Home » Search results for: “cadaalad”

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …

Xildhibaanada kasoo jeeda Ceelbarede Yeed iyo Aato: Shirkaan waxaan kaga tashanaynaa mustaqbalkeena inta cadaalad wax lagu qaybsanayo

Comments Off on Xildhibaanada kasoo jeeda Ceelbarede Yeed iyo Aato: Shirkaan waxaan kaga tashanaynaa mustaqbalkeena inta cadaalad wax lagu qaybsanayo
Continue reading …

Waxa ugu muhiimsan ee Madaxwayne ay bulshadiisu ku qaymayso waa sida uu hadba cadaalad ugu hogaamiyo bulshada uu hogaanka u qabtay, waliba Soomaalidu waa kasii xag jiraan oo Soomaalidu waa dadka ay cadaaladdu deeqdo, oo Soomaaliga waxa ugu wayn ee deeqaa waa cadaaad qadarin iyo in aad cadkiisa siisaa cadaaladna wax ugu qaybisaa, waxay Soomaalida […]

Continue reading …

Daawo Beesha Awdal cadaalad darada lagu sameeyay

Comments Off on Daawo Beesha Awdal cadaalad darada lagu sameeyay
Continue reading …

Prof Togane: oo ku tufay siyaasiyiinta Daarood kuwii Cadaaladda darada sameeyay

Comments Off on Prof Togane: oo ku tufay siyaasiyiinta Daarood kuwii Cadaaladda darada sameeyay

Prof Togane oo runta sheega ayaa maanta ku tufay Siyaasiintii Beesha Daarood ee Cadaalad darada sameeyay. Dayuuska Daarood. Adaa Qoslayee Hoos ka dhegeyso [audio:http://somali.raxanreeb.com/wp-content/uploads/sites/3/2014/12/Prof-Togane-oo-eedeeyey-Beesha-Daarood.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso

Continue reading …

Madaxwayne Camay iyo wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji oo labaduba siyaasadooda budhig uga dhigay Cadaaladda (ka daawo PLTV)

Comments Off on Madaxwayne Camay iyo wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji oo labaduba siyaasadooda budhig uga dhigay Cadaaladda (ka daawo PLTV)
Continue reading …

Marka hore aan ku billowno qaabka Xildhibaanada loo qaybsaday iyo cidda dulman. 66 Xildhibaan ee Puntland waxaa loo qaybsaday hab beelleed Gobalaysi ku salaysan. Gobalka Nugaal waxaa la siiyay 10 Xildhibaan, wuxuuna ka koobanyahay Degmooyinka Ayl oo ay Ciisamaxamuud 90% degaan, Burtile oo ay degaan CumarMaxamuud, Awrtable, iyo Ciisa Maxamuud, Degmada Dangorayo oo ay Ciisamaxamuud […]

Continue reading …

Reer Gaalkacyo oo Mashaariicda Un-tu bixiso si cadaalada ugu tartansiisa Shirkadaha u tartama Fulinta Mashaariicda (Daawo)

Comments Off on Reer Gaalkacyo oo Mashaariicda Un-tu bixiso si cadaalada ugu tartansiisa Shirkadaha u tartama Fulinta Mashaariicda (Daawo)

Mashaaric laga fulinayo Gaalkacyo iyo shirkadihii tartanka u galay fulintooda oo maanta la soo bandhigay (Sawirro) Waxaa Maanta Xarunta Dawlada Hoose ee Gaalkacyo lugu Soo Bandhigay Shrkaddo u Tartamay Labo Mashruuc oo laga Fulinayo Gudaha Degmada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. 10 Shirkadood ayaa Soo Tartamay Waxaana Shirkadahaan ay ku Tartamayeen Dhismaha Wadada Durdur ee Xaafaada […]

Continue reading …

Guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa) Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin.

Comments Off on Guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa) Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin.

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah(Somaalimada leh)ku hadleeynaa marka koowaad-Ramadaan Kariim dhammaan Ummada Somaliyeed gudaha iyo debedaba(Raxmaanku barakadda,kheyrka iyo guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa)Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin. Urur ahaan waxaanu si diiran,danta guud ,masiirka qaran […]

Continue reading …

Soomaalidii oo hadda soo fahmaysa muhiimadda Caddaaladda iyo Maqaaladii wacyigalinta cadaaladda la xiriidhay ee Puntlandobserver soo daabacday sanad kahor (Dhageyso)

Comments Off on Soomaalidii oo hadda soo fahmaysa muhiimadda Caddaaladda iyo Maqaaladii wacyigalinta cadaaladda la xiriidhay ee Puntlandobserver soo daabacday sanad kahor (Dhageyso)

Warbaahinta Puntlandobserver oo si mutadawacnimo ah hAwl baddaN u galisay sidii shacabka loo baraarujin lahaa iyadoo dhanka kalena Faaska lasaaro qolooyinka dulmi doonkaa ee waxa dheeraadkaa raadsha, si markaas calaa aqali bal ay isku garawsadaan in ay shacabka dhinic ka raacaan. Hadaba mawaadinkaan Soomaaliyeed ee shalay ka qayb gallay xaflad lagu xusayay maal mihi xoriyadda […]

Continue reading …