid

Beeluhu Gaalkacyo waa degaan hadana jifida reer Nimcaale/Sacad waa jifida laga billaabo illaa Gaalkacyo illaa Xeebta Xuduudda la leh Jifidda Reer Mahad iyo Cabdicise ee Cumar Maxamuud. Warar si hoose noo soo gaaray ayaa sheegaya in ay Reer Nimcaale diideen Fidnada ay la wareegayaan kooxaha Damjadiid oo ay ka go’antahay in ay dagaal ka huriyaan […]

Continue reading …

Taliyaha Ciidanka Birmadka Gaalkacyo oo ka hadlay sida uu u dhacay dagaalka Gaalkacyo (Daawo)

Comments Off on Taliyaha Ciidanka Birmadka Gaalkacyo oo ka hadlay sida uu u dhacay dagaalka Gaalkacyo (Daawo)
Continue reading …

Dhegeyso Maxay maamulka Galmudug ka yiraahdeen Dagaalka Gaalkacyo ka socda

Comments Off on Dhegeyso Maxay maamulka Galmudug ka yiraahdeen Dagaalka Gaalkacyo ka socda

Wasiirka Aminiga ee Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo u waramayay Radio Kulmiye ayaa ka warbixiyay dagaalka saaka ka dhacay Gaalkacyo. Taardhuleed ayaa sheegay in maamulka puntland uu dagaal ku soo qaaday deegaanadooda, isla markaana eeda dusha ka saaray Madaxwaynaha Puntland. Dagaal dooni mayno, hadana dagaalkii waa qaboobay ayuu yirir Taarduleed Dhegeyso.

Continue reading …

Dagaal kharaar ayaa saaka subaxnimadii hore ka qarxay waxaana. Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay galbeedka Gaalkacyo. Sariikiisha Puntland ayaa saxaafadda u sheegay in dagaalka ay Maleeshiyaadka galmudug soo qaadeen. Maleeshiyaadka Galmudug ayaa saaka loo awood sheegtay waxaana lagala wareegay saldhigyo ay horay difaacyo kaga jireen. Lasoco faahfaahinta xaaladaha ugu danbeeyay

Continue reading …

Sawirkaas hoose waa sawir Faroole laga qaaday isagoo dalxiis ku dhexjooga Puntland intii uu xilka sida xortaa ku wareejiyay waana sawir mujinaya ninkii si sharafa xukunka isaga wareejiya sharafta uu ku danbayn doono, waa ku tusaale qaado. Faroole ayaa hadal murti badan ku hadlay kadib hadalo suuqa aad la isla dhexmaray in colaadda Gaalkacyo uu […]

Continue reading …