Home » Search results for: “Cabdullaahi shire”

G/Sare Cabdullaahi Shire Dool Oo si kumeel gaar ah lowgu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Comments Off on G/Sare Cabdullaahi Shire Dool Oo si kumeel gaar ah lowgu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 127 October 22 2017, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Markuu arkay:- Dastuurka dawladda Puntland. Markuu Tixgeliyey:- Aqoontiisa Iyo KhibradiisaShaqo. Markuu Qiimeeyey:-Talo soo jeedinta Wasiirka Amniga Iyo […]

Continue reading …

Halkaan ka daalaco gabayadii hore ee Cabdullahi Shire

Continue reading …

DIRIRTA HOOG BAAJA(Gabay) Gabaygaan wuxuu soo baxay 14/10/2016 2:44pm waa gabay waano iyo wax sheega (By Cabdullaahi shire yuusuf)

Comments Off on DIRIRTA HOOG BAAJA(Gabay) Gabaygaan wuxuu soo baxay 14/10/2016 2:44pm waa gabay waano iyo wax sheega (By Cabdullaahi shire yuusuf)

DIRIRTA HOOG BAAJA Haaruun ba’ iyo hoogga dhacay, belada yeeraysa Ilaah baan baryaayaa inuuu, naga badbaadshaaye Oo barwaaqo uu nooga dhigo, beledkii fiicnaaye. Bartamaha magaalada ilaa, Buurcad agaheeda Baraxleey Israac iyo Garsoor, labada jeeg-boynti Bitaale iyo Godad iyo Hobyiyo, bariga meeshiisa Barbarkaa galbeed iyo dhulkaas, bogox ku sii aaddan Barta Saaxo taalliyo arlada, baahan lagu […]

Continue reading …

Qormooyinkii hore ee Cabdullaahi shire yuusuf halkaan ka daalaco. GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa ku caan-baxa dawo dhireedda oo qofkuu cudur ku arko durbadiiba geedo uu yaqaan usoo […]

Continue reading …

Siyaasiyiin ku midoobay Madasha {Puntland Focus Group] ayaa soo saarey bayaan ay uga hadlayaan xaaladda hadda ay marayso Puntland. iyadoo baaq u diray Xukuumadda waqtiga uu ka dhamaanayo ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” . Bayaanka oo nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay Warsidaha Garowe Online ayaa waxaa diiradda lagu saarey arrimo dhowr ah, […]

Continue reading …

QABO RAGAAD Gabaygaan la magac baxay qabo ragaad waxaa tirshay Cabdullaahi Shire Yuusuf oo ah arday ka baxay dugsiga sare ee cumar samatar waxaana uu kaga hadlayaa isbedelka ku dhacay dadka soomaalida ah oo uu ugu wacan yahay isdhexgalka bulshooyinka adduunka taasoo loo aanayn karo inuu qodobka ugu weyni uu yahay aaladda internetka. Gabaygaan waxaa […]

Continue reading …

SHIRE YUUSUF AXMED Waxaa jiray gabay ‘Dhurwaayo’ la oran jiray oo Alle ha unaxariistee Shire Yuusuf Axmed (Shire quube)tiriyay gabaygaas niman buu ula jeeday kuwaas oo turjumaado kala duwan loo sameeyay.Gabaygaas hadda mahayo laakiin,kuwa la xiriira aan eegno. Maalin baa Alle ha unaxariistee nin  Sanjab la oran jiray Shire ku yiri: “Shiroow nimankii aad ugabayday […]

Continue reading …

Shire Yuusuf Axmed(ina yuusuf yeey) oo ku magac dheeraa Shire quube,waxaa uu ahaa gabyaa ka mida foolaadda abwaanada Soomaaliyeed.waxa uu ahaa abwaan gaaso-baxay,gole-ka fuul aad mooddo in gabaygu afka ka saarsaaranyahaygaranuuge kara.Waxa uu tiriyay gabayo noolaa aad uculustahay.Nasiib darro! suugaantiisii badankeedii waa luntay laga hayana goos goos bay ubadanyihiin. Aan dhawr gabay kasoo qaadano suugaantiisii. […]

Continue reading …

Guul kale Cabdixakiin Cabdullaahi Camey oo loo doortey Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Comments Off on Guul kale Cabdixakiin Cabdullaahi Camey oo loo doortey Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Xildhibaanada Puntland u doorteen madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxaana uu ku guuleystey codad aad u badan isaga oo heley codad dhan 48 cod, halka musharaxa wareega saddexaad kula tartamaayey uu heley 16 cod. Wareegii labaad waxaa ku harey Madaxweyne kyuxigeenkii hore Gen. Cabdisamad Cali Shire. Musharaxa laga guuleystey Cabdullaahi […]

Continue reading …

Wasiirada Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta –Majeerteen Wabeeneeye Cabdullaahi Ali Xirsi Timacade- Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horuumarinta Reer miyiga- Dhulbahante Jaamac Siyaad Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dolow Wasiirka Amniga & DDR-ta- Warsangali-Dubeys Cabdullaahi Siciid Caarshe- Wasiirka Maaliyada- Majeerteen Cusmaan Maxamuud Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah- Majeerteen Cali Saleeban Abshir Yuusuf Aw […]

Continue reading …
Page 1 of 3123