Home » Search results for: “jubba airways”

Dulmi kasta oo shacabka masaakiintaa ee Soomaalida ku dhaca marka daba gal lagu sameeyo waxaa la soo helaa in uu lug ku leeyahay nin ay Soomaalidu mansabkooda u dhiibteen oo in uu u waardiyeeyo ku aamineen, kuna sharfeen hadduu rabo wasiir ha noqdo. Laakiin waxaa loo badinayaa sababta ay Jubba-airways waxay rabto Puntland uga samayso […]

Continue reading …

Shirkadda Jubba-airways oo 25 sano kabadan U Adeegaysay shacabka Gobolada Puntland Markii Ay Shirkadahii kale isaga Tageen Markii Ay Ganacsi Ahaan is Bixin Waayeen, Laakiin Ay illaa Hadda Jubbaairways U Adkaysatay

Comments Off on Shirkadda Jubba-airways oo 25 sano kabadan U Adeegaysay shacabka Gobolada Puntland Markii Ay Shirkadahii kale isaga Tageen Markii Ay Ganacsi Ahaan is Bixin Waayeen, Laakiin Ay illaa Hadda Jubbaairways U Adkaysatay

Waxaa qoraal P/O soo gaarsiiyay maamulka shirkadda Jubba-Airways oo cabasho ka muujiyay qoraal aan ku daabacnay P/O. Bil xaqiiqiyan Shirkadda Jubba-airways waxay shacabka Soomaaliyeed u samaysay adeegyo dahabiya xilli aad lowgu baahnaa. Hase yeeshee qoraalka aan Puntlandobserver ku daabacnay waa mid talo soo jeedin in ay si cadaalada umadda ugu adeegaan maadaama ay hayaan hawshii […]

Continue reading …

Dubai Iyo Boosaaso oo laba saac loo kala socdo ayay Jubba-airways shacabka ka qaadaysaa 800$, hoos ka eeg masawirka aan maanta kasoo qaadnay webka Jubba-airways. Waxaana is waydiin mudan maxay madaxda Puntland arrinkaas uga aamuseen, waxaana jira shaki sheegaya in uu jiro laaluush u dhexeeya Madaxda iyo Jubba-airways. Hoos ka akhri qormooyin hore oo arrinkaas […]

Continue reading …

Bismillah. Illaahow mar un xaqa natus, waxaaad moodaa Soomaalidii in ay meelkasta oo aad u dhaqaaqdo wax isdaba marin iyo cadaalad iyo xaqdaro, iyo xoolo xaareemeed cunid ay lataaganyihiin, hadana ay buux dhaafinayaan Masaajidadda. Diyaaradda badanaa waxaa ay ku xisaabtantaa si ay faa-iido u samayso, Dhistansiga ama dhererka meesha ay usocoto, waayo waxay eegaysaa Baasinka […]

Continue reading …

Yaa kala Qaybsada 4000$ Ee laga Qaado Dadka Masaakiintaa Ee Soomaalida ee Xajka Taga

Comments Off on Yaa kala Qaybsada 4000$ Ee laga Qaado Dadka Masaakiintaa Ee Soomaalida ee Xajka Taga

Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu qaalisan dunida ee xujey ay bixiso. Arrintan oo gaartay Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa weliya in Soomaalida xajineysa ay yihiin kuwa ugu adeeg liita marka la goojo xaramka, haddana dabagal ay warbaahintu ku sameysay […]

Continue reading …

Waxaa goor dhawayd ciidamada Puntland ee PIS-tu magaalada Gaalkacyo bartamaheeda ku qabteen nin ka tirsan ururka Alshabaab oo ay horey ciidanka Booliska Puntland u raadinayeen. Ninkan ayaa magaalada Gaalkacyo laga yiqiinay wuxuuna ahaan jiray nin ka ganacsada Kaluunka, wuxuuna kaluunka ka keeni jiray Dhinawda oo ah magaalo yar oo ka tirsan Degmada Jariiban oo xeebta […]

Continue reading …

Waxaa ay shirkadda Shabelle Air hirgallisay duulimaad suurtagalliyay in loo kala goosho imaaraadka iyo Boosaaso 2 saac oo qura. Qurba joogta Soomaalida ayaa haddii ay helilahayd duulimaad qiima jaban oo imaaraadka iyo Soomaaliya ah waxay kusoo dhiiran lahaayeen in ay si joogto ah u yimaadaan Soomaaliya. Waxaa lasaadaalinyaa in qiimuhu noqdo illaa 250$ taasi oo […]

Continue reading …

Xog Khidmadda Ay Shirkadaha Dp-World (Berbera-Boosaaso) Iyo Turkigu(Muqdisho) ka Qaataan Neef Kasta (Maxaase Ka Jira In Siilaanyo 8% La Siinayo Tan Berbera)

Comments Off on Xog Khidmadda Ay Shirkadaha Dp-World (Berbera-Boosaaso) Iyo Turkigu(Muqdisho) ka Qaataan Neef Kasta (Maxaase Ka Jira In Siilaanyo 8% La Siinayo Tan Berbera)

Maalmahaan waxay Soomaalidu aad ugu soo baraarugeen hal mar in dalkii uunan gacan ugu jirrin, oo waxwalba ay shirkado ajaaniba la wareegeen. Dhegeyso Agaasimaha Wasaarada dekedaha iyo Gaadiidka badda Puntland Cabdimajiid Samatar Jaafaan oo ka warbixiyay khidmadda ay dp-World kusoo kordhisay Dekadda Boosaaso. Shaxdaan hoose waa kirada doonyaha alaabaha kasoo rara Dubai iyo Cummaan, lacagta […]

Continue reading …

Dadka Soomaalidaa oo intii ay dawlad la’aanta noqdeen, ay cidwalba wixii ay ka dhici karto ka dhacdo, ayaa waxay soo baraarugaan 20 sano kadib, mana ahan dad markiiba diida wixii dulmiya, iyo wixii wada. Aduunka kale oo dhan waxay horumar ku gaareen waa ay diidaan 10 cent oo dulmiya, xitaa dad baa u dhinta waayo […]

Continue reading …