Home » Search results for: “DASTUURKA”

Maxay Soomaaliya la dagi la’dahay, maxaase u sababa in rajadu maalinba maalinta ka danbaysa siixumaato(Akhri warbixin muhimma)

Comments Off on Maxay Soomaaliya la dagi la’dahay, maxaase u sababa in rajadu maalinba maalinta ka danbaysa siixumaato(Akhri warbixin muhimma)

Waxaa aan kusoo koobayaa jawaabta su-aasha kore Cadaalad darraa u sababba burburka Qarankii Soomaaliyeed, illaa dhanka cadaaladda awoodda la isug geeyana rajadu maalinba maalinta kale waa kasii xumaanaysaa. Fahansanaan la’aan muhiimadda cadaaladda oo loo horseedo bulshadda ayaa sababta in aan la iska qaban kuwa cadaalad daradda sameeya. Tusaale. 1991 Markii marxuum Caydiid iyo kooxdiisii ay […]

Continue reading …

Puntland-observer waa warbaahinta kaliya ee doonaysa in ay Soomaalida indhaha u furto oo wadada saxdaa ay qaadaan Soomaalidu, marka fadlan nala shaqeeya oo nagala qaybqaata shaqadaas (Jazaakumullaah). Halkaan ka eeg Musharax Gablax oo aad ugu soo bandhigay arinka asalkiisa Ujeedada aan maqaaladan usoo diyaarinayno waa in ay shacabku baraarugaan oo ogaadaan, kuwa isle waxbaad sirikartaan […]

Continue reading …

Akhristow dadka badankiisu waxay markiiba u malaynayaan in Dalka Soomaaliya lagu horumarinkaro iyadoo kaabayaal dhaqaale oo wanaagsn loo sameeyo sida (Warshado, wadooyin, Beero, Jaamacado). Hadii aad saas akhristow awal aaminsanayd hadda wixii ka danbeeya ogow in aanu horumarka asalkaa kaa ahayn. Hadaba xagee horumarku ku qarsoonyahay. 1) Cadaalad. 2) Cadaalad 3) Cadaalad. Akhristow Horumarku wuxuu […]

Continue reading …

Dhagayso Afhayeenka Golaha Samatabixinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Comments Off on Dhagayso Afhayeenka Golaha Samatabixinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Xubno ka mid ah Golaha Isbeddeldoonka Puntland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay kaga warameen xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee ka jira deegaanada Puntland. Afhayeenka golaha isbeddeldoonka Puntland Muuse Cali Jaamac oo maanta wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dawlada federaalka Soomaaliya inaysan aqoonsanin in Puntland uu […]

Continue reading …